Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

War breaks out between Xisbul Islam and Al Shabab militias in northern Mogadishu!

Recommended Posts

War deg deg ah: dagaal culus oo Muqdisho ku dhexmaraya Alshabaab iyo Xisbul islaam

Wed, 10/14/2009 - 16:21

 

Dagaal xoogan oo u dhexeeya Ciidamo kala taabacsan Alshabaab iyo Xisbul islaam ayaa daqiiqado yar ka hor ka bilowday dhanka Waqooyi ee magaalada Muqdisho.

 

Ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka oo uu horkacayo Axmad Laashin ayaa weerar ku qaaday saldhiga degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir oo mudooyinka dambe gacanta Alshabaabka ku jiray.

 

Xoogaga Alshabaab ee gacanta ku hayay saldhiga degmada Yaaqshiid ayaa waxaa hogaaminayo Kabu ku Tukade oo hogaanka ciidamada ee Alshabaabka ka tirsan.

 

Dhinacyada dagaalku u dhexeeyo ayaa la xaqiijiyay in qasaaro lixaad leh uu soo gaaray waloow ay adag tahay in la helo baaxada qasaarahaas uu la eg yahay dagaalka oo weli socda dartiis.

 

Dagaalkan ayaa imaanaya xili colaad baahday oo faraha ka baxday ay u dhexeeyso Xisbul islaam iyo Alshabaab, waxaana xusid mudan in saldhiga degmada Yaaqshiid ay Alshabaabku horay uga fara maroojiyeen Xisbul islaam.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

now what was that famous maah-maah? Something along the lines - labadii xaaraan ku heshiiso, xaqqa bay ku diriraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Sacad & co. Source please!

 

Warka iska hubiya bal horta!

 

Waa la dagaalaa waana la heshiiyaaye, dagaalkooda hadda ee dhexdooda ma wuxuu ku tusaa inay qaldanyihiin?.

 

Hadaad tiraahdo "Haa", waxaan ku leeyahay waa runtaa, laakiin yaan qaldamin?, annagoo dagaalkeennu ku egyahay keyboard-ka aa xad-gudubkeenna dhexdeenna laga yaabanyahaye, ninkii NAAR holcaysa ku hubeysan ka warran?.

 

Adinka lee waaye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by General Duke:

^^^Its the Arafat Cimamad wearing group thats wrong. The Osama red wearing group are good. The length of beard is also a factor. ******.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

WARDEG DEG: Dagaal culus oo goor dhow ka bilowday agagaarka Saldhiga Yaaqshiid

http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=1577

Dagaal culus oo la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa goor dhow ka bilowday Saldhiga Yaaqshiid, kaasoo u dhaxeeya Xisbul Islaam iyo Xarakada Alshabaab oo ku loolamaya gacan ku heynta Saldhiga.

 

Wararka ay heleyso shabakada jowhar.com ayaa tilmaamaya in dagaalka uu ka dambeeyay markii weerar ay ku soo qaadeen Saldhiga ciidamo hubeysan oo Xisbul Islaam ka tirsan kuwaasoo uu watay ninka lagu magacaabo Axmed Laashin oo horay lagala wareeegay Saldhiga.

 

Dagaalka ayaa geystay qasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac,oo labada dhinac soo kala gaaray, kaasoo aan laheyn tirada rasmiga ee ku dhaawacyada iyo dhimashada.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka Shabaab laga saaray laga saaray Saldhiga Yaaqshiid oo maalmo kahor la wareegeen,waxaana wali ka socota hareeraha saldhiga rasaas xoog badan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xaq   

Somalia: Islamists fight in Mogadishu

http://www.mareeg.com/fidsan.php?sid=13996&tirsan=3

MOGADISHU (Mareeg)—Al Shabaab and Hizbul Islam rebels fought for the first time between them in Yaqshid district in Mogadishu overnight, witnesses say.

 

 

 

Residents say the fighting started after Hizbul Islam rebels attacked Yaqshid police station, where al Shabaab militias are based.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this