Sign in to follow this  
Fiqikhayre

The real reason for the UWSLF surrender and the soon surrender of the ONLF

Recommended Posts

War heedhe arrinka maxaa cirka ku laaley.

may ONLF sida qolada walaahood ee NFD oo kale yeelaan, kuwaasi(NFD) maanta annagana waxbay na taraan iyaguna ALXAMDULLILLAAHI bay joogaan.

mise from born to death we invoke to be under colony and never putting down better strategy to achieve your objective. (haddaad waxaad jeceshahay weydid waxaad ka badin weydid baa la yeelaa).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Adiguba is weydii, dadku waa isku dadkii uun, labada administration baa kala duwan, midkan Ethiopia waa col, oo nacayb qoto dheer baa na dhex yaal, ilaa hadda ayuu socdaa, wuuna socon doonaa....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Damarsame, waa nin qalbi fiican laakin uma bilawna wax badan oo xaalada gobolkaas ah. Intay ku qufuleen quful made in china ah oo three-circle ah ooy ku qoran tahay 'maa si nabadgalyo ah wax lagu raadsado' ayey furihii tuureen! :D

 

adminstartion, iyo torture iyo dhibaatada dadka haysata iyo sida nabadgalyo wax loogu raadiyo umba biloowna walaalkeen.

 

Xabadda dhacaysa inay tahay ta nabad lagu raadiyo miyuuna ogeyn?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

I remember when this tribalsheikh Khaliif used to post Quranic Ayat in support of "Emirul Muslimeen" Abdullahi Yusuf and Meles Zenawi's invasion of Somalia. Now I understand why: the guy is a proud Ethiopian citizen. Disgraceful to say the least!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Khaliif Shiikh aka Aw Muuse is an unrepentent tribalist for whom clan is above anything. As such, his utternaces ceased to make any sense long time ago. It is only my brother Ferguson who graces Khaliif's desperate and cheap talks with some responses. He has become so pointless that he now calls Ina-Iley -Mudane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Damarsame, waa nin qalbi fiican laakin uma bilawna wax badan oo xaalada gobolkaas ah. Intay ku qufuleen quful made in china ah oo three-circle ah ooy ku qoran tahay 'maa si nabadgalyo ah wax lagu raadsado' ayey furihii tuureen!
:D

 

adminstartion, iyo torture iyo dhibaatada dadka haysata iyo sida nabadgalyo wax loogu raadiyo umba biloowna walaalkeen.

 

Xabadda dhacaysa inay tahay ta nabad lagu raadiyo miyuuna ogeyn?

:D:D:D wallaah ma saas baa iyadaba aynu u deyno maka :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Haa waa saa Dambarsame. ONLF took the guns to stop injustices and killing of its citizens. Just like the TPLF did some decades ago. Once you do that, pain is to follow. Like the massacre of Hawzeen where thousands of Tigraians were massacered in a village by Ethiopian Jets. But the TPLF didn't say the villagers were killed, let us sign a peace deal. That is a betrayal of the cause you claim to champion for. That is betrayl of the trust of the people who are behind you, and who want you to pursue the struggle.

 

To date, the Oga.den community is giving millions to ONLF, while the daily killings are going ahead. It is not because we have some kind of macabre fascination with blood and displacement. it is because we believe it is a price we need to pay for a sustainable peace. And you don't get that by begging or surrendering in the context of Africa.

 

And in case you are a fan of the 'pen is mightier than sword' metonymic adage, there is one critical qualifying line that is left out of Bulwer-Lytton's otherwise timeless expression. What he said was " Beneath the rule of men entirely great, the pen is mightier than the sword." To miss the qualifying line is to take the wrong presumption that Meles will listen to the plight of the oppressed people of the Oga.den, because he is great! And all his actions, including the mass killings of children who protested against his party's election theft in 2005 doesn't show a picture of someone who have ears for words or pen.

 

The current struggle is about makiing him get those ears. It is only then we will talk about what deal is on the table and what priorities we should persue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marna Khaliif Shiikh marna Aw Muuse - waryaahee nimankaad magac iyo bah disha kuwadiid ka daa - nacalad baa shaydanka ku taal e.

 

ninbaa horey u yiri - magacaa bayaye ma adiga ila ********* ah. :D

 

ONLF waa nimaan u dagaalamaya xaq - haddii aadan u awoodin in aad la garab istaagto hiil iyo hub - ugu yaaran afkaaga ka xir. balse waad u fasaxan tahay in aad la gurguranto A&T iyo Ferguson.

 

Taasi waa iga talo - taladana waa la'isku leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Wadaad hawsha lagu yaqaano waa dadkoo uu baro diinta. Garaad waxaa lagu yaqaanaa maareynta arrimaha bulshada. Ganacsato waxaa lagu yaqaanaa abuuris dhaqaale. Jabhadna waxaa lagu yaqaanaa baadi-doonka gobanima maqan iyo u-beer-dhigida gumeystaha.

 

Dhibaato waxey dhici kolkii hawlaha lakala leeyahay lakala garan wayo ama qolo hawsheeda midaan ahayn ay fara la gasho.

 

Al-Itixaad iyagoo fara wadaad oo jilicsan leh ayey yidhaahdeen waanu jabhadeyn. Wadaad-nimadiina ka tage, jabhadeyntiina u adkeysan waaye ileen waa arin aan looxa loogu dhigine. Waxey hawl ka dhigteen been aan geed loogu soo gabanin iyo xishood la'aan qaawan.

War maxaad isu dhiibteen kolkii la yidhaahdo? jawaabtoodu waa JWXO-ba wadahalbaa u socda kolka waanu ka hormareynay! Wadaad iyo waxii lagu yaqaanay (oo maseyr ah) uun iga dheh.

 

Waxey soo wadaan in haddii la weydiiyo tukashada salaada ay yidhaadaan JWXO ma tukatay iyo goormey tukatay. Wadaad waxaa lagu yaqaanay haween lagu agmeero iyo hanti la dhowrteysto--waana labada Itixaad iyo kuwa la midka ah ay dhaafi la'yihiin.

 

Dhibku waa odhaadii ahayd: "dameer fardo la daaqay faras buu is-moodaa". Itixaad hawshoodu waxey noqotay iney JWXO isku dheerariyaa. Taas qudhigeedii ayey ku guuldareysteen oo wakuwaa Meles Zinaawi iyo Woyane salaada ku xidhay meeshey JWXO bidhaansan lahaayeen.

 

Caku Ibrahiim iyo Nashaad-ow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waa tahaye waadaad fara jeleec ayaa lagu yaqaanaaye orodoo koonfurta Sooamaliya tag walee in indhaha laguu furi. Itoobiya nin xabad dhab ah ku rida waxaa u danbeeyay wadaad, onlf waxay duurka isla daba wareegeen malayshiyaad soomaali ah oo waliba maydkooda soo sawira, waxaa kale oo ay ku fiican yahiin inay maamul dagmo oo fara maran inta jidka u galaan laayaan sida kii Dhanaan.

 

Xero ciidan oo magala wayn ku taala lana weeraro waxaa u danbaysay Itixaad, Jaajuus gurigiisa lagu dilo waxaa u danbeeyay Itixaad, Axmaar duhur cad maqaaxi lagu dhex dilo waxaa u danbeeyay Itixaad.

 

Isdhiibid waxaa lagu yaqaan ONLF oo maalin walba nin golaheeda dhexe ku jirayi jigjiga tagayaa kadibna lasoo galiyaa Cakaaranews isagoo ka sheekeenaya siro badan oo onlf lahayd.

 

Tan aad tiri wadaadadu naagahay ku ag wareegaan waxaan filayaa hadaan nin tahay inaad naag ka caaganayn, ninkii ka caagan dumarna bal farta ha taago aan aragnee, marka dumar jacaylku raganimo iyo xiniiyo ayuu daliil u yahay.

:D , Ferguson, tut, tut, tut.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Feguson,

 

waad gefeysaa awoowe. Itixaad waagii labaatan jirka ahaa wuxuu sameyneyey baa adiga hadda kula fiican oo kula xiisa badan.

 

hadda itixaadku waa waalid, waa khabiir, waa tii salaan carabeyey'e,

 

nin labaatan buuxsadey adduun waa lagdamaayaane,

lixdan labiyo toban baan dulmaray waana la hubaaye'e,

haddaan anigu lawfari aqiin haatan lawlabeyey'e

 

wixii suura gali karaba waa lagu dayaa, hadafku maaha inaad amxaaro ka adkaato, hadafku waa inaad masiirkaaga yeelato. muhiim maaha inaad guusha maanta hesho, caqligaasi waa kan alshabaab lumiyey. arrintu geesinimo iyo xiniinyo taabasho maaha, mana aha aano iyo ficil dirir. waa wax ka weyn. inta sheekh ibraahim hadda sameeyey, nacasnimo iyo khalad midna maaha, waa isku day. hadduu guulaysto adaa u aayaya, hadduu fashilmana, kuwa ku xiga baa ka leexanaya oo iska jiraya.

 

waaba intaase maad wac-wacda sheekha ka deysid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Waxyaalo aan hadal u baahnayn baa jira ,,,, someone felt like supporting an admin and the only thing he could find was those thugs ....
;)

Saakaan shaah caddays ah cabbayey, ku mee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Xiinto,

 

howlaha la kala leeyahay ha la garto ma gafbaa? Itixaad 20 jirkooda kutub ayuu akhrin jiray. Khabiir iyo waalidnimada ha u istic maalaan shaqada ku haboon iyo diiinta oo la faafiyo. Itixaad sadex jeer ayey is dhiibeen. Laba goor qowrac ayaa dhagta dhiig loo daray. Markii sadaxaad xadhkihii lagu xidhi lahaa yey xusulada ku sitaan. Waxaan niyad jab ka ahayna ma soo wadaan.

 

 

Wadaad maseyr ma daayo, sidaas maadeey , Wiil waalna waa kii lahaa,

 

 

Galiilyada i haysee hurdada gama'a ii diidday

Gulad iyo gacmaba waa qabnaa lagu wax goostaaye

Gaashaanka dhiiga ah warmaha la isla gaafaayo

Goormaan ku ciilbixi tashiga yaan la gaarsirine

 

Sharaf dhac ka weyn ma leh wadaad dastuurka Atobiya qaatay. Shacabka ooy la heshiiyaan ayaa dhaanta. Shacabku waa ONLF. Hadafka ONLF waxuu ka turjumaa rabitaanka shacabka. Itobiya qawmiyad kasta ha xukuntee waa inay ogolaato xaqqa aaya-ka-tashiga (Right of Self Detrmination) loona soo halgamay tan iyo markii uu Minilik ku guulaystay inuu qabsado Harar. Shacabka ayaa leh xaqaas. Shacabka ayaana u soo halgamay oo u huray dhiigooda qaaliga. Mana jiro qof siyaasi ah ama wadaad ah oo ka xayuubin kara xaqaas. Itixaad iyo mamulka killilka heshiis lama ahan shacabka Ogadeenya, masiirkoodana marqudha kama taliyaan.

 

Ibrahim Dheere waa laguu yaqaan, ka shaqsi ahaan, waxaa looga bartay ama uu faafin jiray diinta wuxuuna ahaa nin wadaad ah oo dhamaan dadku wada tixgaliyaan waxaana aad loogu xasuustaa intii uu Maraykanka joogay wanaagiii uu umadda Soomaaliyeed u soo qabtay oo cajaladihii maxaadarooyinka ahaa ee uu duubay ilaa hadda dadku dhagaystaan arintaas oo qofwalba oo Muslim ah uu Ibrahim u hayo kuna tixgalinayo fidinta diinta taas oo ah arin aad u wanaagsan qofkii ku taagan.

 

Arintaas kor ku xusan waxa badashay in uu Ibrahim noqday qof siyaadad galay isla markaasna qowl lagu aamino aan lahayn ama lagu tilmaami karo isbadbadal sida uu u dhaqmayo wuxuu horaan Ibrahim dadbadan oo uu dibada ama PalTalk kula hadlay sheegay qodobadan:

 

1. In ay ONLF isaga kula dagaalamayso gudaha una diidantahay in ay jogaan dhulka Ogadeenya.

2. In uu ka codsaday madaxda ONLF in ay wada hadlaan.

3. In uu diyaar u yahay wax walba oo lagu xalin karo ama lagu soo afjari karo dagaalka uu sheegay in uu u dhexeeyo iyaga iyo ONLF.

4. In uu ka codsaday in loo daayo faafinta diinta ONLF-na ay ka diiday.

 

Arimahaas oo dhan oo markii loo kuur galay waxba kama jiraan noqday ayuu Ibrahim meelobadan kaga shekeeyay waliba sanad walba oo uu xajka tago oo kulanka Ururkooda ku beegan xajka uu xujayda ka kala yimid aduunka ugu sheekeeyn jiray waxaas iyo waxyaalo kale oo dhamaantood uu ku eedaynayo ONLF mana ahayn wax laga filayay nin lagu bartay wanaag iyo daacinimo in uu ku dhaqaaqo isla markaasna uu noqdo nin caadaysta waxa xun ee aan diinta islaamku banaynin waxaana xaqiiqo ah hadiiba uu jiro dhib u dhexeeya ONLF iyo Ibraahim Dheere in uunan ka haldku saxmaynin inta uu Ibrahim sidaas u dhaqmayo gaashaan buurna uu ka dhiganayo rag ONLF dambi ay galeen looga saaray, kililka iyo Wayanaha oo ku hawlan in ay bur-buriyaan halganka.

 

Waxaa soo ifbaxday wixii Ibrahim umadu ku taqaanay wax ka duwan in uu jeebka ku wato oo labada qof ee uu lahadlo in uu qofba hadal u sheegi arintaas oo runtii ah ayaandaro waliba wuxuu baryahan dambe bilaabay in uu Ururka ONLF ku tilmaamo in ay yihiin gaalo iwm.

 

Waxayse ceebtii ugu wayneed dhacday markii uu dhowrkii wadaad iyo wiilashii Itixaad ee meelahaas wareegi jiray uu yiri gadhka xiirtoo Godey aada.

 

Sheekha wac-wac kuma hayno. Siyaasi aan kalsoonida shacabka haysan weeyi. Wuxuuna ahayn marnaba ka sheegi mayno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this