Sign in to follow this  
Fiqikhayre

PM Sharmarke arrives in London

Recommended Posts

Raisal wasaare Sharmarke oo soo gaaray magaalada London.

 

 

London (WNT)-Raisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wadfi oo uu hogaaminayo oo ka socda DF ayaa goor dhoweyd ee maanta soo gaaray xarunta dalka Ingiriiska ee magaalada London.

 

Sharmaraake iyo wafdigiisa oo ka soo kicitimay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa horay loo shaaciyey inuu soo gaari doona dalka Ingiriiska walow aan weli dhab loo qeexin waxaa uu ka salaysan yahay safiirkiisu.

 

Waxaa jira warar soo baxaya oo sheegay inuu casuumaad ka helay dawlada Ingiriiska halka waraka kale ay sheegayaan inay ku lan dalka Ingiiska ku qaadan doonaan hay’aha deeq bixiya.

 

Booqshada R/wasaaraha ayaa la sheegay inay qaadan doonto muddo 3cisho ah waxaana uu kullan la yeelan doonaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Ingiriiska.

 

Wixii kale warar oo dheeraad ee ka soo baxa booqashada Sharma’arke kala soco wararkayaga dambe.

 

Abdirazak Yassin Caanogeel

 

Waayaha.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

R/Wasaaraha DFKM Dr. Cumar Cabdirashiid iyo wafdi la socda oo soo gaaray magaalada London.

 

Posted to the Web Oct 26, 17:22

 

London:-Waxaa maanta magaalada London ee cariga ingiriiska safar shaqo ku soo gaaray goor danbe oo maanta ah wafdi sare oo uu hogaaminayo Raiisul wasaaraha DFKM Dr.Omar A. A. Sharmarke oo ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukuumadiisa.

 

Inta uu joogo Raisulwasaaraha DFKM magaalada London ee cariga ingriiska ayaa waxaa la filayaa in uu kulamo la yeesho masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowlada Britain oo uu ugu horeeyo, Priminsiterka Britain Mr. Gordon Brown, iyo xubno ka tirsan wasaarada arrimaha dibada sida wasiirka arrimaha didbada David Milband.

 

Sidoo kale wax uu Raisul wasaaruhu DFKM Dr. Cumar Cabdirashiid Cali uu kulamo kala yeelan doonaa arrimaha Soomalia xubno iyo hay'ado caalami ah oo daneeya arrimaha dalka Soomaalia.

 

Raiisulwasaaraha DFKM Sharmarke wuxuu sidoo kale La hadli doonaa MAALINTA ARBACADA AH jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool UK, oo xaflad soo dhoweyn ah ugu qaban doona magaalada London hoolka caanka ah ee Freinds House London.

 

Ahmed Elyas

London

Share this post


Link to post
Share on other sites

If you want to meet the PM, you can do so at Friendshouse, which is directly opposite Euston station north-west London in which the PM will give a public address/speech to the Somali community this coming Wednesday evening inshallaah.

 

For further details and instructions on how to get there you can view here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jibreel   

^^Many men before him came to UK to give speeches.They lied as he would lie on wednesday. The same people that have endured to listen to the previous lies will again go and listen to him; they will also come to listen to the ones that shall come after him. The barren trail is long and unfortunately,people never learn.

 

Why are you sending us to that lier of a man,Sakhar?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Jibreel:

^^Many men before him came to UK to give speeches.They lied as he would lie on wednesday. The same people that have endured to listen to the previous lies will again go and listen to him; they will also come to listen to the ones that shall come after him. The barren trail is long and unfortunately,people never learn.

 

Why are you sending us to that lier of a man,Sakhar?

From the man who is actually lying now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jibreel   

Originally posted by Juje:

From the man who is actually
lying
now. [/QB]

Perhaps you suffer from a voluntary case of memory loss if you deny that many other officials came and spoke and many shall come and that the said barren trail shall not end.

 

So u accuse Jibreel of lying?My friend,Jibreel sleeps knowing that he is clean from the innocent's blood in the hands of the men you so humbly are devoted to. Whereas,you live in a lie,whereas you lie to yourself and whereas everything you stand for in the realms of political perception is nothing but a lie.That my friend,is a curse.

 

Perhaps it is never too late for you;embrace the truth!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this