Sign in to follow this  
General Duke

PDF conference a success: US Senator, MN Speaker, UNPOS officials attend: PICS

Recommended Posts

^^^They are doing a good job, its a start they already have more than 8 chapters and the next meeting will be held in London UK.

 

The presentations where really good specially Mr Ismael Geeldons, and Minister Jimaale's.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

SHIRKII GOLAHA QURBAJOOGTA PUNTLAND EE MINNEAPOLIS OO SI HABSAMI LEH U SOO AFMEERMAY

 

Warbixintii Isse A. Awjama

October 12, 2009

 

Minneapolis: Shir Sanadlihii 2aad ee Golaha Qurbajoogta Puntland ay soo qabanqaabiyeen oo maalmahan ka soconayay Hoteelka RAMADA Plaza magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ayaa si wanaagsan ku dhamaaday.

 

Shirkan ayaa waxaa ka qeybqaadanayey dhamaan Jaaliyadda Puntland, aqoonyahano kakala yimi Maraykanka, Canada Yurub, iyo meelo kale. Waxaa shirkan lagu casuumay aqoonyahano reer Puntland ah iyo waliba ku shisheeye si ay u falanqeeyaan xaaladaha caafimaad, waxbarsho, dhaqaale iyo waliba horumarinta Bulshada reer Puntland.

 

Waxaa sidoo kale lagu casuumay Mas'uuliyiinta Statekan Minnesota sida Senator Amy Klobuchar, Afhayeenka Aqalkan Minnesota Margaret Kelliher, iyo mas'uuliyiin kale oo ka socday IOMta iyo Waliba Qaramada Midoobay oo iyaguna meesha ka sheegay qorshe ay wada wadaan IOMta iyo UNDP oo ah dadka aqoonta leh laug celiyo dalka si ay wax ugu qabtaan dadkoodi.

 

Waxaa qudbado iyo doodo fara badan laga sameeyay horumarinta xagga dhaqaalaha iyo Bulshada oo ay Proff. Abdiweli, Ali Fatah iyo farjac ay wax sheegeen.

 

Farjac, Prof. Abdiweli, Ali Fatah, iyo Mohamed

IMG_1153_1.JPG

 

Dhinaca Federalka ama Federalismka Waxaa qudbad aad iyo aad u qiimo badan ka jeediyay Ismail Ali Ismail Geeldoon oo ah qabiir ka soo shaqeeyay Somalia iyo weliba wadamo badan oo Afrikan. Qudbada Geeldoon ayaa waxay noqotay mid soo jiidatay dhamaan dadkii ka soo qeybgalay meesha sida Senator Amy oo markii ay istaagtay kadib xustay sida Mr Geeldon ukala dhig dhigay arimaha uu ka hadlayay.

Ismail A. Geeldoon

IMG_1187_1.JPG

 

 Senator Amy la hadlaysa Mr Geildon

IMG_1198_1.JPG

 

Iyadoo ay sanadkii labaad ay tahay kulankan ay soo qabanqabiyeen PDF, ayaa waxaa durbaba ka arkaysaa sida ay qurbajoogta reer Puntland uga go'antahay in ay isbedel muuqda ka sameeyaan deegaanada Puntland. Isbedelkan ayaa waxa la rumeysanyahay in uu ka iman karo doodaha ceynkan oo kale oo ay aqoonyanada reer Puntland isugu yimaadan kana doodaan sida saxda ah ee wax looga bedeli karo. Walow ay ifafaalo fiican ka muuqato deegaanada Puntland taasoo aamaanteeda ay wada leeyahay Madaxweyne Faroole iyo Wasiirkiisa 1aad Ee General Ilka jiir.

 

Daawo Sawirada Kale ee Puntland Diaspora Forum

 

IMG_1193.JPG

 

IMG_1167_2.JPG

 

IMG_1212_1.JPG

 

IMG_1215_1.JPG

 

Source: DhaharOnline

Share this post


Link to post
Share on other sites

When I saw PDF, I thought the thread was about PDF files and stuff, but it would've been more suitable if they called the organisation PTF (Puntland Tolka Forum) :D , anyway good luck to them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirka oo habsami u socda, I like it. Now we need some action items out of the conference such:

 

1) Education and infracture development such as diging wells, water basins, major water dams to fight drought. How about each person donating the cost of one cup of coffee ie $2 strickly for humanitarian activities.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Yes the puntland diaspora agenda is good and puntland is going through a reformative age. The age i like to term "educated" era.

 

These positive steps taken by the puntland diaspora forum is excellent and is purely developmental, governance, and re-building policies.

 

They need to stay out of politics and bickering for political candidates because this will diminish their standing within the puntland community.

 

So far so good and these agenda being used need to be taken note of puntland leader, i foresee a future where the puntland diaspora lobby will have a huge lobby and interest stake in puntland and will be able to guide the government into the right path. It is another a check and balance to keep the government honest.

 

Anyways like i said untill I watch the whole video and hear the finer details, I won't comment on it as much.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by MoonLight1:

[QB When I saw PDF, I thought the thread was about PDF files and stuff, but it would've been more suitable if they called the organisation PTF
(Puntland Tolka Forum)
:D
,
anyway good luck to them. [/QB]

Moonlight, why are you drifting yourself into a corner. Isn't PL part of Somalia and hence its meetings for peace democracy and development important for Somalia?

It's a region whose forums every Somali is entitled to have a say, not only tolka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

lol@ Moonlight, walaahi anba saasaan mooday, meeshaan qabiil waa ka mamnuuc aa la yiri, nimankaanna si dadban ayey u soo geliyeen.

 

Nassir, hadey saa sheegeysid run tahay maxaa adi, General Duke & Cawke oo tolka eh noogu Post-gareyseen? sug bal aan signature-kaaga fiiriyee- kor u bax- waa roontahay laakiin Xadiiskaas waa fabricated aa la yiriye iska jir!waxaana laga dhedheminaa, Jihaad-diid!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Peacenow   

I'm very impressed with the Puntlanders in America. They seem decent and civilised. What a dfference to the low class thugs you find in UK.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Peacenow, u r impressed coz they had a US senator!

whats with the P/landers in UK?

 

how many Christians r on Benefit in Italy?

 

if u r entitled u claim for it, its not abt religion

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. The dude is from the Bakaro and he is claiming some people here are clanist?

 

Adeer, you only got angry because you saw, people discussing their issues in a civilised manner without resorting to madness.

 

Now go and jump of a cliff lad. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

General Duke, is deji sxb, Bakaaro dhul Soomaaliyeed maaha?, cuqdada iska saar! ani qabiileysi & goboleysi-ba lid baan ku ahay, ee adi waxaad ka keento aan aragno!

 

Kan aan nagu diinta ahayn ee idin kala qob-qobaaya ma u jawaabaysid? mise sida carabtu tiraah waaye: "waraa'al akkamah maa waraa'ahaa"?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this