Sign in to follow this  
Maaddeey

Ahlusunta: 'Heshiskii Dawlada wa burburay' iyado la siiyey taliye kuxigeen ciidan!

Recommended Posts

waa yaab tani cay mooyee wax kale waa daysey!!

 

Maaddeey, Adigu Alshabaab iyo xisbul Islaam kee la jirtaa. due to hidden factors Xisbul-islaam malahayga

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Peace Action:

Ahlusunta! Ma aragtay markaasu isku sheegay wadaad. Magaca wadaad Solbuu ku bakhtiyey.

I will have you know that it was I who coined the Ahlusunta phrase. :D

 

Warya, deal with what he says and stop this witch hunt. You're better than sheeko ciyaalkan saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Mas'uuliyiinta ugu sareysa Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa kulan aan loo kala kicin ku leh Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobolka G/gaduud, iyadoo saacadihii u dambeeyay laga dareemay dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed.

 

Wafdigii Ahlu Sunah ka qeyb galay wada hadaladii Muqdisho ayaa Mas'uuliyiinta ugu sareysa uga warbixinaya wada hadaladii taaba galay, oo xubnaha Wafdiga ku sheegeen inuu gaba gaboobay wajigii labaad ee wada hadalada.

 

Gudoomiyaha Golaha Fulinta Ahlu Sunah Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa Hogaanka Ahlu Sunah ka dhaadhicinaya hadafka guud ee uu leeyahay heshiiskaas, kadib markii Gudoomiyaha guud ee Ahlu Sunah Macalin Maxamuud uu ku dhawaaqay inuu bur buray wada hadalkii Dowladda.

 

Inkastoo aan wali wax war ah laga soo saarin natiijooyinka ka soo baxay kulamada, hadana warar ku dhow dhow Mas'uuliyiinta Ahlu Sunah ayaa sheegaya in ay jirto cadaadis Beesha caalamka ku saareyso Ahlu Sunah in aanay heshiiskaas bur burin.

 

Mas'uuliyiinta Ahlu Sunah ayaa ku kala aragti duwan xubanaha ay u kala doonayaan in Wasiir ugu matalo Dowladda KMG, waxaana ay kala wataan shaqsiyaad gaar ah.

 

Liis la sheegay inuu gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Fulinta Ahlu Sunah ayaa waxaa ka hor yimid Gudoomiyaha Guud ee Ahlu Sunah Macalin Maxamuud oo si cad u diiday shaqsiyaad uu sheegay in magaca Ahlu Sunah xil ku qaadan karin.

 

Hoyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Jowharcom@hotmail.com

Jowharcom@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ahlusunna Waljameeca oo sheegtay in uusan jirin Heshiis ay la galeen Dowladda KMG ee Soomaaliya.- 10 May 2010

waxaa la daabacay Mon 10 May 2010 08: 55: 49

Muqdisho: Sheekh C/Qaadir Soomow oo ka mid ah xubnaha sarsare ee ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa ka digay in culimada Soomaaliyeed qeyb qeyb laga dhigo, si loo geliyo tafaraaruq iyo inay kala tagaan, isagoo si gaar ah farta ugu fiiqay mid ka mid ah wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya, sida Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Jeneraal Gabre oo uu ku sheegay inay u soo tafa xeyteen sidii ay u kala qeyb qeybin lahaayeen culimadda Ahlusunna Waljamaaca, waxaana uu ugu baaqay guud ahaan culimadda Soomaaliyeed in ay ka feejignaadaan arimahaasi.

“Aniga ma ogi meel ay ku dagalameen Culimadda Ahlusunna Waljamaaca iyo dowladda KMG Soomaaliya, mana jirto wax heshiis ah oo aan la galayno dowladda KMG” ayuu yiri Sheekh C/qaadir Soomow oo sheegay inay ka fiirsanaayaan heshiiskii ay ku wada saxiixeen magaalada Addis Ababba ee dalka Itoobiya dowladda iyo Ahlusunna Waljamaaca.

 

Sidoo kale Sheekh C/qaadir Soomow waxa uu sheegay in heshiiskii Adis Ababba uu yahay baadil cad, isla markaasna uusan ahayn heshiis ee uu yahay sida uu yiri dib isugu dirid culimada Ahlusunna, wuxuuna sheegay mar kale inay heshiiskaasi ka fiirsanaayaan.

 

E_Mail: webmaster@shacabka.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

NG sheeko ciyaalkan. Maxay Soomalidu dhehdaa "nin durbaan tumay, ilaaq dalbay". Maaddeey waan isfahamnay, adigu maxaa ku cuncunaya. Haddii adigu keentay Ahlu Sunta, maxaad al shabaab ugu magac darin mise waa baqday?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by dambarsame:

 

Maaddeey, Adigu Alshabaab iyo xisbul Islaam kee la jirtaa.
due to hidden factors Xisbul-islaam malahayga

Waadigii fiicnaaye, ma suntii baa kugu soo duxday? non ti arrabiate con me! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

quote:Originally posted by dambarsame:

 

Maaddeey, Adigu Alshabaab iyo xisbul Islaam kee la jirtaa.
due to hidden factors Xisbul-islaam malahayga

Waadigii fiicnaaye, ma suntii baa kugu soo duxday?
non ti arrabiate con me!
;)
:D:D:D waar sxb weli waan fiicnahaye ma maqashay curious kills the cat.

 

middeeda kale su'aashu ma sun bay xambaarsanayd ;) non ha paura amico, non ti faro arrabiare mai sicome che sei il mio gran sheikh :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^Su'aasha maaha sunta, ee waa inta aan bold ka dhigay!, si kastaba, i'm cool.
;)

Dar Ilaahay ku deg sxb, iyada laftigeedu xanaf ma lehe :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Al Siraac bayna Al Xaqqi wa al Baatil, wuu soconayaa, markii hore Ahl Al Baatil-ka baa is heystay, haddase Ahl Al Xaqq baa soo galay markaa baa Ahlul Baatilkii dhinac noqdeen!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Peace Action:

NG sheeko ciyaalkan. Maxay Soomalidu dhehdaa "nin durbaan tumay, ilaaq dalbay". Maaddeey waan isfahamnay, adigu maxaa ku cuncunaya. Haddii adigu keentay Ahlu Sunta, maxaad al shabaab ugu magac darin mise waa baqday?

:D War don't get angry dee. Maaddeey waa uuuf. But, still, these discussions are not about him. They're about AlShabab, Ahlu El Sunna, TFG and Somalia. Lately, whenever he posted something about the side he supports people keep coming up with arguments about his person rather than the topic (did you not see how Xiin runs away shouting script, script everytime he sees him?).

 

Dee naga daaya. We live in the Marx era of ciyaalnimo, saaxib. Lets keep well away from these personal tit-for-tats.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this