Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Deputy Interior Minister: 3 Things Destroyed Somalia

Recommended Posts

Cowke   

yuusuf_axmed-300x282.jpg

 

Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee Puntland Gen. Yuusuf Axmed Khayr ayaa sheegay in dadka Soomaalida ay soo mareen marxalado adag, hase yeshee hadda ay marayaan meel aad u adag.

 

Isagoo ka hadlayey munaasabad abaalmarino lagu gudoonsiinayey dhalinyaro ka qeybqaadatey tartan aqooneed heer gobol oo lagu qabtey magaalada Boosaaso ayuu wasiir ku xigeenku si kulul uga hadlay dhibaatooyinka amni ee ka jira guud ahaan dalka, waxaana uu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliuyeed inaysan ku dhex milmin dhibaatada iyo siyaasadaha is diidan ee hadda socda.

 

Dalka waxaa burburiyey saddex waxyaaboo& Waa qori, qaad iyo qabiil&, ayuu yiri wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee Puntland.

 

Waxaa uu intaa raaciyey baaq uu u diray shacabka inay arimhaas iska ilaaliyaan.

 

“Soomaaliya waxay gaartey heer sare xag dhaqaale, militari iyo siyaasad, laakiin maanta xitaa waxaa laga waayey jiritaankeeda saaxada caalamka”, ayuu yiri Gen. Yuusuf Axmed Khayr oo la hadlayey dhalinyaro ka qeybqaadatey tartan aqooneed heer gobol ah.

 

 

Waxaa uu wasiir ku xigeenku dhinaca kale sheegay in wasaaradiisu ay hadda ku hawlan tahay wax ka qabashada xaaladaha amaan.

 

Gen. Yuusuf Axmed Khayr waxa uu sheegay in maamulka cusub uu isbedel ku sameeyey arimo badan oo ka jira gudaha xilligan.

 

Hadalka wasiir ku xigeenka ayaa ku soo beegmay iyadoo wafdi sare oo ka socda maamulka uuna hogaaminayo madaxweyne C/raxmaan Faroole ay maalmahan booqasho ku joogeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Dalka waxaa burburiyey saddex waxyaaboo& Waa qori, qaad iyo qabiil&
, ayuu yiri wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee Puntland.

This would be the first sighting of intelligent life in the "Puntland cabinet"?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

The interior minister had it right. The 3 culprits are sophisticated weapons from major nations, narcotics from neighboring Kenya and Ethiopia and the "my uncle" syndrome from within.

 

A lethal cocktail, indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Castro:

The interior minister had it right. The 3 culprits are sophisticated weapons from major nations, narcotics from neighboring Kenya and Ethiopia and the "my uncle" syndrome from within.

 

A lethal cocktail, indeed.

Adi maxaa adeer la'n ku dhigey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

^^^^ I have a few, none of whom had his picture taken with Hu Jintao or Obama. They're all siblings of my parents so I'm stuck with them hence my "bitterness" at other people's famous uncles. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this