Sign in to follow this  
QabiilDiid

President Riyaale was forced to remove his pants in front of Ethio Airline security

Recommended Posts

Humulation fowqa humilation....

 

President Riyaale was forced to remove his pants in front of Ethio Airline security desk at his capital city’s Airport, Hargeisa…..

 

Posted on Monday, June 04, 2007 - 12:21 AM

 

 

Daahir Riyaale oo Itoobiyaanku Ku Baareen Hargeysa intii uusan u Dhoofin Itoobiya...

 

Waxaa waji-gabax ku noqotay maamulka Daahir Riyaale kaddib markii diyaarada Ethiopian Airline oo magaalada Hargeysa ka qaadeysey wafti uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland lagu amray in la baaro iyaga iyo alaabtoda, arrintaas oo dhacday Sabtidii June 2, 2007 xilli uu Daahir Riyaale Kaahin ka duulayey Magaalada Hargeysa, isagoo raacayey diyaaradda Itoobiyaanku leeyihiin ee Timaada Hargeysa.

 

 

Markii arrintaasi dhacday dad goob joogayaal ah waxay sheegeen in waftiga Daahir Riyaale ay arrintaas ka biyo diideen, laakiin ay saraakiishii Itoobiyaanka ahaa ee ku sugnaa garoonka diyaaradaha Hargeysa ay u sheegeen in waftigaas iyo alaabtoodaba la baarayo, sidaasna lagu baaray.

 

Qaar kamid ah warbaahinta maxalliga oo arrintaas ka hadlayey waxay sheegeen in "muran iyo is maandhaaf ka dhashay baadhista Madaxweynaha iyo alaabtiisu ay xannibtey duullimaadka diyaaradda muddo Nus-saac ka badan."

 

Wararkaasi waxay sheegeen, waa sida ay warbaahinta maxalliga hadalka u dhigta'e: "in Madaxweyne Riyaale aanu qaadan wax tallaabo iyo go'aan ah oo uu si adag ugu muujinayo diidmadiisa – qawl iyo ficil midna, isla markaana uu si niyadjab leh uga warsugayey waanwaan, dood iyo maslaxaad ay wadeen Wasiirka Arrimaha Dibadda, mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo wasiirka Duulista Hawada, mudane Cali Maxamed Warancadde, iyada oo sida la sheegay saraakiisha Nabadsugidda Diyaaraddu ay ku adkaysteen inay amar ku haystaan baadhistaas."

 

Daahir Riyaale safarkiisa uu kaga ambabaxay Hargeysa waxa uu kusii jeedey Norway iyo Sweden. Waxase uu sii maray Addis Ababa, halkaas oo uu habeenimadii Axada kula kulmay Ra'iisul wasaraha xukuumada Itoobiya, Zenaw, in kasta oo aan la shaacin uu uga dacwoodey sida ay sarakiisha Itoobiya ula dhaqmeen markii uu ka soo duulayey Hargeysa, waxa keliya oo la sheegay in kulankaas albaababadu u xirnaayeen.

 

Warbaahinta Itoobiya waxay soo saareen sawir muujinaya Daahir Riyaale oo is-gaabinaya si uu ula sinmo Meles Zenawi uu si qummaati ah u taagan iyagoo isa salaamaya.

 

Arrinta ah in Daahir Riyaale lagu baaray Hargeysa oo ay baareen saraakiisha Itoobiya ee ku sugnaa Hargeysa waxay maamulka Somaliland ku noqotay waji gabax.

 

 

Xigasho-Somalitalk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by SomaliThinker:

Stop with the lies buddy lool

Mr. Thinker, tell the world in what form or shape did I lied to you? Are you disputing the Somalitalk.com’s story that Riyaale and the other goon’s accompanying him along with their luggage were searched at Hargeisa Airport before they embarked on Ethio Airlines by Ethio security personnel? Mr. Brains, do you read and understand Somali? If you do not, FYI, the story is not my creation.

 

Mase sheekado, sida nuune u baahan yahay,waxa weeye, maxaa naloo sheeg sheegayaa waxaan doonno baan qasanaynaa eh? That would not work in public forums. Any issue with these who are engaged to dismember Somali Republic will be brought to light to be analyzed, commented on, disproved, ridiculed at, and shown its nakedness to the world. Like it or not… :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhacdadaan haddee runtahay, waaba foolgabax, as the qoraalka says. Actually, it is more than embarrassing. Xabash ha kugu booteyso adigoo dhulkaaga joogo, haddana kii xataa hoggaan iyo jago sheeganaayo.

 

See loo baari karaa qof dhulkiis joogo by a shisheeye, oo amartaagleyn ah maadaama diyaaradda ayba Adisababa joogin, but dhul Soomaaliyeed? Haddana qofka la baaraayo waaba qof hoggaanka ugu sareeysa ee gobolka qof sheeganaayo.

 

Soomaali midnimo, isbiirsi, isbaheysi iyo iskaashi waa diidee, Xabashi minan walba ay deganyihiin ha ugu amartaagleyso. Walaahi halhal ay noo qabteen, intii qabiil this iyo qabiil that lagu haayo, magac Soomaali hoos ka bixi doonaa, markuu ka baxana ogaadda -- I promise you this -- magac qabyaaladeedkaas Soomaalida caabuddaan ka hormari doono oo meesha ka siibmaayo, maadaama magac iyo jiritaanka Soomaali ka baxay meesha isku heyn lahayd.

 

Maalintii taas la gaaro, yaa laga shaleyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

LoL

 

He was searched (very embarrassing) but i'm actually glad he was. Maybe he should release the old woman who is in jail for not allowing a business man to build on her land!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warbaahinta Itoobiya waxay soo saareen sawir muujinaya Daahir Riyaale oo is-gaabinaya si uu ula sinmo Meles Zenawi uu si qummaati ah u taagan iyagoo isa salaamaya.

That is your source Nayruusow ,,,,,,,,,, :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

^ His source is Somalitalk and this is the picture they posted. :D:D

 

 

daahir_riyale.jpg

 

" Daahir Riyaale oo is-gaabinaya si uu ula sinmo Meles Zenawi uu si qummaati ah u taagan iyagoo isa salaamaya"

 

Matter of opinion. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nayruss were in the artilce does it say that Riyaale physically pulled his pants down infront of the Ethio Airlines cause other stories about what happened dont say that, which only tells me that you are taking an aspect that happened and changing it creating a new reality to it, i can say when Meles, meet Yusif he told him to bend over lool. But that would be a lie like your view point cause i am taking an apsect for somali news website and spinning it to fit me views like you are doing, like Bill O'reily says the Spin stops here old boy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^It is standard procedure in third world countries where is no sophisticated security scanning equipment, to "hand search" the suspects and force them to take off their pants. Kabiish ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

More humiliation....

 

The third in command in the SNM gang by the name of Cirro refused last Thursday to empty his pocket for Tigrean security personal stationed at Hargeisa Airport and resisted body search before embarking Ethio plane. source.

 

The consequence of Cirro’s action for the house of bubbles built on the foundation of fantasy “separation” of the northwest Somalia from the rest of the motherland is damaging. The Ethio Airlines has cancelled its flights to Hargeisa .

 

Why did not he just take off his pant like Riyaale did a couple of weeks ago when he was leaving for Europe? Is Cirro’s “aristocratic blood” warmer than the Riyaale’s Awdal blood? The damp fool could not foresee the consequence of his action. The absence of Ethio flights to Hargeisa is gong to force the gang to rent chartered planes for their ambitious mission to dismember the Somali Republic and subsequently skyrocket the travel budget. The end result is more “Isbaaros” will be build in the municipal taxation system leading ordinary citizens to suffer.

 

Since there is no major Airline to that part of Somalia, the claim for sovereignty is going to evaporate into murky clouds.

 

Now,let us wait and see what the dead horse beater Mr. Basdhir Gorth has to come up with to minimize the damage done to his,anyways, unsellable product :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Why did not he just take off his pant like Riyaale did a couple of weeks ago when he was leaving for Europe

^^ :D:D , Macalinka ka qaleey nooh. If you happen to be a Etho chess pawn, remove your pants means remove your pants....or else.

 

Seriously tho, I don't know how accurate this story is, but it's not far-fetched at all. Macqool jiddan for something like this to happen to Riyaale and the other guy

 

"Seeb sarwaal-ka waryaa" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nayruus, you seem to be so excited sxb ,,,, It seems you didn't see THIS ...........

 

Ethiopian airlines were established recently and somaliland existed even before and we can suspend them now ,,,,,, it is not a big deal sxb.

 

This is just to teach them how to behave ,,, not more

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this