Sign in to follow this  
Saalax

Mayor of Buhoodle dies

Recommended Posts

Saalax   

Gudoomiyihii Degmada Buhoodle Xuseen Dacwi Ducaale Oo Geeriyooday(Maqal Warbixin)-

 

 

Buhoodle,(Lasanod Online)- Waxaa goor dhoweyd magaalada Buhoodle ku geeriyooday gudoomiyihii degmadaasi, Marxuum Xuseen Dacwi Ducaale.

 

 

Xuseen Dacwi Ducaale ayaa si kedis loogu soo booday, iyadoo la sheegay in wadnahu istaagay kadib markii dhiigu ku kacay.

 

Xuseen Dacwi ayaa isagu ahaa gudoomiyaha degamada Buhoodle u jooga maamulka Puntland.

 

Shacabka ku nool Buhoodle ayaa aad uga naxay geeridan kediska ah ee ku timid gudoomiye Xuseen Dacwi Ducaale.

 

Hadaanu nahay Bahda shabakada Lasanod waxaanu halkan taci uga diraan dhamaan shacabke SSC iyo ehelkii iyo qaraaabdii marxuumka.

 

 

Halkan Ka Dhegayso Warbixin Geerida Xuseen Dacwi Ducaale

 

http://www.zshare.net/audio/76285726fddfc16f/

 

 

Allaha uu Naxaristo Marxuumka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

May Allah swt have mercy on his soul and grant him the highest level in Jannah.

 

sabar iyo imaan..

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this