Sign in to follow this  
Fiqikhayre

AyrowHassan Turki accidently land in Kenya with heavy military hardware!

Recommended Posts

Gabbal   

If this is true, it is a development of immense repercussions.

 

 

WAR DAG- DAG AH. Diyaarad ay saarnaayeen qaar ka mid ah madaxda maxkamadaha oo si khalad ah uga dagtay magaalada Nayroobi.

Sabti, November 04, 2006

 

APL

 

Muq/Nayroobi (AllPuntland)- Wararka aynu ka helayno magaalooyinka Muqdisho iyo Nayrobi ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarad nooca rakaabka qaada ah oo ay wateen qaar ka mid ah madaxda madaxda magaalada Muqdisho ay si khalad ah uga dagtay magaalada Nayroobi ee caasimadda wadanka Kenya.

 

Diyaaradani oo ka soo ambabaxday magaalada Kismaayo ayaa waxa ay waday mas`uuliyiin ay ka mid yihiin Xasan Turki iyo Aadan Xaashi Cayroow iyada oo waday hub iyo sanad melitry oo aad u fara badan.

 

Warar lagu kalsoon yahay oo ka imaanaya magaalada Nayroobi ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka ee wadanka Kenya ay haatan wada hadal kula jiraan diyaaradaasi, iyada oo laga cabsi qabo in ay dhacaan falal amaan darro maadaama diyaarado ay saaran yihiin hub iyo saanad Melitry oo aad u fara badan.

 

Magaalada Muqdisho ayaaa wararka aannu ka helayno ayaa iyada waxa ay hoosta ka xariiqayaan in diyaaradani sababta kentay in ay ka dagto magaalada Nayroobi ay tahay iyada oo ku kalsoonaan wayday in ay ka dagto garoonka Muqdisho kuna soo aaday xilli habenimo ah oo aysan suurto gal ahayn in duuliyayaasha diyaarada ay si fiican wax u arkaan.

 

Wixii ka soo kordha diyaaradasi iyo wararkeeda kala soco AllPuntland.com

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^This story I only came across in Allpuntland, the reason is that the plane could not land at Mogadishu airport because it is evening and the air strip has no lights.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^The whole story makes no sense, and might be untrue. As you pointed to why travel at night? But if they had no fuel to travel back then Kenya might make sense.

Where would they land Adis?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Il-Generale to me the whole story doesn't make sense aswell, but again I've to point out, that lately no moves by the ICU made anysense!

 

Now they talking big about attacking Baydhabo and freeing the Somalis living there, what they perceive as 'Ethiopian occupation', I really don't understand how this people think or operate but one is for sure, they ain't as bright as they would us like to believe.

 

Reer badiye wiligi is bedeli mayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Lol. :D Strange news. I don't know what to make of this lol. To be quite honest it is sort of humourous; the expressions on the face of a Kenyan customs officer upon discovering a plane load of weaponry would be priceless! :D The Salaalahs and the mind-bogled whistles lol.

 

In any case, we can't judge- it is a wait and see situation. If it is true, how silly the decision to land in Nairobi. I hope it isn't true.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

It does not add up, besides only APL is reporting, none else. Had that happened it would have made breaking News in everywhere.

Funny one though.

Cayro wanted for the Nairobi bombing lands in there with a plane fully loaded with weapons....give me another one.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A twist to the story...

 

War deg deg ah"Diyaarad siday Masuuliyiin ka tirsan Maxkamadaha oo la sheegayo inay Nairobi ka dagtay.

 

 

Nairobi:-War Deg Deg ah oo hadda nasoo gaaray ayaa wuxuu sheegayaa in Diyaarad khaas ahayd oo siday Masuuliyiin Maxakamadaha ka tirsan kana soo qaaday magaalada Kismaayo ayna ka mid ahaayeen sida la sheegay Gudoomiyaha Jubooyinka Axmed Cabdulle Islam iyo rag kale oo badan ay ku dagtay Garoonka Jomo Kenyata ee Nairobi,iyadoo laga sugayey inay Muqdisho caga dhigato.

 

Diyaaradaan ayaan ilaa hadda la ogayn sababta keentay inay Kenya caga dhigato ayaa warar aan la hubini waxay sheegayaan in Taayiradu usoo bixi waayeen,ka dibna uu Pailot-kii halkaas ka dajiyey.

 

Diyaaradaan ayaa hadda gacanta ugu jirta sida la sheegay Ciidamada amaanka waxaana su'aalo la waydiinayaa masuuliyiintii diyaarada watay,halka ragii saaraana ay kooxaha amaanka ay u gacan galeen.

 

Lama garanayo sababta dhabta ah ee ka danbaysa arrintaan,waxaase loo malaynayaa inay tahay mid lasoo maleegay,hadiiba ay dhacdo oo dhcadadaani ay run noqoto,waxayna noqon doontaa mid wax badan laga sheekeeyo.

 

Wali lama hayo ilo madax banaan oo shilkaan ka war bixiya,wixii ka soo kordha kala socoda Shabakada waayaha.net

Axmed Xayrdaac

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Is this the airplane Col Cabaas was supposed to be on?

 

Madaxda maxkamadaha ee gobolada jubbooyinka, ayaa ilaa iyo hadda wax hadal ah ka soo saarin baxsashada col. Cabbaas,
balse waxa wararka ka imaanaya gobolada jubbooyinka ay muujinayaan in uu ka mid ahaa ciidamo la doonayey in maanta loo soo qaado magaalada Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by General Duke:

^^^It gets confusing, I thoguht Cabas left by foot with his millitia..

He did, but they wanted to take him to Mogadishu today so they could use his military knowledge to fight for them in Bur-Hakabo.

 

Why fight for something you do not support? His temporary "surrendor" was only that; temporary. He was baiting his time until Barre would regroup.

 

I am guessing the airplane he was supposed to be on that would have taken him to Mogadishu is this same plane that landed in Nairobi, if this story turns out to be true.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this