Sign in to follow this  
General Duke

Courts confusion sets in: to talk or to fight?

Recommended Posts

Midowga Maxkamadaha oo ka codsaday Jaamacadda Carabta inay soo dhexgasho dowladda iyo iyaga

Posted to the Web Jun 20, 14:39

 

 

Muqdisho (PP) - Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee Magaalada Muqdisho oo dhawaan ka guulaystay hoggaamiyeyaashii ku bahoobay isbahaysiga la dagaalanka Argagaxisada ayaa waxay ka codsadeen Jaamcadda Carabta inay dowladda Federaalka ku cadaadiyaan in wadahadallo ay la billaabaan Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho.

 

 

Guddoomiyaha Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee Magaalada Muqdisho Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warqad qoraal ah u diray Jaamcadda carabta ayaa wuxuu kaga codsaday inay faragelin ku soo sameyso arrimaha Somalia oo ah kuwo maraya meel halis ah isla markaana ay dhexdhexaadiyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadaha Islaamiga.

 

 

Warqadda uu qoray Sheekh Shariif ayaa wuxuu ku yiri: "Maxkamadaha Islaamiga ah waxaa ka go’an inay wadashaqeyn la yeeshaan Dowladda Federaalka Soomaaliya si dalka loogu soo dabbaalo nabad iyo kala dambeyn, mana dhacayso in Maxkamaduhu ay iyaga keligood ku guulaystaan inay islaaxiyaan dalka oo dhan" ayuu yiri Sheekh Shariif oo intaas ku daray: "Maxkamaduhu waxay ka codsanayaan dowladda Federaalka Soomaaliya inay wadashaqeyn la yeelato isla markaana ay la shaqeyn doonto lana hadli doonaan dhankooda iyagoo aan wax shuruud ah ku xirayn hadalka ay la furayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya".

 

 

Sheekh Shariif oo dhawaan warbixin siiyay Telefishinka Afka carbiga ku hadla ee Al-jazeera ayaa sheegay inay doonayaan inay weeraraan ciidammo Ethiopian ah oo uu sheegay inay ku sugan yihiin goobaha ay dowladdu fariisinka ka dhigatay sida Degmada Baydhabo.

 

 

Gudoomiyaha Maxkamadaha Sheekh Shariif ayaa u muuqda inuu kala hadlayo isla markaana uu dhex dabbaalanayo bado siyaasadeed oo aanu awood u lahayn inuu isku xajiyo.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Duqa waxaan puntlandpost and allpuntland ahayn war kama sooqaadid miyaa. War ileen tanookale yaa arkay?

 

Waaba ku dhafan rabtaa ma istiri, forumka oo dhan propogandho ayaad ka buuxisay.

 

Anigu waxaan ku oran lahaa iska sug oo waxba energi ha kudhumin xaalada soomaaliya ayaadaba iska qasan hadaad saas u jeceshahay in ay soomaliya iska qasnaato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad, its good of you to show your opposition to Puntland media as a whole.

 

Noting propoganda about what they wrotte. If you do not like a certain section of Somali media because it has the name Puntland attched to it, then thats your loss..

 

The news will keep coming, your response is welcomed as ever..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Ethopia have NO BUSINESS being in Somali soil, and if the Courts go war with them, i don't blame them. I would love to see these So called Government and the Ethopians destroyed by the Courts, because they are all bud-kissing mother suckers. Waa dulli aan diin ogolayn kulligood...Yeah yeah,,, i know i using prophany words but hey sometimes you gotta say what you getta say. The So called Govrnment does not seem to look like a government that will unite all Somalis based on what they are doing or saying.

 

Can anyone tell me what business does Ethopia have in Somali but distroy Somalis?

 

And if aren't those "DABADHILIFIS , Somalis would be something. And can anyone tell me WHY Abdulahi Yuusuf wants a Ethopian Troops in Somali soil, when the Courts say SEVERAL times and they will have a talk with his so called Government?

 

I guess the Admin would give me a break, 'cause it is my firts time saying such things. Normally i don't say such.....

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites

If the Ethiopians know what is best for them they will stay clear from Somalia. Having Ethiopia as a common enemy is the only thing that will unite all Somalis. If they were to invade (which I doubt) then do you think Somalilanders and Puntlanders would sit and watch. I think Not.

 

In any case the Ethiopians are overstretching themselves against Eritrea, and the Oromos have also been on the recieving end of their oppression any war could ignite the whole region and spell the end of Ethiopia as we know it.

 

^^ Abdullahi Yusuf is only looking for a way to entrench his position. If the troops arrive under the false pretences of being "invited" without the mandate of the Somali people then in all liklihood we may have a similar situation to that of Lebanon and have foreign troops who will have no intention of leaving.

 

Only one of these scenarios may remove Ethiopia's imperialist meddling in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by General Duke:

Dhubad, its good of you to show your opposition to Puntland media as a whole.

 

Noting propoganda about what they wrotte. If you do not like a certain section of Somali media because it has the name Puntland attched to it, then thats your loss..

 

The news will keep coming, your response is welcomed as ever..

SXB, I am against all those websites who publish baseless news continuously, whether the have the name Puntland or Dayniil attached to it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

A/Y has been trying to become a president for the past 40 years, and now that he has been ellected by warlods, all he wants to do is to protect his position. He does not give sh** about anything else. kuwani kale ee courtka isku sheegaya ee dadka mididi ku dilayaa wax ba madhaaman. Somaaliya ha la iloobo, or haloo duceeyo in Alla daweeyo. Intuu qabiilku wax walba kahoreeye meelna uma socoto. Ragii sommaaleed waakuwa meel waxba gaarsiinlee, malaha waa waqti dumarka maamulka loo daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

It is a sick joke, i totally agree with you, no one is competing with him for his position, if he is smart he will see the picture and deal with the Courts. They are open to talk, but what they don't agree is bring troops into the country.

 

He has a chance of maintaining his position now then before, what he needs to do is forget about brining a troops into the coutry, that way his government might have a chance.

 

If he insist about his position of brining troops, he will have a war with the courts, and God only knows what could come out of that.

 

 

Go figure:.......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Horta let's clarify few facts about Amxaaro iyo danaha ee Soomaaliya ka leedahay.

 

All Soomaalida should know Amxaaro never wanted, never wants a united strong Soomaaliya that soo ceshan karto Soomaali Galbeed. That always was its first foreign policy and last. Always have a weak, divided, qabiilistan neighbour isku mashquulsan that was formerly known as Soomaaliya.

 

If that isn't politically and visibly possible, then rule by proxy, install stooges, support warlords until they wipe themselves out of the face of this Earth. Museveni of Uganda calls it 'fratricide,' a slow genocide and, I am sure, Sanaawi loves it.

 

Amxaaro or Tigrey regime already has weak, obedient puppets installed in Waqooyi Bari and Waqooyi Galbeed, and rules by proxy, in addition to most members of transtitional federal government seated at Baydhabo.

 

It also rules by extension most of gobollada ku hareersan Soomaali Galbeed, including Hiiraan, Bakool, Gedo, and parts of Togdheer. This ain't no secret. It also until recently ruled a greater part of Shabeellada Dhexe, including a dekad it was building there in Cadalle, undermined by the Maxkamadaha's unexpected victory in Jowhar. Tigrey regime also controls Berbera port partially, oo waxee rabaan kala soo deggaan, including weapons Soomaalida kale lagu laayo, ama qabqable kale lasoo siiyo. No body baaro waxee lasoo deggaan in that port.

 

Yaa kala haayo ciidamada iyo maleeshiyada Waqooyi iyo Bari ee isku horfadhiyo at Aricaddeeye in Sool? If you are a longtime observer of Soomaali turmoil, you should known, waxaa kala haayo, Eebbe ka sakoow, Sanaawi -- not Riyaale or Cadde, oo waa hore ayee is jafi lahayeen.

 

Alas, the guy, i.e. Sanaawi, calls the shots. In his political short term gain, it ain't his interest to have that conflict now, which he knows will never be won and make a new refugees to overflood Soomaali Galbeed. He sent his officials when there were a few skirmishes and an official war was on the verge a few years ago, waa kuwa kala celiye. Not many Soomaalis know this political open secret.

 

Marka considering all of this, maxaa waaye Amxaaro huu-haadaan cusub? Amxaaro iyo Tigrey regime magac Soomaali baaba'o wax ee ka jecleyn ma jirto, let alone dal burburay.

 

Laakiin hadaan anaga Soomaali kalsooni aan isku heyno, oo walaaloow aan ku tashan weynay, oo 16 is rifeynay, oo is dhameynay, then dad baa kuu talinaayo.

 

Tigrey regime never would ay haweysan lahayd Soomaaliya hadaan dad isku duubban, oo midnimo iyo iskaashi ka dhaxeyso ahayd.

 

But we aren't.

 

Iskaba dhaaf midnimo, cuqdad, xaasidnimo iyo wax ka daran ayaan isku qabnaa. Wiil Soomaali dagaal micno ahayn ku dhinto mana dhibto hadaan Soomaali nahnay, unless it concerns gobollada ee degaan your qabiil.

 

Runta hala isku sheego.

 

Amxaaro aan isku wada dhiibno, mise aan si caddaalad, kalsooni ku jirto ah aan u tashano danaheena iyo mustaqbalkeena. Labadooda mid dooro ayaa Soomaali laga la yahay.

 

Ain't no tough choice, is there?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa ayaan darro in la isku aflagaadeeyo haddii uu shariifku u arkay in marka hore nabad iyo waanwaan wax lagu raadiyo.

 

Anigu waxaan qabaa sidaan ka arkay waraysiyadiisa in shariifku uusan jeclayn inuu dhiigga Soomaalidu isku daato.

 

Kuwiinna soo qoray qormadan, ma waxaad rabi lahaydeen inuu sida A/Yuusuf hadal xasaasi ah isaga hadlo oo uu yiraa wax baan badda ku darayaa isagoo marna Jowhar iska dhiibey marna Baydhabo.

 

Runtii waxaa ummadda Soomaaliyeed dani ugu jirtaa in la wada hadlo haddiise dhiillo colaadeed iyo amxaaro la dabo ordo laga dhammaan waayo ayaan darro dagaal ayaa dhici Ilaahay hannaga hayee.

 

Waxaa muhiim ah in la fahmo in dagaal dad ku le'anayo xaaladduna sii murgeyso. cid xoog tu kale wax uga qaadeysana ma jirto, Soomaaliduna waa dad walaalo ah oo aan kala maarmin. Fadlan halla iska daayo fadhi-ku-dirirnimada iyo taageerada qabiil ee indho-la'aanta ah.

 

Xasuusin : Qoraalkani shakhsi gaar ah kuma socdo, so fadlan uma baahni jawaab shakhsiyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hey Don't fool yourselves, it's going to be all in one : somaliland + Puntland + SouthSomalia = Islamic Republic of Somalia(IRS).

 

East and West Islam is the best - and that is what the poeple want, people are fed of gross humug, I don't see why they buying anymore a total nonesense and tribal pathetic disgrace I called it "Lugooyo"!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this