Sign in to follow this  
Xudeedi

Galgala: Root Causes Masked By SSDF Clan Media Outlets

Recommended Posts

Liibaan   

Khadar,

 

walaal, Faroole already tried to use the terror card against Daraawiish/SSC, and he failed big time, now the chief pirate Faroole is trying to use same tactics against people of Maakhir, for sure he will fail second time

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Qudhac:

thats the difference between true nationist and red blooded tribilist... within blink of an eye xudeedi descarded puntland for his adeero.

 

those are the people claim they represent the intrst of somalinimo looool

 

 

for all the fault and corruption of puntland how can a man gather millia and live in moutains if he is just sheikh, what would shiekh need an army for???

 

xudeed atleast defend the guy based on his innocence.

Isn't it interesting, how he is now defending his side tooth and nail. No matter what happens he will never say a word, that is why even though Ilka-Jiir is on the Puntland government side, he refuses to say anything negative about him, because he comes from his area.

 

It's ridiculous, why is Atam living in the mountains with fighters? When someone is wrong Xudeedi you must admit it, even if he comes from your side. So who are you with Atam or Ilka-Jiir?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Adeer Atam and Ilka Jiir are both only individuals, Xudeedi does not cheer for no individual. I support the Makhiri boys in Western Bari who appose your clan administration. Xudeedi is a man who supports the free people in Bari who your whole clan wishes for your downfall.

 

Ilka Jiir will be held accountable for his silence but i can only comment after he speaks to the press.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

MAXAA KU KALIFEY SHEEKH ATAM INUU DAGAAL LA GALO MALEESHIYADA FAROOLE

 

Kadib markii ay maalintii shaleyto aheyd ay dhaceen dagaalo kulul oo faraha la isula tegey kana dhaceen duleedka Koonfureed ee Magaalada Bosaaso gaar ahaan Tuulada Laag iyo Karin goob u dhaxeysa ayaa waxaa Sheekh Maxamed Siciid sheegey Sababaha ugu waaweyn ee ku kalifey inuu dagaal la galo Maleeshiyaadka Faroole.

 

 

Wadaadku waxa uu sheegay in sababta ugu weyn ee ku kaliftey kacdoonka Hubeysan ay tahey in ay ciidamada Puntland ay bilaabeen in ay dadka mandaqada kasoo jeeda ay xirxiraan. Kadibna ay dumarkoodii xitaa xiraan iyo dhalinyaradii mandaqada Gaar ahaan kuwa beeshiisa kasoo jeeda ee Magaalada Bosaaso ku dhaqan.

 

Ka akhriso halakan dhacdooyikaas http://www.dhahar.com/article.php?articleid=8997

 

iyo Halakan kuwa kale ee la mid ah http://www.dhahar.com/article.php?articleid=3692

 

 

 

Sheekh Maxamed Siciid Atam ayaa sheegey kadib ciidamada PIS ay bilaabeen in ay aag walba ka dhigaan ciidamo ay dadka ciriirin badan ku bilaabeen. Ilaa iyo ciidamadooda ay weerarka soo qaadeen. Waa siduu hadalka u dhigaye isla markaana ay difaacayaan Xuquuqdooda oo aysan dulaan ku aheyn cidkale.

 

Dhegeyso Wareysigii uu ka baxshay Dagaaladii Shaleyto halakan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Warbaahinta Puntland ee taageerta Maamulka Faroole ama u taageerta si qabyaaladeed ayaa waxay u bareereen iney beenta iyo dacaayada uu maleegayo maamulka faroole faafinaya iyadoo dadka xitaa ku khalday Juquraafiga iyagoo dagaalkii shaleyto dhacay ka fogeeyey Magaalada Bosaaso iyo duleedka Magaalada Laag ee uu yaalo Controlka magaalada Bosaaso.

 

 

Warbaahinta Halgan oo uu leeyahay wadaad lagu macgacaabo Asad Mataan oo Reer Denmark ah kuna abtirsada Reer Keenadiid ayaa ugu horeeyey oo taageerey dacaayada uu maleegayo Maamulka Faroole oo u bareerey Caburinta XORTA ah oo wararkeeda si madax banaani ah uga tebisey.

 

 

HALGAN.NET waxay aheyd shabakadii markii Maxaakimta sida weyn u taageertey markii lagu soo dhowaadey Magaalada Gaalkacayo-na taageeradii kala noqotay oo taageertey maamulkii Cade Muuse isla markaana ay taasi xujo ku noqotey in Wadaadka iska leh uu Qabiilka kala wayn yahay taageerida Xaqaaiqda ka jira Gobolada Puntland.

 

 

Horseedmedia oo iyaduna si khaldan u maalgeliso Dowlada Hollan ayaa waxaa iska leh Rag aad uga ag dhow Cade Muuse isla markaana iyadu ka shaqeysa horumarinta Qabyaalada iyo hoos u dhigida arimaha xaqaaiqda ah ee ka jira Deegaanada Puntland.

 

 

Waxaa xusid mudan in Horseedmedia ay bilaabatey xiliyadii Jabhadii Beesha Cismaan Maxamuud ee loo masaafuriyey Degnada Ceel Afweyn ee Xuduuda Togdheer iyo Sanaag isla markaana loolanka kula jirtey Askarigii Cabdullahi Yusuf.

 

 

Horseedmedia waxay fund ama kharash ka heshey Maamulkii Cade Muuse iyadoo aheyd afka keliya ee lagu kalsoon yahay ee uu adeegsado maamulkaasi hadey noqoto la dagaalanka beelaha kale ee Puntland gaar ahaan dagaaladii uu Cade Muuse ku guul dareystey ee Buuraleyda Majiyaha ee uu tuugta Australian-ka ahaa keeney.

 

 

Sidoo kale Waxaa nasiib daro ah in Warbaahintani ay caawinaad ka heshay Dowlada Holland gaar ahaan Wasaarada arimaha Dibada iyadoo ay wasaaradaasi ugu deeqday Qalab iyo lacago isla markaana ay dhalintii arjiga u qortey Wasaaradaasi ay ku marin habaabsheen hawl wadeenada wasaaradaasi qorshaha Horseedmedia.

 

 

Waxaa kaloo jira Warbaahinta Gaalkacayo gaar ahaan Allpuntland oo iyaduna ah warbaahin guracan isla markaana waxii kasoo jeeda beelaha kale ka aaminsan ineysan mudneyn inaan la faafin karin, waxaana warbaahintan Allpuntland lagu xusuustaa Odeygii isku magacaabey inuu yahay Suldaanka Beesha Wabeeneeye ee sheegtey Buuraha Majiyahan iney yihiin deegaan ********** isla markaana ay warbaahintani buun buunisey lahaanshaha Buurahaasi iyo tuulooyinka iyo Magaalooyinka u dhow dhow Majiyahan sida Galgala iney tahey Xero Wabeeneeye iyadoo taariikhdu ay xuseyso oo soo meerisey in xitaa Toga Qaw ay beesha Wabeeneeyey ku timi Magan gelyo Siyaasadeed iskaba daa iney deegaankan yeeshaan e.

 

 

Ma mudna in wax laga sheego Warbaahinta Garowe Online maadaama uu leeyahay wiilka Madaxwenaha hada xukunka haya ee Maxamed C/raxmaan isla markaana ugu magcaaban la taliyaha Madaxweynaha dhinaca Warbaahinta.

 

 

Faroole maalintii Shaleyto wuxuu noqdey Cali Saxaaf oo ama Cali Komedey oo ahaa ninkii ugu magcaabnaa Warfaafinta Madaxweynihii hore ee Ciraaq Marxuum Sadaam Xuseyn iyadoo ninkaasi warar ku tiri ku teen ah jeedin jirey.

 

 

Waxaa xusid mudan in Faroole mushkiladan ka danbeeyey iyadoo uu martabadiisii hoos u ridey oo sidii MAKHAAXI FADHI KU DIRIR warbaahinta ka qeylshey, isaga ayuu ahaana kii ugu horeeyey ee Hanjabaada u marshey hawada inuu Dagaal ku qaadi doono Galgala.

 

 

Hadii aynu dib u jilaacno doorka khaldan ee Warbaahinta guracan ee Faroole ka agdhow qabiil ahaana uga agdhow ayaa waxaa khaladaadka ugu waaweyn ka mid ahaa iney faafisey warkii ay faafisey idaacada VOA ee ahaa ninkii Qarshey magaciisa ee sheegey inuu indhihiisa ku arkey dad cadaan ah oo Ingiriis ah in dagalka lagu diley,[kkkk], bal eega Wadaadkii Asad wuxuu qorey.

 

 

Waxaana xusid mudan inuusan dagaalku ka dhicin Galgala ee uu ka dhacay Laag banaankeeda Koonfureed, markaa Asadow Juquraafiga Baro, wadaadnimadaadiina ha dhaafsan Caadifad Qabiil ee meesha dagaalku ka dhacay Galgala maahee waa Laag.

 

 

Horseedmedia kama badin wadaadka Qabyaaladu raacdey e waxaa dhacdey iney iyaguna faafiyeen calaacalkii Faroole isla markaana dadka akhrista Warkooda ay u sheegeen in dagaalku ka dhacay Galgala oo weliba ay ku magcaabeen BUUR iyadoo lawada ogsoon yahay Galgala ineysan Buur aheyn e ay tahey Degmo ka fac Weyn tuuladii Baargaal ee nimanyahow Qabyaalada caadifadeeda yeysan idin duufsan.

 

 

Horseedmedia waxay qortey in Wadaadkii la baacsadey oo looga **** tegey Galgala 13nin laga soo diley iyadoo meydkoodiina lasoo qaatey, su'aashu waxa weeyese ma garanaysaa Galgala meesha ay ka dhacdo Bosaaso? Wadeedse tagta? ka akhri waxay qortey Horseedmedia halakan.

 

 

Faaladani maaha mid lagu taageerayo Wadaad Mayal adag e waxay ka hadleysaa xaqaaiqda ka jira meeshan iyadoo ciidamadii shaley lagu weerarey Karin ay ahaayeen hal ciidan oo ahaa kuwa difaaca Deegaanka, haba khaldanaado fikirka ay wataan e, laakinse beel ayey ka dhasheen waxayna ku doodayaan inay deegaankooda u madax banaan yihiin, taasina waa mid iyaga u taala iyo Odayaashooda ama wax garadkooda, waxaa kaloo mudan in la xuso in ciidamadani aysan ku jirin dad u dhashey Koonfur ama Gobolada Bakool iyo Baay oo masaakintoodii laga raafayey maal mahan oo idil Bosaaso laguna daad gureynayey Gaalkacayo iyo BAADIYAHA BUURAHA BOSAASO.

 

 

Sidoo kale Faaladani difaaci meyso Alshabaab ama Wadaad qaab beeleed uga dhashey Galgala e waxay ka hadleysaa sida dadka loo jaah wareershey oo warar been abuuro ah loogu faafiyey isla markaana cawaaqib xumo dhalin doonto bidhaanteediina hada la arko.

 

 

Warbaahinta Maxamuud Saleebaan waa tii ku fashilantey iney faafiso Hanjabaadii isdaba jooga aheyd ee uu waday Halyeygoodii Cabdullahi Saciid Samater markuu Odayaasha Dubays ugu hanjabey inuu Ka RARI DOONO DUBEYS MAGAALADA BOSAASO iyadoo Horseedmedia ay abaal marisey oo ugu YEERTEY ALXAAJI, waxayse ilowday in Suudi yalaxow oo ahaa Alxaaj!!!

 

 

Ugu Danbeyn waxaan la xusuusinayaa in Warbaahintaas iney Warbaahintu ay badan tahey isla markaana hadii aysan ka waantoobin Warbaahinta wararka been abuurka ah iyo dacaayadaha Raqiiska ah iney ka mid noqon doonaan mashkilada Bari

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xudeedi hala daayo. Qofku waa yara kululaan karaa, laakiin anigu ma qabo inuu nin fog yahay oo nacayb qoto dheeri ku jiro. Maskaxdu ha shaqayso awooweyaal. Nin walbaa dhinacuu doono ha taageero, laakiin qabaaillada walaalaha ahe ee wada dega yaan la aflagaaddayn, oo ummadda cadowtinimo dheer oo aan jirin la dhex dhigin hadda. Siyaasadda hala ciyaaro dhallinyaro, balse si caddaalad iyo akhiyaarnimo ku jirto haloo ciyaaro.

 

Atom waa nin gobolka u dhashay. Khalad haduu galay iyo haddii kale, xal haddaan loo helin khilaafkaan, ummaddoo dhan ayuu saamaynayaa. Faroole waa inuu xal aan dhibaato iyo kala-carar ummadda u soo jiidayn raadiyaa. Wax qabiil ahina meesha ma yaallaan oo kuwa dagaalamaya labada dhinacba waxay ka kala yimaadeen hal beel.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by Xudeedi:

Ever since the creation of Puntland, Sanaag, Haylaan and western Bari region have seen and lived through midst of darkness as its stability has been repeatedly violated by Puntland Authority. Among these series of violations is but not limited to the Majiyahan incident, when Adde Muuse (former president of Puntland) had sent his ragtag clan militias to guard the mining village of Majiyahan, which led to a bloody battle between Makhiri’s (the clan that resides in Sanaag, Haylaan and Western Bari) and Puntland militia in quest of occupying Majihan by force, but later faced a defeat on April 2006.

 

Sanaag region did not only experience battles and skirmishes, but was neglected by Puntland and all of its ministerial departments, who don’t bother even paying the serving army from Sanaag and Western Bari, a repeated pattern the Makhiri clan views as humiliation.

 

These events along with Faroole’s latest war declaration in Galgala highlight that a proposition of a new Regional government instituted in those regions as the only long-term viable solution. Puntland had failed and re-failed and its administrators had long consumed international funds earmarked for those regions.

 

Galgala: SSDF clan militia’s vs Inhabitant’s of Western Bari

 

Atam came to power after a prolonged debacle of corruption, isolation and lack of respect for the region and its inhabitants. His movement is supported by the indigenous clan of Western Bari region thus it’s anticipated to lead momentum in the coming skirmishes. SSDF media outlets have for long strived to convey negative information from the region to the international community. Faroole, the president of the SSDF clan spoke on universal TV today and had urged his fellow SSDF kinsmen to join the war against those “who are coming for their clan”.

 

Despite how the war is depicted, international intelligent agencies will do their own investigation to determine the root causes of this conflict. Lately, warlords and clan chiefs flipping the terrorist card to subdue historical foes has been a trending phenomena. At last, I only wish for this conflict to be suspended simply because saving a single life is more important than clan ego’s.

Libaax-San-kataabte: Should my analysis and above thoughts be suspended simply because it doesn't agree with Tolka? I Log-in to SOL to view both sides of various apposing conflicts in Somalia. Ilma Adeerayaal i'm only contributing to the the forum's intended purpose.

 

Atam was the creator of an Islamic Walaayah who governed Western Bari for a period of time. His ideology is firmly Islamic that fills a vacume long neglected by the clan administration in Garoowe.

 

They are those (in SOL) who are honest and admit that the clan bothers them (Cowke, Thanksful), and others who mask their true thoughts by singing the old Punland hook (Sakhar, Gheele,etc).

 

Despite where the Galgala conflict swings, it proved the significance of the clan element on both sides.

 

So long as you support Faroole because of his clan, Makhiri's will support Atam because of his clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

War ninyahow, no one supports Faroole for his clan. The majority of Puntlanders support him because he is the current serving president of Puntland. So don't come in here and try to justify your own tribal biases and prejudices, by pointing fingers and accusing others of what you yourself are clearly guilty off...

 

Ever heard of the Somali saying that goes like..."nin waliba wuxuu yuhuu ku moodaa".

 

Xudeedi, walaale, you're now taking this insanity to a whole new level. At first, I thought, you were merely a gullible lamebrain who bought the nonsense ATOM's been selling lately--but now, it is becoming obvious, waxaa ku haysa waa cuqdad aan caadi ahayn ee cuqdada iska saar ninyahow-- waayo dadka aad kala sarsaaraysid waa dad walaala ah, qof dhib lala doonayo majiro ee ha kala saarin ummadaan isir wadaaga ah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xudeedi

 

I agree with Xudeedi, most of those who support faroole in SOL forum, support him because of clan reasons.

 

Faroole is fool, because he is creating unnecessary war and conflict in north east Somalia, just so he can get more support and arms from Melez/Ethiopia, and more financial support from western countries. for Faroole using terror card is a profitable business, like piracy

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Oodweyne:

^^^Circling the
"Clannish Wagon"
, as well as making sure that the recent dirty linen of the larger
"tolka"
does not gets to be entertainingly
"view"
by any passing
"others"
in here of
SOL
, heh,
my friend
...
:D:D

Mujaahid, I see you are relishing the dust-up and the dirty laundry here. Waan u jeedaa Mujaahid baasiinka iyo taraqa aad la wareegayso beryahan oo waadigaa dhallinyarada mindiyaha isugu dhiibay. :D

 

Waar ardayda kala celi

 

 

War Xudeedi, Af-soomaaliga awoowe ma akhridaa horta? Bal waxaan qoray akhri mar labaad. Kuma fahmin awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War adduunkan bel eega! Xudeedi, shalay so adigii PL taageerayay, ma dadkii oo dhan baad waxaad leedahay hal reer bay wada noqdeen? Ninkaa Atam ah ha lala deal gareeyo ama nabad wax ha looga keeno ama dagaal baan qabaa ee jirro ma qabo saaxiib. Anigi inta kale aad is leedahay waa reer Faroole eedaysaye, maxaad ka oran Jacpher, Hunguri, iyo K.Tuurshe iyo inta kale reer Maakhir ee ka soo horjeeda Atam?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Libaax-Sankataabte i agree that both sides are one family but my response was for the war cheerleader. Nin-waliba kubada dhinica tolkii ha u laado ee munaafaqada ha la'iska daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

^^And don’t you support xaglajifiye because of clan reasons

Xako Candhuuf,

 

waxa aduu tahay ayaa dad kale moodasaa,

 

It is you who you who support Siilaanyo and SNM/somalidiid clan militia only because of clan reasons, qabyaalada is ka duwee inta aadan dad kale la hadlin

 

 

I support United Somalia, and President of Somalia Shaikh Sharif Shaikh Ahmed

 

I support Qaran, and you support qabiil

 

I support my country Somalia,, and you support clan faction (SNM= Somalidiid-land )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by 'Liibaan':

Xudeedi

 

I agree with Xudeedi, most of those who support faroole in SOL forum, support him because of clan reasons.

 

Faroole is fool, because he is creating unnecessary war and conflict in north east Somalia, just so he can get more support and arms from Melez/Ethiopia, and more financial support from western countries. for Faroole using terror card is a profitable business, like piracy

Alla! Ma Liibaan baa? :D

 

Adigu ninyahow horta hadal kuuma banaana, waayo waxaad noqotay mukulaal cad hilib-ah dhulka loogu tuuray oo kale, marna Hargaysa tagaya, marna Garowe--marka is daji ina-adeer. Teeda kale, dadkaan walaalaha-ah dhexdooda kuma qaado; isku dirkooduna, waxna kama faa'iidaysid. Marka ha iska duminin darbiga kugu dadban oo cadowga runta kaa xiga! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this