Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Bomb placed under the gates to Mire Awaare idled by vigilant Women from Garowe!

Recommended Posts

Today a bomb plot by unknown people that was placed in the Mire Awaare Stadium of Garowe where the Regional football tournament and games of the 8 regions of Puntland were held has been idled by a vigilant women from Garowe, who reported suspicious behaviour she saw during the night in where some men where planting something at the gates to the Stadium or near its vicinity, the reports says.

 

After it was reported by that vigilant women of Garowe, the police immediately arrived and cordoned off the surrounding area of the Stadium, whereby the Puntland Mine and Explosions Action team PIMAC defused the bomb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BAM LA FASHILIYAY MAGAALADA GAROOWE.

 

17. December 2009

 

Magaalada Caasimada u ah Puntland ee Garoowe ayaa manta haweeney u reer Garoowe ah ay fashilisay Bom lagu aasay banaanka hore ee Garoonka kubada cagta mire aware.

 

Garoonkaan ayaa wax maalmahaan ka socday ciyaaraha gobolada Puntland oo hada ku dhaw heer gab gabo, nasiib wanaag waxaa ka war helay ciidanka amniga ee Magaalada Garoowe, ayagoo halkii gurmad ku tagay xirayna dhamaan goobti u yiilay walxaha qarxaha, sidoo kalena waxaa gobtii soo gaaray Hay’ada miino baarsita Puntland ee PIMAC.

 

Wax qarax ahi oo khasaaro geysta kama dhicin goobtasi, waxaan ay laamaha amnigu sheegn iney ku raad jiraan cidii ka danbeysay aasida miinadaasi oo ay oogu tala galeen iney ku wax yeeleyaan dadka rayidka ah ee Magaalada Garoowe.

 

Isku soo wada duuboo waxaa baryaahan soo kordhaya hoowlo lagu khal khal galinyo amniga iyo nabadgalayada deeganada Puntland, kuwasoo loo aneynayo inta badan dad kasoo jeeda gobolada koonfuureed, waxaan hada gabi aahnba foojignaan adag ku jira dadka reer puntland kuwasoo il gaar ah ku eegaya muhaajiriinta qaarkood soo doontay nabadgalayada gobolada Puntland, waxaan gabi ahaanba kasocda magaalooyinka waa weyn ee Puntland kacdoon looga soo horjeedo dadka fidna wadayaasha ah ee ku soo dhuumanaya maatada kasoo qaxday Koofurta Somalia, kuwasoo raba iney iska hor keenaan muhaajiriinta iyo dadka Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxyaabaha Qarxa Oo Laga Soo Saarey Garoonka Kubada Cagta Mire Awaare Garoowe.

 

Cawil Maxamuud Cabdi

 

RBC Radio, Gaalkacyo

Cawil@raxanreeb.com

 

Garoowe (RBC):- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee caasimada Dawladda Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in maanta Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal ay waxyaabaha qarxa ka soo saareen Garoonka Kubada Cagta Mire Awaare ee Garoowe.

 

Garoonkani oo ah kan uu ka socdo koobka kubada cagta ee Gobolada Puntland ayaa waxaa laga soo saarey dhowr shey oo lagu sheegay inay yihiin waxyaabaha qarxa, kuwaasi oo ay ka warheleen ciidanka amaanka Gobolka Nugaal.

 

Ciidamada oo durbadiiba gaaray Garoonka kubada cagta kadib markii lagu soo wargeliyay inay jiraan waxyaabaha qarxa oo garoonka lagaliyay ayay ku guuleysteen inay dibada uga soo saaraan.

Lama garanayo cida rasmiga ah ee galisay qaraxani waxaana laamaha amaanku ay wadaan baaritaano ku aadan cidii ka dambeysay, waxaase loo badinayaa inay ku lug leeyihiin dad ka soo horjeeda amaanka Gobolada Puntland.

 

Waxyaabahani qarxa ee laga soo saarey gudaha garoonka kubada cagta ee Mire Awaare ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli Ciyaaraha kubada cagta Gobolada Puntland ay marayaan Semifinal, iyadoo ay haatan isugu soo hareen 4 kooxood, Sanaag, Sool, Mudug, iyo Bari.

 

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke its sad brother we were just talking yesterday about the tournament and how it reached the Semi-final stage and the regions that were drawn to one another, really sad but alxamdulillaah it has been idled but more vigilance is needed by the public to let this people not target us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Aamiin to your dua' and I believe the women will be rewarded I am quiet sure of that.

 

Our senior citizens (grandmothers) are very vigilant as you can see below:

 

m47.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Johnny B   

She made to my List of Somali heroes of these troublesome times.

 

Much respect and luv for the "shaah" she wears under the camouflage, a genuine Somali woman,

unlike the probably equally Somali but much younger and brain-washed TENTS of these days, who could of instead place the explosives there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Definetly a job well done but have to say Fiqi that lady wasnt the one who who discovered the bomb but is a customs lady at Bossaso Airport. I remember her well as i landed when some business men from Khaleejka was visiting and she thought I was with them, and when she checked my bag she smiled and said Yalla Khalas :D:D Wished all customs official was like her

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this