Sign in to follow this  
xiinfaniin

Alshabaab vs, Hizbul Islam fights continue

Recommended Posts

Dagaal u dhexeeyey xoogagga Al-shabaab iyo Xizbul Islaam oo ka soconaya duleedka Dhoobley

Posted to the Web Apr 13, 11:16

 

 

Dhoobley:-Dagaal xooggan oo u dhexeeya xoogagga Al-shabaab iyo ururka Xisbul Islaam ayaa ka soconaya duleedka magaalada Dhoobley, dagaalka oo saaka subixii qarxaya ayaa weli ka soconaya degaanada ku xeeran Dhoobley.

 

Ilo wareed ku sugan degaanka Dhoobley ayaa xaqiijiyey in dagaalku soconayo oo ay arkeen dad dhaawac ah oo la soo gaariiyey magaalada Dhoobley,dagaalka oo xooggan ayaa hubka la isku ridayo waxaa laga maqlayaa gudaha Dhoobley.

 

Dagalka ayaan ilaa hadda waxaaan ka hadal masuuliyiinta ay ciidankoodu u dhexeeyo dagaalka waxaan ilaa hadda la aqoon khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka soconaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

I don't think inuu warkan sax yahay! berri baad arki doontaa halgan.net oo ka cudur daaraneysa, and there's a reason maakirka post-gareeyey uu u qariyey source-ga!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Maakir! iney diriraan miyaan ka hadleynaa? iney saaka dirireen welina dagaalkan socdo weeye mowduuca & inaad halgan.net ka soo naqlisay asee aadan halakan ku sheegin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^wixii! Ilaahey dabeecadda ha kuu hagaajiyo!

 

macsiloow war ilmood lehe, sida loo qoray piece-kan baad arkeysaa

 

Dagaal u dhexeeyey
...

dagaalka oo saaka subixii qarxaya..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this