Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Daawo Xafladii Ciidamada Xoogaga SSC

Recommended Posts

Liibaan   

 

Guul iyo Gobanimo Sool, Sanaag & Cayn

 

SSC Freedom Fighters will be victorious, Insha Allah

 

Long Live SSC, Long Live United Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Duufaan:

Heesta ciidanka SSC

 

Heestan waxaa qaadaya Allah ha u naxariistii fanaankii Cabdi Kaamil Cawaale.

 

 

Great song not neccessarly in this context but as Somalinimo. I love this song and I remember it my childhood, I used love it. Thanks for sharing it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Great Video and song, thanks to Universal TV

 

 

Hambalyo iyo Bogaadin Ciidanka SSC, xilweyn baa qaadeen oo xoreynta Dhulkiina SSC, Allah ha idin grab galo madaama aad aad xaqa iyo cadaalada u hiilinasaan, dhowr bilood idin kuma qaadanaso

 

Maanta waa noo muuqataa Laas Caanood oo xor oo Calankii Baluega ahaa ka babanayo

 

 

SSC Dhaqaaqday

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Abdi Kamaal Cawaale is a somali heroe as well as SSC hereo. He was a member of Kooxda halgan and he was sent to the front line 1977 and never came back. Hadii aana soonoqon calankayga nuurow alahayow kunabgeli.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANTARA   

Odey dhuusadu ka siibanso ayaa ku leh waan dagaal yimid, 1958 kii ayaan askarta ingiriiska ku jirey kulahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kuwa xaarka iyo dhuusadaba ka siibanaso waa dhiigyacab Siilaanyo oo 80jir ah,NSS spy Riyaale, Waraabe, iyo Salaadiinta Somalidiidka ee jooga Hargeysa iyo Burca

 

Edab soo baro, afxumada iyo caydana jooji, mise dhareerka iyo xaarka ayaad iska duwi karin oo caqli malihid, markaasbaa dad afkaaga dheer la soo aadasaa

 

Miyaadan hadli karin adoo caytamin,oo waxa aad aaminsantahay sheegi karin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Amazing video. Thanks for sharing.

 

The SSC army are only defending their people and their land against those who are invading.

 

Inshallah the SSC will defeat the aggressors.

 

Keep up the good work.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this