Sign in to follow this  
Paragon

Ololo xooggan oo ay Wadaan Culumada Puntlland ku sugan Si ay u sameeyaan Maxkamado

Recommended Posts

Paragon   

Ololo xooggan oo ay Wadaan Culumada Puntlland ku sugan Si ay u sameeyaan Maxkamado Islaami ah

Posted to the Web Nov 11, 21:06

 

 

Gaalkacyo:-Waxaa isa soo taraya Culays xooggan oo ay culumada ku sugan Puntlland ay saarayaan DGPL oo uu Madax u yahay Gen Cadde Muuse si ay u qaataan ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Culumada oo aan weli si wada jir ah Bayaan u soo saarin ayaa bilaabay inay Abaabul xooggan ka sameeyaan Sheikh kasta Gobolka uu joogo.

Dadaalkaan ay culumadu wadaan ayaa ah mid isa soo taraaya walow aan ilaa hadda la ogayn meesha uu gaarsiisan yahay.

 

Waxaa ka bilowdey Gobolada Puntlland talooyin ay culumadu soo jeedinayaan iyo Bayaanaada farabadan oo ay soo saarayanaan Beelaha kala gadisan ee degan Gobolada Puntlland.

 

You should read the rest of the story....very interesting

Share this post


Link to post
Share on other sites

why not, maxkamad wa ay suubsan karaan waxaa ka xigta oo qura ayagoo hoggaankooda ku yirahda basa inoo fura maxkamad oo aanu islaamka isku xukuno ee maxay tahay maxkamadeena xamar ayaanu la hoos tagaynaa waxaasi waa qush & banad & in la is-farasaaro.

 

 

am

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

i_1_galleryfull201

 

SOMALIA

Somalia: Second Islamic court in Las Anod declared

By

Nov 10, 2006, 22:21

LAS ANOD, Somalia Nov 10 (Garowe Online) - Another Islamic court has been declared in the Puntland regions, even as President Mohamud “Adde” Muse intensified his policy to prevent Islamist rule from taking root in the region.

 

The new Court was declared this week in Las Anod, capital of Sool region, following days of consultations and meetings between the Bah-Hararsame sub-clan that involved traditional chiefs, sheikhs, intellectuals and members of civil society.

 

One delegate confidentially told Garowe Online that, “in the end, the sub-clan [bah-Hararsame] voted to make Shariah [islamic] law as the law of the land.”

 

This is not the first time an Islamic court has been declared in Las Anod. In August, members of another local sub-clan declared an Islamic court, prompting a response from Puntland police who arrested the organizers.

 

Last week, the spokesman for an Islamic court in Galkayo was detained by police sometime after his radio interview aired on the BBC Somali Service.

 

Garowe Online News

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

People have the power to choose their destiny. If Reer Puntland choose this path, they should not be suppressed.

 

Good News

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaalayaal, the men that you're describing are what I term 'Fitna-abuurayaal', they went to create tension in a place, where people, have been living together peaceful for the last hundred of years!

 

Puntlanders have chosen their path and that is Puntland, they will not come under clan rule from Mogadishu inshallaah and they will fight any attempt, to reach their part of the country and bring it under rule from the pseudo-wadaads!

 

Don't listen to Garooweonline.com, which we all know what they're about, they belong to Mr. Faroole, who was sacked and a Ex-Puntland government minister, who said, that if he can't be minster again, he will try to bring this government down. Today if Faroole was restated, Garooweonline.com would support Puntland State to the core.

 

Please don't tell us about the few calooshooda-ushaqeeystiyaal, this brings me to mind gone by-days, it's deja vu for me again as this is set to become a new Arta II initiate to finish off, what they couldn't do in the year 2001/02 but they will fail, although there are some few weak people amongst us but the majority is defiant and they will see this through inshallaah!

 

Long live the Puntland State of Somalia!

 

I've written this litle piece about what the courts are really about, so if you understand somali, you'll understand what it is about:

 

Alla aqoon ma lehiye

Marba meel baan u duulaaye

Inta aan is leeyahay dadka shareecada ku walaaley

Baan hilmaama gefefkii Ina adeerkeey!

 

BAL maxaa Indhacadde ku kalifay Marka

Jimcaalana Afgooye loogu dhaafay Amarka

Barraawana loo leexiyey dhinaca iyo Sharka

Wadaadada ma sidaas bey moodeen xaalka

Alla ilahiyo sahal oo naga ilaali been-abuurka

Aay xitta Dhuxolow iyo in deylaf usideeysten Garka!

 

Yusuf Garadoow maa naga deeysit borobagandada walaal

Beenta aad ufidinaysid Adeer Aweeys miyaadan ogeny in aay ahayn xalaal!

Saad dambe baad runti ogaan marka aay noqoto dagaal,

Markaas baan inshallah arki doona qofkii ugurta galaal!

 

Anaga waxaan rabnaa cafis iyo salaam

Sidaba aay sheegayso diinteena islaam!

Ma rabno xarbi iyo duulaan

Aay iclaamiyeen tuug Ina hebel xaaraan!

Ayna hormood u yahiin wixii xamar joogay ee m**ryaan,

Cimaamad loo geliyoy muxuu sheegi sakhraan!

Kun qof soo diloy, qisaasta kaga badbaaday qaaraan!

Kooda daalimka aha waxba ma faraan,

Masakiintana xuduud beey ula yimaadaan iyo sharci quraan,

Gacanta ka jaroy inanaka yar ee jareer gaajada ku dhagan tahay, alla maxay kugu been-abuurtaan!

 

Haatana Puntland beey rabaan in aay gaarsiiyaan risaalad

Laakiin shicibkeeda wuu arka in diintoda aay tahay riwaayad

Lagu doonaayo in lagu maji-xabaabiyo dadka iyagoo weli beeraayo xashiishad!

Jeyshka Puntland xadka beey la istaaganyahiin qori iyo bistoolad!

Indhacaddow xaqee baad soo Mari, maa iska daysid beenta oo aad isticmaashid xikmad!

 

Soo matihidiin nimakii shalay qabqablayaasha u sacab tumayey

Shirkii Balcad yaa xusuusto, oo aay ku xumeenaayeen ina yeey!

Xaabsade u yeera sida Abdullahi Yusuf u degin Baydhabo janey!

Sheikh Aweysow horta shirqoolkiinka xagee buu ku danbeeyey?

Waa tii Cabdullahi joogo Baaydhabo, xulafadiinana la eeryey!

 

Sharif Ahmad goormu Shariif noqday?

Soo muusan ahayn gudoomiye ku-xigeenka muuse suude ee balcadii hore ee dumtay?

Nin ku xigeen u ahaa Muuse Suudi ba maanta kitaab weyn noo soo qaatay?

Alla markuu Muuse Suudi amarka ku siinaayey xuusuuqa masaakiinta, wuxuu ku jawaabi jiray Gartay!

Illeyn waa nin taariikh dheer leh oo la bartay!

 

Alla mana siraan nimanka noo soo huwaday maro

Marbay sheekada la xuumaan, alla yaa siiyo talo

Ducafadeenana yaa usheega in aysan lahayn karaamo

Hadeey ogaan lahayeen nimanka aan soo tilmaamay may dhahayn ‘alla kaalmo‘!

Wadankoodana maysan uogalaan lahayn in laga goosto hal taako!

Alla illahiyo na quwey arriteena waa kurbo!

Sidaas iyo barako.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sakhar, no one is trying to destroy the state. Dont get carried away with what Mogadishu want and what Puntland elders, religious folks want.

 

The adoption of Shariah law, should be welcomed and it will strengthen the state as a whole. No need for violence or supression of the people. The admin will have to adapt or become extinct.

 

In the areas of corruption, equality and Qad abuse, the Shariah law would bring great benefits.

 

However this will not mean Puntland comes under the Mogadishu courts.. We will insha Allah retain our Federal state..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this