Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: Spanish, Argentinian envoys arrive make contact with TFG/Puntland admins

Recommended Posts

Dawlada Spain oo xiriir kala sameysay DFKMG ah siideynta shaqaalaha MSF

 

Dawlada wadanka Spain ayaa shaaca ka qaadey inay xiriir kala sameysay xukuumada federaalka KMG ah ee Soomaaliya sidii loo siideyn lahaa laba samafayaal oo kooxo hubaysan afduub ugu geysteen magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

 

Wasiirka amuuraha dibada ee wadanka Spain Miguel Ángel Moratinos, ayaa daboolka ka qaadey in uu kulan la qaatey masuuliyiin ka tirsan DFKMG ah ee Soomaaliya, isla markaana ay ka wada hadleen in maanta la bilaabo wadahadal ku aadan sidii loo siideyn lahaa laba ka mid ah shaqaalaha hay’ada MSF, isagoo wasiirka arimaha dibada Spain uu sheegay inay heleen war ku aadan in afduubayaasha ay sheegeen inay balanqaadeen inay siideyn doonaan la haystayaasha walow warkaasi laga helay dhanka xukuumada Spain.

 

Haweenka la qafaashey oo lagu magacaabo Mercedes García, oo u dhalatey wadanka Spain, Iyo Pilar Bauzá, oo u dhalatey dalka Argentine ayaa waxay si mutawacnimo ah uga shaqeynayeen deegaanada Puntland ee Soomaaliya, iyadoo la soo sheegayo in ay ku hareeraysan yihiin ciidamada Booliiska kooxaha hubaysan ee afduubka u haysta hawlwadeenada gargaarka ee hay’ada MSF Spain.

 

Magaalada Cuadros ee ku taal wadanka Spain oo ay ka soo jeedo Mercedes García ayaa waxaa laga sameeyey dalabaadyo iyo baaqyo ku aadan in la siidaayo dhakhtaradaasi MSF oo lagu sheegay in ay caan ka tahay deegaankaasi.

 

SBC International News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

There should be no mercy for these people who kidnap and abuse two couragous women serving the poor in Somalia. We pray for their safety and safe return and hope that these kidnapers are brought to justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^Unfortunatly such criminal activities do happen in any civilised urban centre of importance. Bossaso is an important centre.

Not every civilised urban centre bribes her criminals and lets them walk in the streets the next day. I mean, it wasn't long ago when the high-jackers were bribed to free the ship just outside the port. Again a week later, a journalist was kidnapped and the kidnapper was bribed. Now we have two NGO workers being abducted in daylight and as usual the criminals will get their money and walk the streets the next day.

 

I wonder which other civilised city in the world can match that Dukow!!!

 

You can fool yourself but everyone else sees a very dysfunctional administration in Garoowe that is at the mercy of organised criminals. These criminals themselves could be within the administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this