Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Oh, Dayniile

Recommended Posts

I like Dayniile site. Once a while, I like to check it and make me unintentionally entertained. Just like watching Faux News.

 

Laakiin sometimes they overdo their fabrications oo dadka aqrisanaayaba waxee moodaan laba jir. Read on.

______________

 

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya sababta keentay geerida nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso gobolka bari

(DAAWO SAWIR NAXDIN LEH)

 

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaabka uu u dhintay Nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso oo ay dhowaan qabteen ciidamada Booliska maamulka Puntland kaasoo ka soo jeeda beesha degta kilinka shanaad ee dalka ismaamulka Somalida Itoobiya kaasoo geeridiisa masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ay ku tilmaameen mid caadi ah.

 

Muxyadiin Axmed Muuse Taliye ku xigeenka ciidanka Asluubta maamulka Puntland ayaa horey u sheegay in ninkaas markii la geeyay xabsiga uu la liitay xanuunka Qaaxada ka dibna uu aad u xanuunsaday markaasna la dhigay Isbitaalka si wax looga qabto, hase ahaatee markiiba uu geeriyooday.

 

C/llaahi Siciid Samatar Wasiirka Amniga Puntland oo isna u warramayey BBC wuxuu sheegay in markii uu geeriyooday ninkaas uu maamulku u saaray arrintiisa guddi dhakhaatiir ah si loo hubsado sababta uu u dhintay, ka dibna guddiga dhakhaatiirtu ay caddeeyeen in geerida ninkaasi ay tahay mid caadi ah oo uusan u dhimnan wax ka baxsan xanuunka Qaaxada oo sambabbada ka baabi'eyey.

 

Hase ahaatee waxaa jira warar dheeraad ah oo laga helayo ilo kala duwan oo ka tirsan maamulka Puntland kuwaasoo sheegaya in ninkaasi maxbuuska haa uu u geeriyooday jirdil naxariis daro ah oo ay kula kaceen ciidamada loo yaqaano PIS-ta ee maamulka Puntland,
waxaana inoo suuragashay inaan helno sawir laga qaaday ninkaasi geeriyooday oo xabsiga ay ku cadaabayaan ciidamada Puntland
.

 

______________

 

The sawir they are referring, of course, is this:

 

ninka%20lagu%20xirey%20Puntland.jpg

 

:D:D

 

By first glance, dadka ka muuqdo inay Soomaali ahayn waaba loo jeedaa, but I guess that is the only picture that is closest to Soomaalida see u egyihiin that they could get from google images by simply searching the word 'torture.' The search result was the very second picture.

 

Of course, they got the image from google images, specifically this one.

 

Note how they tried to blur the face of the man sitting on the chair.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

How about the ethiopian soldier whom waagacusub claimed committed suicide after 'shooting himself in the head five times' :D

 

Classic sites Daynile & Waagacusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sadly, other sites fell for this.

 

Waxaa kaaga sii daran, those who are now denying this jirdil sawir being from Bari, now instead claim* the torturers are Xabashi. The deniers are lying themselves. Yaab badnaa.

 

* Funny now, Horseedmedia.net webmasters read SOL. They edited their original claim of the torturers being Xabashi and are now linking the link I posted on here of where the original picture came from.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

dayniile.com iyo qaar kale oo badan waxaa ay ka shaqeeyaan oo kaliya isku dirka ummadda soomaliyeed , thanks miskiin for exposing them ceebtooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Dayniile is not the only site coocking news;

 

Have you visited "allpuntland"? Waagacusub; Gedoonline? Jawharonline? and the many other website with town/regional names?

 

Warar laga helay ilo lagu kalsoonyahay;

 

is

 

a common phrase in newsmilling

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

It is ridiculous the stage daynille gets to. I was reading about this on horseed media also regarding the pictures being fabricated.

 

Anyways daynille does get a lot of hits and the sad thing is alot of people do believe what he says, but thank goodness the people who are in power or authority of clans and political factions know what is "reliable" news and what is just totally "propaganda" material.

 

I doubt any politician, ulama, nabadoon, wax-garaad, business-men, etc read the crap that is on daynille. If they did a survey on who his readers were, I can guarantee you that they are usually high-school drop-outs, single mothers, or just plain old fresh off the boat refugees.

 

Master-Mind of Daynille. Reports Straight from His arm-chair and how can I forget his "computer".

 

7291.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismahaan   

Originally posted by Cowke:

 

7291.jpg

Fool xuma badanaa ruuf yaan kaani waxaays oo kale baa somalidu ka dagi ladahay dadka intaas isku diraya walaalahaa. :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Originally posted by Ismahaan:

quote:Originally posted by Cowke:

 

7291.jpg

Fool xuma badanaa ruuf yaan kaani waxaays oo kale baa somalidu ka dagi ladahay dadka intaas isku diraya walaalahaa. :mad:
Maxaa kaa galay foolxumadiisa, malaguu alkumayaa?

 

Dhubad,

Azzaro is actually an expensive brand.

 

 

Daynile is not different from other websites- so cut the crap saaxibiyaal.

 

How many times are we SOL visitors exposed to vicious propaganda? I wonder why no one wrote a thread about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Cowke:

Master-Mind of Daynille. Reports Straight from His arm-chair and how can I forget his "computer".

 

7291.jpg

Sorry sxb this is not the owner nor the editor of dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this