Sign in to follow this  
nuune

Ansaarul Islam formed in Mogadishu

Recommended Posts

nuune   

New Islamic party has being formed in Mogadishu today.

 

 

Muqdisho,05-May-2009 :-Kulan ay isugu yimaadeen Odayaal, Waxgarad, Siyaasiin, Culumaa’uddiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku dhawaaqeen iney dhisteen Gole Cusub oo la magac baxay Golaha Taageerayaash Islaamka (Ansaarul Islam).

 

 

Read More

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ansaarul Islaam, Xisbul Islaam, Alshabaab, Alitixaad, al-ictisaam, al-tajamuc, ahlu sunah wal jamaaca, Maxaakimta, Al-Islaax, Al-akhwaan, Al-Waxda, maxaa hadhey tolow? alsucuud al somali miyaa hadhey?

 

Walee Somali meeley u socotaa iga yaabshey, allow sahal.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by King_Sasa:

Ansaarul Islaam, Xisbul Islaam, Alshabaab, Alitixaad, al-ictisaam, al-tajamuc, ahlu sunah wal jamaaca, Maxaakimta, Al-Islaax, Al-akhwaan,
Al-Waxda, maxaa hadhey tolow? alsucuud al somali miyaa hadhey?

 

Walee Somali meeley u socotaa iga yaabshey, allow sahal.....

The Islamist Revolution of 2006 is fragmenting and different actors in society are jumping on the bandwagon and slowly eroding and diffusing the core political ideology of the Islamist Revolution.

 

You can compare it with the Clanist Revolution of 1991 and how it fragmented and eventually lost its political value while some aspects of it took deep roots within Somali society.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odayaal, Waxgarad, Siyaasiin, Culumaa’uddiin iyo aqoonyahano

Odayaal = Ciyaala suuq.

Waxgarad = Wax ma garato.

Aqoonyahno = Jaahil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

As a kid when i couldnt become the red ranger in the Power rangers club (because someone else had filled that spot) i formed my own Power rangers club and became the red ranger

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Nuunka, ki salaamay widaay. See eta. Arlaadi seetee?

Marxaby, faayti, arlaadi kiin faayi smile.gif waa ii jeedaa inaa afkii hilmaamay

 

9 street ilaa 12 street aa soo shawisey aan maqley, meeqa dooro aa qoorsagaaro ku soo qabatey widaaw waa kaa warhaayaa inaa nayroobi soo qastey, ani soomaaliya iyo itoobiya ayaan jirey sxb, kulla shey'in tamaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Adam-Zayla:

As a kid when i couldnt become the red ranger in the Power rangers club (because someone else had filled that spot) i formed my own Power rangers club and became the red ranger

LOOOOOL hear hear

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar:

Nuunka, ki salaamay widaay. See eta. Arlaadi seetee?

Marxaby, faayti, arlaadi kiin faayi
smile.gif
waa ii jeedaa inaa afkii hilmaamay

 

9 street ilaa 12 street aa soo shawisey aan maqley, meeqa dooro aa qoorsagaaro ku soo qabatey widaaw waa kaa warhaayaa inaa nayroobi soo qastey, ani soomaaliya iyo itoobiya ayaan jirey sxb, kulla shey'in tamaam
9ka iyo ilaa 12kaa? Xadkeyga waa yareysee, see camalna. Kasoo biloow Jaamka ilaa iyo Hoteel Barakaad ku yaalay 12th anigee ii shidneyd those three months. Busta Islii, darn it.

 

Hoteelada ku yaalo meeqaa ka aragtay? Andalus mid la dhaho oo 12ka ku yaalo ma aragtay? Ama Kaah iyo Safaari at 6ka? Kilimanjarana wuu jiraa iyo Shariifka oo 7ka ku yaalo. Koley kuligooda Barakaad ugu fiican waxaa ka arkay.

 

Haye, Soomaaliya intee ka tagtay, Soomaali Galbeedna ma gaartay? Reer Qabridahare badan kusoo arkay Islii, siiba wiil Xabashada si jirxumo u dileen ilaa haatan wajigiisa ka muuqdaan daqarka ee u geystaan. Wuu kasoo baxsaday, oo kumaba noqon karo dhulkaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, man, 3 bilood dhanaa, waa iska ogaa inaad halkaas jirtey markii inta lagaa baafinaayey waa iska aamusey kuma kashifin smile.gif

 

damn those hotels, aniga Jaamka aa ii shidnaan jirtey, meeshaas caadi ma ahan specially habeenkii, Maryan lodge aa saldhigeyga ahaa after aan ka soo wareegay Umal Lodge(sheikh umal aa nafta isku keenay :D anoo maalin si khalada jeega jeega la iigu soo xiirey uu i arkey maxaa iga raacey hee, ama wada xiir, ama wada sin la igu dhahay).

 

 

Waxaa safarkeyga ka bilaabey Istanbul, oon laba maalmood joogey, Dubai ayadna dhowr kale, addis ababa oon week joogey, ka tagay Harar ayaan usii baqooley oon joogey maalmo halkaas oon ka carraabey ilaa Dirdhaba oon ka fogeyn Harar, Dirdhabaan joogey dhowr maalmood oo kale, oon ka sii tagayoo Jigjiga laba bari dalxiisayey, balse dib ugu soo noqdey Dirdhaba si aan the newly Somali Airline Suhura Airways uga qaato ilaa Hargeisa, halkaas oon joogey dhowr maalmood, maalmo meel joog lee ahaa sidaada oo kale uma raaxeesan sxb, noolatey adigu smile.gif

 

 

Widaaw maxaa iigu sheegi weyday inaa Nayroobi joogto, meeshaas xiisa xididada xumeeyey aa ii haayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this