Sign in to follow this  
nuune

Ansaarul Islam formed in Mogadishu

Recommended Posts

Haa, Nuunka, sadex bilood u qaatay reerka la joogo, especially the old man, who finally accepted to come to Nayroobi.

 

War adaaba war heysid oo dalmar dhab noqotay. Istanbuul ilaa Jigjiga maa tiri. Waaw iga dheh. Waa dhex jeexdee. Meeshii Ireland waa lagu kala kacee, dhaqaalo-wise, I mean, ee ninkii suu yahay islahaa. Ileen adigana wafdi camal ayaa u wareegeysay. Maxaa, airmiles maa Shariifka ula tartarmoysaa inta flight aa raaceysid? :D

 

Ar Gaarisana waa tagay. Meelo badan adduunka kuleel waa lagu sheegee, laakiin meel ka kulul ma arkin Gaarisa. Hal beri joog islahaa, but xataa waa joogi waaye ee half-day joogay bas, oo hal habeen soo seexday, aroortiina kasoo tagay. Meesha kululaa, bisinka.

 

Maryan Looj (or as my mother calls her Maryan Loosh) waa taqaanaa miyaa? Hooyo qaraabo yihiin, oo dukaankeeda mar walba aadi jirtay, xataa dirac kasoo gaday naftirkeyga. Waa maqlay laba sar u kireysan, oo qof kasoo kireysay siina kireysay. Dukaankeeda Gaarisa Looj uu kasoo horjeedaa, koley inaa iyada taqaanid ma'ogi oo magaceeda sarta lagu samiye ku maqashay filaa.

 

Haddaa ogahay, duqa, inaa Afrika ila joogtid runtii waa kuu sheegi lahaa. Waa markii labaad East Afrika isla tagno same time aan islana ogeyn. Marka sadexaad, Eebba ha idmee, waa isogaan doonaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this