Sign in to follow this  
Fiqikhayre

WSLF sign cessation of weaponshostilities with the government of Ethiopia

Recommended Posts

The Western Somali Liberation Front signed a deal of cessation of hostilities with the government of Ethiopia.

 

Gudoomiyaha Golaha Shuuradda UWSLF oo Shaaca ka qaaday inay Xabad joojin la saxiixdeen Itoobiya

 

By Somalimirror on 4 Apr, 2010 6:31 PM in Main, Wararka

 

uwslf4.jpg

 

Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Midowga Jabhadda Xoreynta S/galbeed Sheekh Axmed Cabdi Nuux (Axmed Nashaad) ayaa markii ugu horeysay Shaaca ka qaaday inay Heshiis Xabad joojin ahi la saxiixdeen Dowlada Itoobiya, isla markaana ay Mudo Bil ah ka dib Shirweyne ku qaban doonaan Gudaha Wadanka.

 

Gudoomiyaha Golaha Shuuradda oo Xalay Shir jaraa’id Khadka Taleefanka ugu Qabtay Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida ayaa yiri “Walaalayaal sidaad Ogtihiin waxaan Doonayaa inaan Idiin Sheego Wadankaas Soomaaligalbeed Ururka Midowga Jabhadda Xoreynta Soomaaligalbeed wuxuu ku jiray Dagaal 18 sano ah oo Runtii Xaalado badan oo kala duwan soo maray kana Dhasheen Khasaaro Dhinac walba leh oo xaga Maadada ah iyo xaga Basharigaba ah Daruuradaas 18-ka sano arintaa socotay waxaa lagama maarmaan noqday ama soo baxayay Had iyo jeer Baaqaq Badan oo ka kala imaanaya Dhinacyo kala duwan Khaas ahaan shacabka wadanka ku nool Dhanka Dowlada oo inay Nabad iyo Wada hadal Diyaar u yihiin cidii diyaar u ah arimahaas oo dhan markii ay dhaceen 18-kaas Sanana Xaaladaas socotay Wadankuna Abaaro iyo Xaalado Dagaal iyo Arimo aad u qalafsan ka jireen ayaa waxaan u aragnay inay Khasab tahay maanta Arin Sharci ahna tahay Xagga Diinta Islaamka ku banaana Sida aayadda aan Akhriyay, Nabiga SCW siiradiisa in badan uu Wada hadal iyo Nabad wax ku raadinayay, Ururka oo Siyaasadiisa Asalka ah ay tahay inuu Nabad iyo Wada hadal iyo wada hada xaajood wax ku Dhameeyo ayaa waxaan u aragnay Ururka Madaxdiisu u arkeen inay Daruuro tahay Maanta in arintaasi loo Dhaga Nuglaado sidaa darted waxaa dhacay Kulamo anaga iyo Dowlada na dhex maray oo Meelo kala duwan ka dhacay sida Yurub iyo Afrika Meel ka mid ah, Arintii waxaa ka soo baxay Baaqaqa aan sheegayo oo Dhinaca Dowladda iyo Xagga Duqeyda iyo Cuqaasha Wadanka ka jirta iyo anaga oo xaaladaa Danaynay in aan sameyno Barnaamijkaas oo aan ku qanacno oo Aan Xabad joojin sameyno, ama waxa fiqiga islaamiga lagu yaqaano Hudno oo Mudo waxaa lagu jiraa sida aad ogtihiin hadda aad u qalafsan xagga Dowladana Doorashooyin wadanka ka socda ayaa jira oo aad baa loo mashquulsanyahay anaguna inaan Wakhti u helno inaan Dad kayaga la tashano Shirar qabsano Umada Taladda Wax ka galino haday noqoto Dadka Dibadaha ku nool Aqoonyahanka Culimada Ururka Xubihiisa oo Aduunka ku kala firirsan Hogaamada Ciidamada kala jooga Goboladda kala duwan inaan Fursad u helno ayaan arintaas Hudnada ah u gaadhnay taasi waa qodob”.

 

Gudoomiyaha Golaha Shuuradda ayaa Baaq u diray Kaadirka iyo Xubnaha Jabhadda Cuqaasha Ugaasyada iyo Waxgaradka S/galbeed wuxuuna ugu Baaqey in la isugu yimaado Shirweyne lagu qaban doona Dalka Gudihiisa, isaga oo arimahaasi ka hadlayana waxa uu yiri “Qodobka labaad, Waxaan ugu yeedhayaa Dhamaan Dadka Soomaaligalbeed gaar ahaan Kaadirka iyo Xubnaha Jabhadda Dadka Dibadaha ku nool Dadka Cuqaasha Ugaasyada iyo Waxgaradka iyo indheer garadka Dhamaan in la iskugu yimaado Shirweyne aan ka qaban doono Gudaha Dalka Geed hoostiis inaan ku wada tashano Qadiyada dhinac waliba ka istaagno fulay Xantii ma mooga ayay dhahaan soomaalidu in badan waxaa laga yaabaa inay Dad badan lahaayeen hadaad Ururkii tihiin Talada wax naga siiya Dalkiina waa naga dhaxeeyaa Dantiina waa naga Dhaxeysaa Dantii guudna waa noo wada Muuqataa, Marka in Shir weynahaas la iskugu yimaado insha allaahu Bil Dabadii dhacaya saan filayno, Shirkaas aan kuwada Tashano Mudada lagu jiro Hudnadan laga soo wada faa’iidaysto aan wadankii isugu Nimaadno wixii Danta Umada ahna waxaan Balanqaadaynaa inaanan ka Boodaynin Masalaxadda Umadana ay tahay tan hore, anaguna aan Arintaa Diyaar u nahay Si gaar ahna waxaan ugu Baaqeynaa in laga soo wada qeyb galo”.

 

Mar la weydiiyay Waxa sababay xiligan inay Itoobiya wada hadal la galaan Itoobiya, wuxuu ku jawaabay “Waxaa sababay sidaan tilmaamayba Duruufo badan ayaa ka dhashay Dagaalkii haday noqoto xagga Khasaaraha, haday noqoto xaaladii oo aad u sii cakiran Anaguna siyaasad ahaan waxaa had iyo jeer ajandaha noogu jira haddii aan heli karo Xal Nabadeed hadii aan Wada hadal Xor ah oo aan Tuug tuug iyo waxba ku jirin la heli karo in aan Qadiyadaanada Miis soo dhigno Tii baadna moodaa inuu Baaqaq badan oo soo yeedhaya iyo Cuqaal badan oo is-xil qaantay iyo Dowlada Itoobiya oo intaas oo jeer ku cel-celisay inay Diyaar u tahay iyo Is-badal noo Muuqda oo Siyaasadaanadii horumar u sameynaya oo aan waxba yeelayn oo ah in Wada hadalkii Istiraatiijiga noo ahaa markii horaba uu Diyaar yahay manta, sidaas ayaan u qaadanay Xabad joojinta, xabad joojintana macnaheedu waxaa weeyaan in labada dhinacba laga diyaar garoobo Fursadaan laga faa’iidaysto, Dowladuna Doorashadeedaas inta ay ku jirto ee ay ku Mashquulsantahay anaguna Ummadii iyo Dadkii iyo wixii naga kala daadsan inaan isku soo uruurino si aan fursadda ugu faa’iidaysano sidaas ayaa keentay”.

 

Sidoo kale Mar la weydiiyay Cidda Dhex dhexaadisay labada dhinaca iyo waxa iska badalay Mowqifkoodiii ku aadanaa Itoobiya? Wuxuu ku jawaabay“Walaal nin waliba waa waaya aragoobay, Wakhti dheer baa la soo qaatay, Mindi Mindi ku taagna Macno ma sameynayso ,Muhimaduna waxa weeyaan in Miiska la wada yimaado Duruuftiina waa saamaxday waaya aragnimadaasna waa jirtaa, Hadee Dad badan oo Kheyrka jecel oo Wadankii iyo Dadkii danaynaya iyo Maslaxadda Guudna waa jiraan, Adraaftaas badan bay marka Umadayadii iyo Dadkayagii u badan Baaqaq ka soo baxayay u dhaga nuglaanay, waana sidaan horey u sheegay Istiraatiijiyada Aragtiyadeed oo siyaasadeed oo aan is-badalayn inuu noqon karo xalka in Miiska lagu gaadhi karo oo aan loo baahnayn Xabad haday Dhinaca kale ka suuroobayso Jawigaas oo Muuqda Maanta ayaa keentay”.

 

“Walaal sidaan kuu sheegay Mowqifkii iyo Wada hadalkii iyo hadalkii dheeraa ee ka fool ka foolka ahaa ee arintaa lagaga hadlayay wali lama gaadhin, Iminka waxaan taaganahay Xabad joojin, labada dhinac inay Iltizaamaan waa ka muuqataa waana ixtiraameynaa waana ku dhaqmaynaa kaana waa la gaadhayaa insha allaahu tacaalaa wakhtigiisaana laga hadli doonaa”.

 

Sidoo kale waxaa Gudoomiyaha Golaha Shuuradda ee UWSLF la weydiiyay Goorma ayaad heshiiska Xabad joojinta saxiixdeen? goormase ayay dhaqan galaysaa? Wuxuuna ku jawaabay “Saddexdii Bishan (03-04-2010) ayay ahayd, Markii Barnaamijkaas la isla meel dhigay, Bisha june ayayna Insha allaahu ku egtahay intaa dhaxdeeda in la soo gabo gabeeyo ayay noqonaysaa”

 

Labada dhinac yaa u kala saxiixay Heshiiska Xabad joojinta ayaa Warfidiyeenadu weydiiyeen? Wuxuuna ku jawaabay“ Waxaa joogay labada dhinac rag Madax ah oo ka socday Dhinacayga waxaa joogay Gudoomiyaha Golaha shuurada, dhinaca kale Hogaan ka socda xafiiska Arimaha Dibada ayaa joogay saasayna ku dhamaatay, waana barnaamij sidaan sheegay Hudana ah ama Xabad joojin ah, wada hadalka Miiska iyo Falaqeynta wuxuu ku xidhanyahay ama la iskugu imaan doonaa Xiliga uu Wakhtigaas dhamaado oo la isku soo diyaar garoobo ayaa Wufuud rasmi ah la shaqili doonaa iyada oo Cuqaasha dadka iyo Dalka iyo Umada oo dhan ay u idishahay oo laga tashaday..”

 

Ugu danbeyntii Sheekh Axmed Nashaad wuxuu sheegay in Kulamada labad dhinac dhex maray ay ka dhaceen Yurub iyo Afrikaba, isaga oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yiri “Duruufo jira wax walba in la sheego ma aha labo jeerba waa la is arkay meel yurub ah iyo Meel Afrika ahba waa la isku arkay, howlo fani ah waxaa iska jira dadkii Marti galinta sameeyay iyo saas oo kale in la sheego aan loo baahnayn”.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

Huge development that is highly surprising. Of all the things that they have said about ONLF (included secularists, they don’t fight jihad, they don’t prey, they are in cahoots with the enemy) and all the holier than though attitude that their supporters displayed in religious gatherings, this is the last thing one would have expected from this group. Never the less this only vindicates ONLF and its struggle and supplants them as the true vanguards of the liberation movement.

 

It would be interesting to see how things develop from here out. They have surrendered prematurely without any concrete guarantees or factors to enforce those guarantees. There is nothing that will prevent the Ethiopians from basically just scrapping the said agreement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Jabhada kaliya ee ka dagaalanta Ogadeenya waa ONLF(

gudaha iyo dibadaba) waxa kale waa tuugo u shaqayso wayaanaha

 

Waa guul u soo hooyatahay ONLF ,,,,, iyo shacabkeeda wanaagsan ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^When will the ONLF see the light? If the religiously-doctrine driven UWSLF can submit to a partial cease-fire with the government of Ethiopia so can the ONLF.

 

Or is the doctrine of 'to die and no to surrender whatever come though' that you said previously was preventing the UWSLF reaching into compromise now inflicting the ONLF?

 

The ONLF is a nuisance now and has no real purpose unless of course to excite in the diaspora living not informant, ignorant and propaganda exposed dreamers who think they're part of a halgan to free a people and a land.

 

Today the people are eradicating this nuisance from thier daily lives and ONLF lives a pitiful and deceiving but rather highly amusing double life of being big and unbeatable in the Diaspora viewings and largely defeated and surrendering on a daily basis real life scenarios that speak volumes.

 

There's nothing holy about ONLF's war over that of the USWLF.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ONLF saw the light when they dropped the fake S, and took up the O. KT Melez, the pay out leaders of PL, SL, AS, HIS and UWSLF were on the same side of the line when it comes to ONLF's cause. ONLF is the grass roots that emerged from the local people. It is fighting for nothing less than freedom.

 

You wish ONLF to surrender instead of the bogus Al-itaxaads today, but that ain't happening. To your disappointment ONLF is getting stronger, more popular and more determined.

 

It proves there is one and only one freedom fighters in that region, i.e the brave ONLF. Less confusion and less division.

 

 

Ha iga hadho wadaad beenaale tusbax dheer oo raba inuu jwxo wax ka sheego. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I rather support ONLF than help Ethiopia realize its dominance over all of Somali lands. N those who object to ONLF, either come up with better idea or get out of the way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Kamavi, inaad ku faraxdo maaheyn rag garabkaaga ahaa -khilaaf haba jiree- si saaxada kuugu banaanaato!, waxaan hubaa in RAG jiraan diiddan heshiiskan oo dagaalka sii wedi doona!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

This is very interesying development. Let's see where this ends at. Will the UWSLf folks get benefit from surrendering or will they be humilated like the previous surrenderers? Only time will tell us.

 

Originally posted by Shihaabuddin:

^When will the ONLF see the light?

So you believe surrendering to Xabashis is seeing a light? Cajiib. A pirate is a pirate uun wallee.

 

Che- Well said! The last thing we want to see in our life time is an Ethiopian domination on all lands of Somalia. ONLF are doing their best they can to stop just that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Dont not put the honourable WSLF's name beside these foolish remnants of Itixaad its UWSLF.

 

These people were never sincere to the cause. Now they have sold there souls to the Tigray, really i am not surprised.They had no Military strength whatsoever and its ironic they would sign a deal of this kind.Whats even more ironic is there few loyal soldiers are in Goday,Its over.I call that Surrender.

 

Of all the racket they have caused,it has been directed at ONLF trying to divide its supporters and uttering demeaning and dishonest remarks.

 

The surrender of these Tigray Agents will not have any bearing on the struggle for Freedom.

 

ONLF to Victory!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

ok. i need a thesis from A@t as to what caused the halganized mujahids to sign this deal. the rest of the onlfites here are way too emotional, especially the time bomb kamavi, lol.

 

good day, man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These dreamers think that ONLF is actually capable of doing anything, it is not.

 

It's a patty organisation that wanders aimless harsh terrains and rob to survive from the weak such as the camel-herding boys or water-fetching women in those areas.

 

They cannot amount to a significant challenge and we know the reality.

 

Besides that ONLF is a political party within the Ethiopian contest and who is fighting a government in opposition. Each time they want to surrender or lay out the terms to be re-integrated politically from its isolation, the US tells them to go on and gives them a little incentive to recruit a few youngsters to continue its 'guerilla war' so in order to justify the large Military support the Ethiopian governments gets from the US annually.

 

At least the UWSLF were the ones who braved a fight and could be found launching the most effective operations in killing senior Somali military, politician or police inside cities as they wouldn't shy away of assassination attempts.

 

What ONLF does is rob travellers on the highway so that they could continue their patty lives in the harsh terrains that is the Somali National Region of Ethiopia.

 

ONLF is being eradicated and they're more Ethiopian than the UWSLF will ever be. ONLF is another fitting name for Ethiopian.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   

Hey Pirate.

 

I cannot help but look at your post in disgust, so twisted and misinformed.You show a lack of knowledge in regards to the Politics of the region.Your rant against the ONLF shows where you loyalty lies and thats with the Ethiopian Colony of Puntland.

 

Your post show too much inconsistencies ONLF is a Political Party within Ethiopia? ONLF is Ethiopian but fights Ethiopia?ONLF robs Highway travellers to survive? ONLF gains support from the U.S so the U.S can inturn Support Ethiopia?What is this a silly youtube propoganda Video.

 

Man-up and come here with Facts.

 

UWSLF was Divided and too weak to put Ethiopia under any Military pressure.

 

ONLF we all know, the Impact it has had on Ethiopian politics and the region as a whole is self-explanatory.I dont need to be specific.

 

 

All political parties and opposition movements composed by activists originating among Abyssinia´s oppressed and tyrannized nations represent Africa´s most comprehensive political failure; with the only possible exception of the ****** National Liberation Front (ONLF) that, under extreme hardship and adversity, managed to put under control a significant part of Occupied ******´s territory, all the rest failed dramatically. The rest did not fail only in terms of Human Rights´ advocacy and Civil Rights´ promotion; they failed in every sense, from local socioeconomic development to assertion of statutory rights.

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dear Political Prisoner,

 

We all know the desperate state of ONLF today, whereby hundreds of its former officers within that movement surrender on a daily basis and see the light of the absurdity that is the ONLF today, a bitterly divided to the core and in desperate of urgent life support on the ground where it is needed not the diaspora where they shine.

 

Maybe I should point to the direction of the VOA's Listener phone-in programme of last night whereby the Governor of the SPDP Mudane Cabdi Fatax Sheekh Cabdillaahi gave a splendid performance on the current situations whereby he superbly answered all the questions that were directed to him.

 

Surely he knows better, the people in the Somali National Regional State are preparing to vote now and the voter registration is on 1 million 859,000 people and counting.

 

So all these people have been forced in your uninformative and unintelligent way of thinking?

 

Since Doolaals murder by members within the ONLF and the coming in of many of his comrades the ONLF was on a slow but unforgiving rash decline.

 

I would also kindly ask to present the areas that you control in the Somali National Region State of Ethiopia? Please you could enlighten us on these matters, will you not? :D:D

 

ONLF doesn't control one single district or town in the Somali National Regional State but criminals can roam villages and the harsh terrain that is the Somali State up and down, as to justify the American military expenditure to the Ethiopians. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Over 1.1 mln people receive voter IDs in Somali state

 

New- ENGLISH NEWS

 

Thursday, 01 April 2010 11:16

 

Jijjiga, March 30 (WIC) – More than 1.1 million people in Somali state have received voter IDs for the upcoming May national elections, according to state electoral board office. Office Coordinator Mohammed Abib told WIC the people received the IDs in all zones of the state during the past ten days. He said close to 43 percent of those who received the IDs were women. More than 2.5 million people are expected to register in Somali state for the elections, the coordinator noted.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this