Sign in to follow this  
Maaddeey

Alla Yarxam Omar Abdirasheed

Recommended Posts

Maaddeey   

Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke? :D

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweyne Shariif.

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaa’arke ayaa goordhow istaqaaladiisii u gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Isagoo ku dhawaaqay in uu is casilay.

 

Wararka laga helayo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya oo kulan uu uga socday sedaxda Masuul ee ugu sareysa dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu iska Casilay xilkii uu u hayay dowladda KMG Soomaaliya.

 

Ra’iisul wasaare Sharma’arke waxaa uu sheegay ion sababta uu isku casilay ay tahay kadib markii uu arkay khilaafka sii xogeysanaya ee u dhaxeeya isaga iyo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Marxad uu uu sheegay in haatan dalka uu marayo.

 

Wixii faah faahin intaasi dheer kala soco Shabelle.net hadii uu Illaah inoo saamaxo.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

. Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke?

that's what I love about the fake Jihadi's Maadey is here celebrating on the side of the clan and now savers Dalabeys words. Sharmarke did the right thing, he is no longer the blame and the onus is on Sharif Ahmed who won't last a few more months after.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Somali political precedent dictates that a Somali president may win his battle against his first chosen Prime Minster but will have to lose it against his second. I wonder who is going to be Sharif's Nuur Cade now! :D

Geedi Resigns!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lol the problem for Sharif is he does not even have a few more years. He has a few more months. The only thing to watch out for is this draft constitution that caused all the fuss, will it survive?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Originally posted by Maaddeey:

Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke?
:D

quote:

Ra’iisul Wasaare Sharma’arke oo istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweyne Shariif.

Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaa’arke ayaa goordhow istaqaaladiisii u gudbiyay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Isagoo ku dhawaaqay in uu is casilay.

 

Wararka laga helayo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya oo kulan uu uga socday sedaxda Masuul ee ugu sareysa dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Ra’iisul wasaare Sharma’arke uu iska Casilay xilkii uu u hayay dowladda KMG Soomaaliya.

 

Ra’iisul wasaare Sharma’arke waxaa uu sheegay ion sababta uu isku casilay ay tahay kadib markii uu arkay khilaafka sii xogeysanaya ee u dhaxeeya isaga iyo madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Marxad uu uu sheegay in haatan dalka uu marayo.

 

Wixii faah faahin intaasi dheer kala soco Shabelle.net hadii uu Illaah inoo saamaxo.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Omar Abdirashid was an incompetent U.N agent, his resignation was only another order from the petty NGO's that have monopolized Somalia's political destiny. Odayga beelaha Mogadisho u hadlay, runtii waa guulaystay, waxaana rajaynaynaa ra'iisul wasaara cusub ee reer Muqdisho ah, malaha Maaday miyeynu sharaxnaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by General Duke:

quote:. Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke?

that's what I love about the fake Jihadi's Maadey is here celebrating on the side of the clan and now savers Dalabeys words. Sharmarke did the right thing, he is no longer the blame and the onus is on Sharif Ahmed who won't last a few more months after.
Sol maa damiiniiin u badan mise Duke lee waaye? :D War maanigaa u mashxaraday Odayga warkiisa?, sowtow Odaygu yiri sidaad noo sheegtay: Omar Abdirashid ha naga tago, siduu rabay bay noqotay soow maaha? ee sax & khalad midna ma sheegin, teeda kale threadka: Khilaafka Shariif & Sharmarke: waxaan ku difaacay Omar Abdirashiid, oon sheegay inuu boqol jeer ka fiicanyahay Shariif, doqonimona ay tahay in isagoo maqan uu u campaign'gareeyo in la rido PM'ka!! (taas ma arkin miyaa?, een I mean: noone translated it for you? ;) ).

 

Xudeedi, iga tag hey beleeynine! smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Originally posted by General Duke:

[qb]
. Dagaalkii waxaa ku guuleystay Odaygii Beelaha Muqdisho u hadlay!, Hebelkaa Dalabeey maas ahaay us?!, aaway Duke?

smile.gif

These are your words adeer in celebration, in accordance with the old man or Sharif Ahmed's wishes.

 

Though you claim like Xasan Dahir you are fighting for the faith. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

I'll wait for him/her!

Again adeer, you are not the first fake Clan Jihadi, we have had pupils of IndaCade, Xasan Dahir & Sharif Ahmed in here before you arrived,.

 

The only relevant question now is will Sharmarke departure improve the lives of the ordinary people of Mogadishu? Will they get a rest from the murder, mayhem and looting that’s been their curse for the past decade?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Duke, chillout there'll be another one, booska adinkuu idiin xiran yahay! marna risaaq marna rasheed, inta kale ma rootiyaa?

 

Ps. ma soo laaban miyaa turjubaankii? ANIGA SHARIIF & CUMAR, KAN DAMBE AYAAN LA JIRAY! is it big enough for you to understand? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this