Jacaylbaro

Somaliland Defence Forces in control of Las Anod

Recommended Posts

Las Anod(QRN)-The Somaliland Defence Forces have taken control of Laas Canood, the provincial capital of Sool region. The Commander of the Somaliland Defence Forces Colonel Ibrahim Aideed Ahmed verified the news whilst being interviewed on the BBC Somali Service. This news has also been reported several news outlets in the region.

 

Speaking to the BBC Somali Service, Colonel. Ibrahim stated the remnants of the Puntland militia have abandoned their positions in and around Laas Canood. Several independent sources have confirmed the main body of the Puntland troops along with several civilian officials have returned to Garoowe, the seat of the Puntland administration.

 

Col.Ibrahim has also confirmed that the only forces currently in control of Laas Canood are from the Somaliland Defence Forces. Col.Ibrahim described the situation as calm and emphasised that his troops, with the support of the people of Laas Canood, strife to keep the area safe and secure.

 

Colonel Ibrahim also spoke, at length, on the situation in Abeeslay, a locale ten kilometres west of Laas Canood. It has been confirmed that the Puntland troops had suffered severe setback in the clashes with the Somaliland Defence Forces. Col.Ibrahim was able to confirm that several officers from the Puntland militia, including the commanding officers have been taken to Burco for treatment and for custodial processing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidanka Qaranka oo xoog kula wareegay gebi ahaanba magaalada Laascaanood

 

 

laascaanood(HWN) Ciidamada Jamhuuriyada somaliland ayaa maanta la wareegay gabi ahaanba magaalada laascaanood xarunta gobolka sool.

 

La wareegida ay maanta ciidamadu la wareegeen gacan ku haynta magaaladasi waxay ka danbaysay ka dib markii saaka ay maleeshiyada ******teeniya weerar kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamda qaranka ee ee jiida abeesalay iyadoo halkaasi lagu jabiyay ciidanka Maamulka ******teeniya ee ku sugnaa jiidaasi.

 

Warar xog xogaal oo ku sugan magaalada laascaanood ayaa sheegaya in maleeshiyadi maamulka loo geystya khasaare ba,an iyado laga gubay laba gaadhi oo noca gaashaaman ah lagana qabsaday ku dhawaad afargaadhi oo mid ka midi yahay gawaadhida jiida qoryaha waaweyn.

lagana dilay 11 askari tira kale oo badana laga dhaawacay

 

dhanka kalena sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada qaranka ee jida hore ayaa Shabakada Hadhwanaag u xaqiijiyay in ciidanka qaranku ay imika fadhiisimo cusub ka samaysteen kaantaroolada magaalada ee dhanka waqooyi iyo ka konfureed sarkaalkaasi waxa kale oo uu ii xaqiijiyay in ciidankii hor ugu sugnaam magaaladu uu imika la wareegay amniga magaalada laascaanood .

 

Gudoomiyaha gobolka sool Mr Cali Sandule ayaa maanta dadweyanah kala hadlay meel fagaaraa isagoo ugu baaqay dadka ku dhaqan magaalada laascaanood in ay ilaaliyan nabadgelyada Cali sandule waxa kale oo uu ugu baaqay dadweynaha kudhaqan magaaladaasi in ay is dajiyaan isagoo sheegay in aanay wax cabsiyi jirin maamulka magalaada la waregayn uu yahay dadkoodii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland.Org.Hargeysa.Oct./01/2007. Shan qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacantay dagaal ku dhexmaray gudaha magalaada laascaanood maanta ciidamada maamul goboleedka Putland ee gacanta ku hayay maamulka magaaladaasi iyo ciidamo dhawrkii maalmood ee dambeeyay ku jiray gudaha magaaladaasi oo ka tirsan ciidamada Somaliland.

 

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaankaasi dagaalkan ayaa qarxay ka markii ciidamada maamul goboleedka putland ay weeraro ku qaadeen laba fadhiisin oo ciidamada Somaliland ka fadhiyeen gudaha magaalada laascaanood maalmihii u dambeeyay, taasoo keentay in ciidamadii putland ee fadhiyay jiida Abeesalay ay dib ugu gurmadaaan ciidamoodii ku jiray gudaha ka dibna fadhiisimadii ciidamadii Somaliland ee deegaanka Abeesalay ay hore ugu runqaasadaan dhinaca magaalada laascaanood.

 

Waxaanay wararka ka imaanaya laascaanood ay intaa ku darayaan in shantaasi qof eek u dhintay iska hor imaadkaasi uu ka mid ahaa nin ra'yid ah oo ciidamada putland ay tacshiirad ku rideen, kaas oo magaciisa la odhan jiray Jamaal Garma-qaate.

 

Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Cabdillaahi Cali Ibraahim oo dagaalkaasi ka waramay ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay dagaalkaasi ka dhinteen hal askari isla markaana ay ku qabteen lix maxbuus oo ka tirsanaa ciidamadii maamul goboleedka Putland.

 

Badhasaabka gobolka Sool ee Somaliland Cali Maxamed "Cali Sandule" oo jooga sugan gudaha magaalada laascaanood ayaa dadweynaha reer laascaanood ugu baaqay inay ilaaliyaan nabad gelyada iyo xasiloonida.

 

Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya laascaanood waxay tibaaxeen in ciidamadii maamul goboleedka putland ee ku sugnaa jiidaha gobolka Sool ay gaadheen magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Putland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Warar madaxbaaan oo ay xaqiijiyiin hay'adaha samafalka ee ku sugan Laascaano ayaa sheegaya in Isbitalka Lascaano la keeney 6 qof oo mayd ah iyo 19 dhawac ah kuwaas oo ka tirsan dhinacyadii dagaalamey.

 

Wasiirka Gashaandhiga Somaliland Cabdillaahi Cali Ibraahim oo la hadley saxaafada ayaa xaqiijiyay in dagaalkaas kaga dhinteen 3 qof halka uu ku doodey in ciidamada Puntland ka qabsadeen hub, rasaas iyo Lix maxbuus.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in ciidanka PL iyagu dagaalkan ku soo qaadeen maanta [2 Oct,2007] kuwa Somaliland laba waji halka lagu magcaabo Abeesalay oo 18 Km waqooyi galbeed ka xigta magaalada laascaanood, balse ay dib u celiyeen ciidamdii weerarka soo qaadey iyada oo ay ka qabsadeen fariisimihii ay ka duuleen.

 

Dhinaca kale wararka Garowe ayaa sheegaya in dagaalkan ay kaga dhinteen 6 ruux iyada oo Taliye ku-xigeenka Booliiska Puntland Sayid Jaamac u sheegay saxaafada in dagaalkan uu yahay mid ka duwan kuwii hore isla markaana lagu soo qaadey.

 

Taliyaha ku-xigenka ayaa sheegey in dagaalkan ciidamada Somaliland ay weheliyeen xoogag kale oo banaanka ka ah labada maamul isla markana ciidankooda weli ku suganyihiin gudaha magaalada.

 

Wararar madaxbanan oo ku sugan gudaha Lascaano ayaa sheegey in dagaal culus oo leysu gabal dhacsadey ka dhacey Kontrolka galbeed ee magalada halka ciidamo beledyo kala tageersan labada dhinac ay tacshiirado goos-goos ah isku waydarsanyan gudaha magaalada.

 

 

garoweonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'm not celebrating sxb ,,, i never celebrated for war.

 

I'm just posting the latest news ...... i agree with u war is not good for anyone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

This particular conflict rests theoritically on the security dillema in the region. "Somaliland" fears for its security or its assumption that they are the next target after Mogadisho's insurgency dampens, therefore, preemptive strikes ensures ultimate security guarantor.

 

The other problem is that Hargeisa feels that Puntland forces are overstretched thus lacking countervailing balance to counter the Clan-based Somaliland forces. In many ways, this is a great miscalculation that would cause the local tribe of Puntland to feel acute existential threats from their neighbors.

 

It is however very likely that this new conflict would challenge Adde's leadership to step up to the plate and manifest his military skills to secure resounding victories. Adde Muse has been engaged in activities of parochial interest that probably created an environment conducive to the fracture and division of the community. It is time that Muuse restores the sense of extended security assurances and mutual trust of the community

Share this post


Link to post
Share on other sites

War-deg deg ah. ciidanka somaliland oo gabi ahaanba gacanta ku dhigay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool ka dib markii uu dagaal culusi ka dhacay

 

Ciidanka Somaliland ee ku sugnaa duleedka gobolka sool ayaa maaanta gacanta ku dhigay gabi ahaanba magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka sool ka dib markii laga saaray ciidankii Puntland ee hore halkaasi u jooogay.

 

Dagaalka oo saaka bilaabmay goor hore waxa la isku adeegsaday dhamaan noocyada kala duwan ee qoryaha cul culus. wasiirka gaashaandhiga ee Somaliland md Cabdilaahi Cali Ibrahim ayaa maanta saxaafada u sheegay in ciidanka Somaliland ay gabi ahaanba gacanta ku dhigeen xarunta gobolka sool ee Laascaanood.

 

Sidoo kale mar aan telephone-ka kula xidhiidhay magaalada Laascaanood waxa lay sheegay in ay Somaliland gacanta ku dhigtay ilaa 17 sarkaal kuwaasi oo ahaa iyagu saraakiishii ciidanka hogaaminaysay kuwaasi oo la soo qabtay ka dib markii laga adkaaday ciidankii ay wateen.

Waxana la filayaa in saacadaha soo socda loo soo gudbin doono dhinaca magaalada Burco. waxa kale oo la sheegayaa in ciidankii joogay magaalada Laascaanood ee dhanka Puntland ay gabi ahaanba kala yaaceen ka dib markii saaka ay halkaasi ka dhacday duqayn aad u ba`an.

 

Wixii warara ee ku soo kordha dagaalka waxa aad kala socon doontaan somaliweyn.com oo ay weriyayaasheedu isha ku hayaan kolba sida ay xaaladu isku bedesho.

 

 

somaliweyn.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^Walee waayaab. So is Laascano going to be apart of Somaliland for the first time in 16yrs?

 

This looks like a revenge from last time malaha?

 

Ilaahayoo masaakiinta ufududee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

No, it has always been part of Somaliland officially ,,,,, but this time it is more practical.

 

There are still some challenges ahead but i'm glad innocent ppl are still save.

 

 

Aamiin ,, Ilaahayow masaakiinta u fududee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^How are the innocent people save? This reminds me a Sawahili Saying: When two elephent fight the grass will suffer

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are save so far ,,,,,, can't talk about tomorrow sxb.

 

I know there is a danger ,,,, but I hopen there won't be any and everything will be solved peacefully.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^^Does "peace fully" exist in Somali dictionary?,should we expect street partying and celebrations in Lascanood?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

It saddens me to see Laascaano in falmes, it was one of the few cities in Somalia that the war hasn't touched.

 

I advice the natives to get rid off both militia (Somaliland & Puntland) and setup their own administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.