Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Time to Get the Money .. lol

Recommended Posts

Saddexda Garaad, Garaad Jaamac Garaad Cali, Garaad Abshir Salaax Maxamed iyo Garaad Cali Buraale Xasan, ayaa waxay maanta gelinkii danbe ka dhoofeen gegida Caalamiga ah ee Jomo Kenyatta International Airport.

 

Waftiga Garaaddada ayaa waxaa Horkacayay Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali, waxaana sida qorshuhu yahay safarkooda ugu horreeya ay kici doonaan Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carrabta.

 

Garaaddada ayaa waxay halkaas kula kulmi doonaan. Jaalliyadda Sool, Sanaag iyo Cayn ee ku dhaqan Dalka Imaaraadka Carabta. Waxay Garaaddadu inta ay ku sugan yihiin Dubai warbixin siin doonaan Bulshada ka soo jeeda Mandaqadda, ee ku sugan Dalkaasi.

 

Sidoo kale waxaa Garaddadu ay safar ugu bixi doonaan dalalka Khaliijka oo dhan. Sida Sacuudiga Careebiya, Qadar iyo Kuwait. waxaa sidoo kale laga yabaa in Isimadu ay ku soo laabtaan dalal ka tirsan Geeska Afrika ka hor intaysan Safar ugu bixin Qaaradaha Yurub iyo Ameerika, oo lagu wado in ay gaadhaan dhawaanahan.

 

Waxaa Isimada si weyn u sii sagootiyey Xubno ka tirsan Guddiga Jaalliyadda Nairobi, Xubno ka socda Saxaafadda SSC Iyo dadweyne kale oo fara badan.Waxaa sidoo kale Maalinimadii Arbacada ahayd dhacay Shir sagootis iyo Ballan ah, kaasoo lagu ballamay in Isimadu ay aadaan Qurbaha, halka Hoggaankana loogu sheegay in ay si deg-deg ah Dalkii u galaan.

 

Isku soo wada duubo ka dib shirweynihii Horseed ee Guusha ku dhammaaday ayaa hadda waxaa soo baxaya sidii loo fulin lahaa midhihii ka soo baxay shirka, iyadoo dhawaan la Faaruqin doono Guud ahaan Magaalada Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hada garo oo mid Garaadka difaacaya ayaa laga yaabaa inuu diinta caayo ,,,,,,,, :D

 

 

The said Garaad announced war against my country sxb and against his own people. He should know we are not giving him sugar when he is taking gun against the people.

 

Getting money for what you believe has never been cay iyo aflagaado ..... Garaadka maan caayin laakiin lacag buu doontay ceeb maaha ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

You should be ashamed of yourself if you have an ounce of respect, these men are Somali traditional elders and represent their respective clans or sub-clans, they are not public figures nor do they represent any collective Somalis, they are not politicians or hold any public post.

 

It is not easy to learn how to respect, one has to be born to respect

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kuu-Kuun-Laminaa:

You should be ashamed of yourself if you have an ounce of respect, these men are Somali traditional elders and represent their respective clans or sub-clans, they are not public figures nor do they represent any collective Somalis,
they are not politicians or hold any public post.

 

It is not easy to learn how to respect, one has to be born to respect

These garaads are politically very active garaad jamac , his father was also a politician in the 60s

These garaads they very involved in clan politics this young land garaad jamac his uncle garaad cabdqani was also politically active. Now if these traditional leaders kept doing their home work and stayed busy with just paying blood money and attending Weddings Ziyaaros , and making peace between the clans. We have never seen garaads wanted to be warlords and waging wars against countrys Such as Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abti these men are not politicians, of course they represent their respective clans and thus must work for their societal well being. That doesn't mean they sough public office thus fair to slander them.

 

Respect the clan elders of other Somali clans lest your clan elders are......................

 

Xishoodku waa udhalasho, Oday dhaqameed si kasta uu ukhaldanyahay afka lalama galo, reer dhan ayuu matalaa oo boqraday kuwaasood walibana aad rabtaan inaad dhahdaan way naga tirsanyihiin, sideed marka ugu quurtay inaad odagoodi caydo.

 

Xaabsadaha Hargeisa kuu fadhiya ood leedahay waa good Citizen iyo Ali Sandulle waa Garaad-kii ay calaamo saarteen. Have some decency and go get some sleep.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kuu-Kuun-Laminaa:

You should be ashamed of yourself if you have an ounce of respect, these men are Somali traditional elders and represent their respective clans or sub-clans, they are not public figures nor do they represent any collective Somalis, they are not politicians or hold any public post.

 

It is not easy to learn how to respect, one has to be born to respect

In which year are you living homeboy ??

 

I think the Garaad's role is more political now than his usual and cultural duties ,,,, worst is he is even more military than being in the politics.

 

It is not only him though .......... most of them are siyaasiyiin and dagaal oogayaal nowadays.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this