Sign in to follow this  
Dhubad.

Calanka Ethiopia oo Kababanaya Xaafado Kamid ah Mogadishu

Recommended Posts

Dhubad.   

Onkod News, Muqdisho: Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka ayaa si kale duwan uga hadlay calanka dowladda Itoobiya oo lagu arkay maanta iyadoo laga taagay qeyba ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho.Mas’uuliyiintan ayaa maanta ka hadlay xaflad ka dhacday Hotel Global oo lagu soo gabagabeenayey tartanka xidagaha kubada Kolayga. Duqa magaalada Muqdisho Cadde Xasan Gaabow ayaa sheegay in dadka Muqdisho degan aysan is xalin karin islamarkaana wax isku quuri waayeen ayna wanaagsan tahay in calanka Itoobiya la suro xaafadaha Muqdisho iyadoo taas macnaheydu aheyn in dalka la qabsaday.

 

Dhinaca kale, Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamaanka islamarkaana ah ku simaha madaxwaynaha dowladda fedraalka Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay in qeyba ka mid ah Muqdisho laga taagay calanka dowladda Itoobiya cidda ka dambeysana iyada ay mas’uul ka tahay sheegina doonta.

 

“Waxaa nasiib daro ah in saaka xamar la yiraahdo waxa laga taagay calan Itoobiya leedahay oo laga taagay sida la yiri Shiirkole, wasaaradii Gaashaandhiga iyo Tarabuunka lWalaalayaal ciddii ka taagtay taas iyada ayaa ka mas’uul ah iyadaa sheegi doonto, laakiin Annaga reer Banaadir haddaan nahay waxaan niraahnaa “Caqligaaga oo bato Macriifadaada ayuu ku dheelaa” wax kasta ha la sheego anaga waxaan ognahay calan Soomaaliyeed oo Blue ah oo dhexda kaga taal Xidig oo Shan gees leh xitaa haddii hal gees uu ka maqan yahay ciddii suratay iyadaa suratay” ayuu yiri Prof Dalxa.

 

 

Xaafadaha Muqdisho oo laga suro calanka Itoobiya ayaa dad badan ay qabaan inay keeneyso tuhun badan oo laga qabay inay Itoobiya isku balaarineyso dalka Soomaaliya taas oo iftiimineyso khilaafka soo jireenka ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itobiya.

 

 

Xigasho: HornAfrik

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

The Ethiopian agenda is becoming clearer day after day. I ask the TFG supporters to come forward and condemn this act or at least tell us their view towards it?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

That is right. An Ethiopian flag is erected somewhere in Mogadishu and caused a lot of argument between the TFG parliamentarians/ministers, some are saying nothing is wrong others are saying is not moral action.

 

So what is your take in this?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Dhubad:

So what is your take in this?

Since the clan president issued an executive order allowing the occupiers to erect their flag in the occupied land, Violet is probably OK with it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ebyan   

Thanks for the clarification Xalane.

 

Taliban- If you can't stomach the presence of Ethiopian troops in Somalia, why don't you do something about it? Making silly comments on a forum isn't going to change much, now is it?

 

Dhubad- If this story were indeed true, I could understand why some people would be upset about it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Violet:

If you can't stomach the presence of Ethiopian troops in Somalia, why don't you do something about it?

I reckon you can stomach Ethiopian occupiers, as does the clan president. You suggest that I do something; like what?

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are in an assembly and what did u expect in a military assembly?That aside,which military organization doesn't have their flags while on assemblies,even be it those of the United nations?In 1992-93,the UN peace keepers,didn't they have the UN flags on top of it their national flags and insiginias and what have u?Dude,come up with something concrete!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this