Sign in to follow this  
Cowke

Shabab Captures Outskirts Of Dhuuso Mareeb

Recommended Posts

Cowke   

Dhuusamareeb (RBC Radio):-Ciidamo taabacsan dhaq dhaqaaqa Hubaysan ee Al Shabaab ayaa Goordhaw oo galabta ah lawareegay gacan ku haynta deegaanka Mareer-Guur duleedka magaalada Dhuusamareeb.

 

Dad goob joogayaal ah ayaa RBC Radio u xaqiijiyay in deegaanka ay soo galeen ciidanka Shabaab oo ay horkacayeen odayaasha Beesha Mareer-Guur oo la sheegay in ay shabaabka wateen.

 

Muxaadarooyin ay jeedinayaan saraakiisha Shabaab ee halkaasi gaartay ayaa ka socoto agagaarka Isbitaalka weyn ee degmada Mareer-Guur.

 

Sidoo kale xaalad Kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa deegaanka Mareer-Guur waxaana jira dhaq dhaqaaqa ay samaynayaan Ururka Ahlusuna oo maamula degmooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb iyo qeybo kale oo ka mid ah Gobalka Galgaduud.

 

Shabaab waxay saaka galeen Matabaan kadibna ay si nabad gelyo ah uga bexeen lama oga waxa xigi doono.

 

Wuxii kusoo kordha kala soco RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^^ Highly unlikely meesha ma galgadud baad uu mooday oo afar askari ilalinayso oo markasta la iska soo gaali karo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

What is there to be worried about. Ahlul-sunnah serves as buffer-zone in galguduud. Plus Galmudug serves as another buffer zone!!! By the time they get thru that their will only be like 2 ppl left standing from shabab!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this