Sign in to follow this  
Jacaylbaro

One More Year for President Rayaale

Recommended Posts

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeisa, ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ayaa sheegayaa in Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin loo kordhiyay waqtigiisa xilka madaxtinimada.

 

Cod ay maanta u qadeen gollaha guurtida ee jamhuuriyada la baxday Soomaliland, ayey aqlabiyad ku anisixiyeen, in muddo hal sano ah lagu kordhiyo, mudad ay xilka heynayaan Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.

 

Waqtiga xafiiska ee Madaxweynaha ayaa lagu kordhinayaa marka ay dhamaato muddii hore ee ahayd shanta shano ee horey loogu soo doortay oo ku eg bartamaha bisha soo socota ee May ee sanadkaan 2008-da.

 

 

BBC

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

He gets an extra year, yaa uu kordhiyay? Himself or was there some sort of process??

 

SO no elections eh??

 

This runs the risk of appearing like a little corner shop rather than a state if there was no process followed for his extension of office time. Say good bye to democracy... Well what little of it there was.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'll post the news but here is the news in Brief:

 

- Last night the leaders of the opposition and the Electoral committee agreed on postponing the elections again until Oct and Dec 2008.

 

- As the current government's term is expected to end in May, then the motion is brought to the upper house today and they passed with majority the extension for the current government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa(Qaran)- Golaha guurtida Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay in muddo hal sano ah loo kordhiyo mudada xil-haynta Madaxeyne Rayaale, oo ku eg bisha May ee fooda inagu soo haysa.

 

Fadhigii golaha guurtida Somaliland ee maanta oo uu gudoominayay ku simaha gudoomiyaha ahna gudoomiye ku xigeenka kowaad, Sh. Axmed Sh. Nuux Furre, isla markaana aad loo adkeeyay amniga gudaha dhismaha golaha iyo barxada horeba, waxa mudaneyaasha loo akhriyay, soo jeedin Madaxweynuhu u soo gudbiyay oo uu kaga dalbaday inay qiimayn ku sameeyaan duruufaha ku gedaaman hab socodka doorashooyinka iyo go'aankii ay xalay isla gaadheen Komishinka iyo Sadexda xisbi qaran Ee UDUB, KULMIYE iYO UCID.

 

Golaha Guurtidu waxay ka dhigeen muddada xil haynta Xukuumada Somaliland ilaa bisha May 2009-, waxana ogolaaday 61 Mudane, halka ay diideen sadex mudane, cid ka aamustay aanay jirin gudoomiyuhuna aanu codayn. waxana ay mudadaasi ay u cuskadeen xeerka doiorashooyinka oo qoraya in labada doorasho ay u dhaxayso muddo lix bilood ah.

 

Sadexda Mudane ee diiday korodhsiimadan ayaa kala ahaa Mudane Cawil Xuseen, Md. Xaahi C/Raxmaan Xuseen Jaamac iyo Prof. Axmed Dirir Cali, waxana ay xildhibaanadani ku dhawaaqayeen in aana la kordhin wakhtiga.

 

Korodhsiimadan sanadka ah ee golaha Guurtidu ay meel mariyeen ayaa ku soo beegantay iyadoo caawa ay Huteelka Ambassador ee magaalada hargeysa, ay sadex xisbi qaran iyo komishinka doorashooyinku ay qalinka ku duugayaan heshiis ay xalay wada jir u gaadheen, kaasi oo ah in bisha October 6-deeda la qabto doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka, halka doorashada madaxtooyadana ay u qoondeeyeen in wadanka ka qabsoonto 31- bisha December ee fooda inagu soo haysa.

 

Waxa kale oo xisbiyada iyo Guddida doorashooyinku ay isla gaadheen in hawsha diwaan gelinta codbixiyeyaasha dalka laga fuliyo oo la soo gabo-gabeeyo 5-ta bisha October, oo ku beegan maalin ka hor doorashooyinka Dawladaha Hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Electoral committee said they could not finish all the procees to hold the elections on time ,,,, and the opposition parties agreed and signed to postpone the elections.

 

That is why ,,,,,,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

@ Geel_Jire:

They saw what happened in Kenya and the rest of Africa. Too much focus on Africann elections right now, too much at stake. Uneasy about holding elections. WHo knows?

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is no problems with Riyaale's one year extention because the country can not be without a government till the elections is held.

 

But what really concerns me is the the electoral committee's ability to hold the elections on time. Most Somalilanders are losing confidence and their credibility is at stake this time round, if they again fail to get things going.

 

For gods sake this is a simple registeration, it doesn't need much of brains if you get the people and the equipment on the ground. The only tough part is getting the electoral officials ready, really.

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

the problem is not the commission inability but interference from the administration. at least that is what one of the Commissioners said.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this