Sign in to follow this  
Cowke

Ask Amin Art A Question

Recommended Posts

Cowke   

291130182_fbfefe0469.jpg

 

Copenhagen (AllPuntland)- Waxaa magaalada Copenhagen ee caasimada wadanka Denmark soo gaaray Amiin Caamir oo ah farshaxaniiste weyn oo ku caanbaxay samaynta sawir gacmeedka kartoonka loo yaqaan, kaasoo uu ku muujiyo ama ku cabiro marxaladaha siyaasadeed, kuwa bulsho iyo kuwo nabad galyo ee Soomaaliya iyo marar caalamka kaleba.

 

Dad badani aad bay u jeclaystaan Kartoonadiisa oo ay ku tilmaamaan hal abuure xaqiiqda ka warma, halka qaar dhaliilo iyo handadaad u jeediyaan marka uu soosaaro sawir si uun u khuseeya hawlahooda ama deegaankooda.

 

Dad badan oo AllPuntland xiliyo dhow iyo kuwo hore la soo xiriiray ayaa amaan iyo dhaliilba qofba si ku cabiray Amiin iyo sawir gacmeedkiisa, haddaba Copenhagen oo ay ku taal xarunta dhexe ee AllPuntland (APL) oo uu hadda joogo Aamiin ayaa waxaa APL usuuro gashay inay la hadasho Amiin oo ay ku balameen inuu siiyo waraysi ay su'aalihiisa kala qayb galayaan Akhristayaashu, kolkaas Akhriste fursadaan su'aal, amaan iyo dhaliil, maxaad waydiin la hayd Aamiin Caamir.

 

Su'aalihiina iyo kuwo kale oo tifaftiraha APL isku dubo riday ayaa toos loo waydiindoonaa Amiin Caamir ee su'aashaada kusoo *** formkaan Riix Halkaan ama toos ugu soo *** emailka raadgure@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Goormaan arkaynaa the likes of Muunye oo aad Kartuun ka diyaarineysid? Raalli ha iga ahaado hadduu waqti hore sheegay isagoo 5 markab oo Soomaali leedahay Yaman uga ganacsada! lol

 

Midda kale xoogaa khaladaad ah oo aan arkay shakhsiyaad iyo hay'ado aan u qalmin oo uu xayeesiiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

DAAWO OO DHAGAYSO: Taariikh, qosol iyo mucjiso guud ahaan shirkii Amiin Caamir iyo Jaaliyada Denmark -- SU'AALIHIINII iyo Jawaabihii oo aan wax laga tagin wax tifaftir ahna aan lagu samayn ka dhagayso halkaan RIIX HALKAAN

 

3. juni 2010

 

APL

 

Copenhagen (AllPuntland)- Siddaan wararkayagii hore idiinku sheegnay sawir-gacmeed sameeyaha weyn Amiin Caamir ayaa galabta (02 June 2010) lixdii galabnimo shir uu kaga sheekaynayay taariikhda farshaxankiisa u soo bandhigay jaaliyada Soomaalida ee Denmark.

 

Sidddoo kale fursada Amiin Caamir kusoo gaaray Denmark waxaan akhristayaasha AllPuntland ku casunay in wixii ay su'aal ay waydiin lahaayeen Amiin u soo diraan xafiiska Allpuntland ee Copenhagen, kasoo Amiin Caamir waydiin lahaa jawaabta su'aalihiina.

 

Shirkii galabta wuxuu ku furmay ereyo soo dhawayn ah oo uu Saalax Siciid oo magaca Jaaliyada ku hadlayay uu ku soo dhoweeyay Amiin Caamir oo isaguna bilaabay inuu ka sheekeeyo taariikhda sawir-gacmeedkiisa.

 

Amiin intuu uu waday sheekada fankiisa dadkii dhagaysanayay waxay ahaayeen kuwo si weyn dhagaha ugu raaricinayay (Dhagaysnayay) hadalkiisa oo mucjiso, madadaalo iyo qosol ay kala kulmeen.

 

Markii uu dhameeyay hadalkiisa ayaa shirkii laga galay 15 daqiiqo oo cabitaan iyo nasasho ah.

 

Su'aalo iyo Jawaabo:

 

Markii shirka la isugu soo noqday ayaa la guda galay Su'aalo Amiin la waydiinayay kuwaasoo ka imanayay dadkii goobta fadhiyay iyo su'aalihii faraha badnaa ee AllPuntland ka heshay akhristayaasheeda oo tifaftiraha Allpuntland soo koobay.

 

AllPuntland.com

 

You can listen to the questions that were asked Amin Arts Below.

Amin Arts Audio

 

IMG_2188.JPG

 

IMG_2194.JPG

 

IMG_2161.JPG

 

IMG_2206.JPG

 

IMG_2208.JPG

 

IMG_2221.JPG

 

IMG_2225.JPG

 

IMG_2233.JPG

 

More pics of The Amin Amir Conference can be seen Here

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

For the one's who published pictures of him smoking cigarattes, that is pathetic, he should be role model for many people, and not smoking in the midst of them, feel sorry for the guys who took the pictures of him while smoking, what are they trying to show or achieve, do they want to discredit him in showing him smoking around, mission accomplished in that case!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

nuune, waliga "artist" aan sigaar cabin ma argtay? It's part of what the kids these days call "his swaggar". :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^loll@swaggar.

Amiin role-Model waaye in uu Ilmaha sigaar ka gado ma ahan.

 

But again, ciddii Amin cadow ka dhigataa cirkay roob ku ogtahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Cowke:

 

IMG_2188.JPG

 

Ma anigaa wareersan mise ninkii qaraxii Shaamow lagu eedeeyey baa masawirkaan ka muuqda? (Safka Saddexaad ninka bidixda u xiga ee jaakadda leather-ka xiran)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this