Sign in to follow this  
Juje

Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Gen. Darwiish oo xilki laga xayubshey..!

Recommended Posts

Juje   

Golaha Wasiirada oo xilkii ka xayuubiyay Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Gen. Darwiish.

 

Darwiish.jpg

 

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa goor dhow xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Gen. Maxamed Warsame Darwiish, kadib kulan uu golaha maanta ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Kulanka Golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyaha Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa ka qeyb galay in ka badan 20 wasiir iyadoona ay soo xaadireen Gudiga Ammaanka Qaranka ee uu magacaabay Madaxweyne Shariif.

Wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan oo lahaa soo jeedinta xilka qaadista Generaal Darwiish, ayaa ugu dambeyn waxay Golaha Wasiirada cod u qaadeen xil ka qaadista, iyadoona ugu dambeyn si aqlabiyad ah ay siugu raaceen Golaha xil ka qaadis Mr Darwiish.

Golaha Wasiirada ayaa sidoo kale isla goobta waxaa uu ku ansixiyay in xilkaas loo magacaabo Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan oo loo magacaabay Xilka Taliyaha Ciidamada Nabad Sugia Qaranka.

Gen. Maxamed Warsame Darwiish oo lagu tilmaami jiray Genanka gacanta midig u ahaa Madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf, isagoona lagu eedeyn jiray inuu mas'uul ka ahaa xariga dad aan waxba galabsan oo qaarkood laga qaadi jiray lacago madax furasho ah, waxaana Xabsi ku yaal Madaxtooyada lagu heyn jiray maxaabiis lagu soo qaban jiray dagaalada oo qaarkood loo dhoofiyay Ethiopia.

Xil ka qaadista lagu sameeyay Gen. Darwiish ayaa ah tallaabo ay Dowladda Midnimada qaran horay ugu qaaday, waxaana uu ka mid ahaa ragii mas'uuliyada ku lahaa dagaaladii iyo barakicii ka dhacay Magaalada Muqdisho, inkastoo ay jiraan Mas'uuliyiin kale oo wali ka mid ah Dowladdan Midnimada qaran ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif.

Dhinac kale kulankii maanta ee Golaha Wasiirada ayaa laga soo saaray qodobo ay ka mid yihiin mamnuucida dhulalka la sharciyeyay tan iyo wixii ka dambeeyay 1991-dii oo laga soo qaaday waxba kama jiraan, waxaana ay kaloo ka hadleen arrimaha burcad badeedka dhibaatooyinka ay ka wadaan xeebaha Soomaaliya.

 

Hooyga wararka Somaliyed

www.Jowhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Your talking rubish saxib, this man commited no greater crime than the President, new Interior minister and all those who send children to die while they ran of to hotels in Asmara.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

^^^Your talking rubish saxib, this man commited no greater crime than the President, new Interior minister and all those who send children to die while they ran of to hotels in Asmara.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

I dont want to even start with that...

Please don't, stick to ranting and making incoherent conclusions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Your talking rubish saxib, this man commited no greater crime than the President, new Interior minister and all those
who send children to die while they ran of to hotels in Asmara.

Very true but some people seem blind to that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I sitill don't know how the GOLAHA WASIIRADA can do that ,,, isn't there a person (PM or Minister) who is responsible for that ??? ,,

 

Mise each time they need to come together and agree on someone in xilka laga qaado ??? ,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

He was high ranking NSS in Barre's government and became head of it in TFG era. He will move on just like other ex TFG officials.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this