Sign in to follow this  
Maaddeey

Roobka Mujaahidiinta oo Guriceel u wada socda!

Recommended Posts

Horta Illaah baa runta jecele gobolada dhexe waxaay waligood la qiiqayaan oo roob la aantu uga jirtaa waa diin la'aan diinta si fiican uma haystaan suufiyo warershay. Dhac iyo boob ma aragtay waa rag dagaal & xoolo dhac u socdda oo raba inay dad soo laayan haddana salaadi aysan gafaynin oo soomahaya kun afuraya caano hal booli ah laga soo lisay ka waran hee? Sharciga agoonta & dhaxalkaba iskaba daa kuwaas warkooda marka Shabaabku ha iska qaab darnaadaane oo dadka dhiigooda ha iska baneestaane waxaan u maleynayaa in aay suufiyadaas dhaamaan oo markaa hadduu roob yimid imaatinkoodi waa good news waa la soo dhaweenayaa balse suufiyadu condition haku xiraano alshabab. alshababna ha u dhaafaan suufiyada libaral-nimadoda micnaha meel dhexe ha la isugu yimaado. yaa diidi kara? alshabab probably? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Abu%20mansur.jpg

 

SHIRKBUSTERS

 

If there's shirk and bidca

in your neighborhood

Who ya gonna call?

SHIRKBUSTERS

 

If there's something unislamic

and it don't look good

Who ya gonna call?

SHIRKBUSTERS

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this