Sign in to follow this  
Maaddeey

Roobka Mujaahidiinta oo Guriceel u wada socda!

Recommended Posts

Maaddeey   

Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.

 

Waxaa la rabaa in dadweynaha ku dhaqan Galgaguud qaybaha Suufiyaashu heystaan inay gartaan in fidnadu aysan ku dhicin dambiilayaasha keliya ee ay wada taabaneyso dadkoo dhan khaasatan haddaan gacan lagu qaban dambiilayaasha. Bal aan akhrisanno hadalkii Ilaahay:

 

وَاتَّقُوا فِتْنَةً لَا تُصِيبَنَّ الَّذِينَ ظَلَمُوا مِنْكُمْ خَاصَّةً وَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ شَدِيدُ الْعِقَابِ

 

Guriceel waan iskaga hadalqabsaday ee waxaan ka wadaa qeybaha Galgaduud ay ka joogaan Suufiyaashu. Waxaa ka jira gaboodfal diimeed iyo mid dhaqan ba. Masaajiddii Ilaahay keliya lagu xusi jiray waa laga haajiray. Carruur la barijiray Tajwiidka iyo caqiidada saxda ah waa lala qaxay. Halkii la rabay in Ilaah keliya la baryo baa waxaa meeshii la keenay in la yiraahdo awliyo iyo saalixiin baa la weyneynayaa.

 

Intaas keliya kuma ekaane; nimanka qabuuraha gala waxay kaalmo u raadsadeen cadowgii koowaad ee ummadda Soomaaliyeed - Itoobiya- iyo weliba hay'adaha sirdoonka ee reer Galbeedka.

 

Waa jirtaa in Ilaahay roob siiyo muslim iyo gaalaba. Marar badan marka gaaladu qooqdo wuxuu ku ciqaabaa abaar. Waa arrin adag in la helo cid muslim sheeganaysa oo samaynaysa waxa Suufiyaashu samaynayaan. Marba haddii Suufiyadu usoo dhardhigteen in gaaladu u adeegsado inay ku dumiyaan Nuurka Ilaahay iyo Shareecadiisa maxaa u yaal nimankaas Ilaahay agtiisa? Ilaahay baa og laakiin innagu daahirkaynu fiirineynaa marka waxay ku sugan yihiin baadi cad.

 

Qof baa is dhihi kara maxaan roobka iyo Mujaahidiinta iskula raadsaday?! Horta Mujaahidiinta iyo roobku waa makhluuqaad Ilaahay. Waxaan dadka iyo jinniga ahayn Ilaahay ma caasiyaan. Marka dadka Ilaahay u dhow, sidaan ka rajaynaynno Mujaahidiinta, iyo makhluuqaadka kale waa is jecel yihiin. Haddii nin sadaqo la bixi jiray xaddiis saxiix ah oo Imaamu Muslim wariyey saan ka yiri; maxaad moodaysaa Mujaahidiinta? Xaddiisku wuxuu ahaa:

 

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهم عَلَيْهِ وَسَلَّمَ

 

قَالَ بَيْنَا رَجُلٌ بِفَلَاةٍ مِنَ الْأَرْضِ فَسَمِعَ صَوْتًا فِي سَحَابَةٍ اسْقِ حَدِيقَةَ فُلَانٍ فَتَنَحَّى ذَلِكَ السَّحَابُ فَأَفْرَغَ مَاءَهُ فِي حَرَّةٍ فَإِذَا شَرْجَةٌ مِنْ تِلْكَ الشِّرَاج قَدِ اسْتَوْعَبَتْ ذَلِكَ الْمَاءَ كُلَّهُ فَتَتَبَّعَ الْمَاءَ فَإِذَا رَجُلٌ قَائِمٌ فِي حَدِيقَتِهِ يُحَوِّلُ الْمَاءَ بِمِسْحَاتِهِ فَقَالَ لَهُ يَا عَبْدَ اللَّهِ مَا اسْمُكَ قَالَ فُلَانٌ لِلِاسْمِ الَّذِي سَمِعَ فِي السَّحَابَةِ فَقَالَ لَهُ يَا عَبْدَ اللَّهِ لِمَ تَسْأَلُنِي عَنِ اسْمِي فَقَالَ إِنِّي سَمِعْتُ صَوْتًا فِي السَّحَابِ الَّذِي هَذَا مَاؤُهُ يَقُولُ اسْقِ حَدِيقَةَ فُلَانٍ لِاسْمِكَ فَمَا تَصْنَعُ فِيهَا قَالَ أَمَّا إِذْ قُلْتَ هَذَا فَإِنِّي أَنْظُرُ إِلَى مَا يَخْرُجُ مِنْهَا فَأَتَصَدَّقُ بِثُلُثِهِ وَآكُلُ أَنَا وَعِيَالِي ثُلُثًا وَأَرُدُّ فِيهَا ثُلُثَهُ

 

Xaddiisku wuxuu leeyahay iyadoo nin marayo meel bannaan ah inuu cod ka maqlay daruur korkeed iyadoo codku daruurta ku leeyahay: waraabi beerta hebel, daruurtii waa socotay waxayna biyihii ku shubtay meel didib/sisib ah dabadeedna waadi ka mid ah waadiyaashii baa biyihii ku urureen waxayna aadeen beertii, ninkii wuxuu ****galay biyihii waxaana ku soo baxay nin yaambo heysta oo beertiisa ka shaqaynaya oo biyihii kala celcelinaya oo hadba dhinac beerta ugu duwaya, ninkii wuxuu ninkii beerta lahaa ku yiri: addoonkii Ilaahayoow magacaa? Ninkuu wuxuu sheegtay magacuu daruurta korkeeda ka maqlayey. Ninkii beerta lahaa wuxuu ninkii ku yiri: addoonkii Ilaahayoow maxaad magacayga ii weydiisay? Ninkii wuxuu yiri: waxaan cod ka maqlay korka daruurta biyaheedu kan yihiin oo leh: waraabi beerta hebel marka maxaad ku samaysaa beerta? Ninkii beerta lahaa wuxuu yiri: haddaad saas tiri: waxaan sugaa waxa beerta ka soo baxa, waxaan sadaqeystaa seddex-meelood meel, waxaan ciyaalka siistaa seddex-meelood meel, seddex-meeloodka meesha soo hartana waxaan ku ceshaa beerta. Xaddiisku waa saxiix waxaana warshay Imaamu Muslim.

 

Ma la yaab bay leedahay in dhulka Mujaahidiintu joogto daruuri ka curato? Ka warran ajarka Mujaahid raba in diin Ilaahay kor noqoto? Ka warran Mujaahidka la dagaalaya nin la dagaalaya shareecada? Ka warran ajarka faagidda qabuuraha la caabudi jiray ee Soomaaliya? Inkastoo camal kasta meeshiisa ku fiican yahay haddana labo isku khilaafi meyso in shirki-la-dagaalka iyo Jihaadka aan wax lala meel dhigaa jirin.

 

Sidoo kale waxaa isla Imaamu Muslim wariyaa in nabi ka mid ah nabiyaasha Ilaahay jihaad ku jiray dabadadeedna ku soo dhowaaday magaaladii Salaadda Casar agteeda ama waqti u dhow marka nabigii toos buu ula hadlay qorraxda isagoo leh: qorraxyahay amar Ilaahay baad ku socotaa, anna amar Ilaahay dabadeedna Ilaah buu baryey isagoo leh: Ilaahoow noo istaaji qaddar waqti ah dabadeedna Ilaahay waa u istaajiyey ilaa ay qaryadii furteen. Qaar ka mid ah Xaddiisku wuxuu ahaa:

 

قال فغزا ‏ ‏فأدنى ‏ ‏للقرية ‏ ‏حين صلاة العصر أو قريبا من ذلك فقال للشمس أنت مأمورة وأنا مأمور اللهم احبسها علي شيئا فحبست عليه حتى فتح الله

 

Marka la yaab ma leh in Ilaahay ka istaajiyo roobkaas meelahaas inta Mujaahidiintu galayaan. Mujaahidiinta laftooda waxaa laga rabaa inay ku-kalsoonaanta Ilaahay cirka geeyaan. Ummadahaas laga hadlayo innaga ka kheyr badan haddaan Taqwo, Samir iyo Allaah-ka-cabsi la nimaadno.

 

Waxaa dhici doonta Insha Allaah in amiirka Shabaabku la hadlayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka dabadeedna ku dhaho: ku rid hubkaad waddid Amisom ama Tigreega. Iska daa diyaaradahaase soow Maraykanka laftiisa Ilaah ma leh? Marka Ilaah baa Wakiil iyo Kafiil ah.

 

Waxaan u sheegayaa muslimiinta ku dhaqan Galgaduud qeybaha Suufiyaashu joogaan waxaa soo socda Nasrigii Ilaahay. Insha Allaahu marka baqtiga gaalo-raacyada Zenawi ka socda la waro dhulkaas, in dhibcaha roobku dhaqi doonaan dhiiggooda. Insha Allaah 24 saac gudahood ilaa 3 maalmood marka Mujaahidiintu galaan halkaas in xareed buuxsami doonto dhulkii labada sano abaarta ahaa. Marka shacabku haka qeybqaato sidii nimankaas Zenawi iyo sirdoonka Maraykanka u shaqeeya looga xoreyn lahaa dhulkaas. Haddii kale waxaa dhici karta in Ilaahay idin ku qabto abaar dheer oo dad iyo duunyaba dhamaadaan dabadeedna Shabaabku iska soo galaan iyadoon cidna ka horistaagayn. Marka Mujaahidiinta iyo roobku waa idin ku soo socdaan.

 

أتاك الربيع الطلق يختال ضاحكاً من الحسن حتى كاد أن يتكلما

 

Hadda muslimiintii muwaxidiinta ahaa ee geyigaas joogay waxay Ilaah kaddib gargaar weydiisanayaan Shabaabka. Odayaasha Galgaduud oo ku halqabsanaya gabaygii Camri Binu Saalim Al-Khuzaaciyi markii Qureysh jabisay heshiiskii Xudeybiya. Marka hadda Qubuuriyiinta waxaa taageera CIA iyo Zenawi marka odayaasha Galgaduud waxay Shabaab ku leeyihiin:

 

وجعلوا لي في كداء رصدا وزعموا أن لست أدعو أحدا

 

 

وهم أذل، وأقل عددا هم بيتونا بالوتير هجدا

 

وقتلونا ركعا وسجدا

 

 

Marka Shabaab waxay odayaasha ku leeyihiin: waa la idiin gargaaray. Insha Allaahuna roob baa nala socda. Marka reer Galgaduudoow Kabo-ku-tukade iyo Gudgude roob waa idin ku soo kallin yihiin ee si kal iyo laab ah usoo dhoweeya.

 

 

الله أكبر خربت جريعيل الله أكبر خربت جريعيل

 

إنا إذا نزلنا بساحة قوم فساء صباح المذرين

 

اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد، كما باركت على آل ابراهيم إنك حميد مجيد

 

سبحانك اللهم وبحمدك أشهد أن لا إله إلا أنت أستغفرك وأتوب إليك.

 

Abdiwaaxid, UK

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ All I can is dat waa nin qeela dheer, oo cid kale uma ogola in ay hadlaan waa disruption miiran, the phrase he uses alot are "Janna ayaanu wada galeenaa" "aan is raacno" "Ubbay ibnu Salool sidiisaad sanka taageysaan"

 

waa ibtilo miiran, laakin waa uuna xanaaq badanyahay maalin kalena asoo feer u laabanaya nin waayeel ayaan arkey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayoo noo soo sheegay in roobab laxaad leh ka da'yaan Dhuusomareeb oo hillaaca & onkodku is daba socdaan!, roobkii maqribka maanta ah billowdayna uu weli socdo.

 

Waxaad kaloo la socotaan in Mujaahidiintu kaabiga u saaranyihiin magaalada.

 

Dagaal ay ku dhinteen 16 ka mid ah Qabuuriyiin oo galabta ka dhacay deegaanka Masagawaay Gobalka G/gaduud iyo Al Shabaab oo Ceelal Biyoodyo ka jartay Maleeshiyaadkaas.(Faah Faahin)

Wednesday, 21 April 2010 17:02 administrator Kadib markii ay Shabaabul Mujaahidiin shalay lawareegeen deegaanka Masagawaay ayay kooxaha Qabuura caabudka ahi soo qaadayeen saacadihii la soo dhaafay weeraro ay ku doonayaan in ay dib ugu qabsadaan deegaanka.

 

 

 

Maanta saacadu markii ay ku beegnayd 2:30-kii duhrnimo ayuu dagaal ka qarxay Masagawaay duleedkeeda waxaana Jilbaha isku aastay dhinacyadii dagaalamayey.

 

Mid ka mid ah saraakiisha Shabaabul Mujaahidiin ee dagaalka hogaaminaysa ayaa goordhaw SomaliMeMo u sheegay in dagaalkii soo idlaaday islamarkaana goobta lagu dagaalamay ay daadsanyihiin maydad fara badan oo ka tirsan maleeshiyaadkii Qabuura galeenka ahaa.

 

Sarkaalkan Shabaab ka tirsan oo xiligii aan lahadlaynay aad u daalanaa codkiisana laga dareemayey diifta dagaalka ayaa noo xaqiijiyay in dagaalkii ugu cuslaa ay galabta galeen wuxuuna noo sheegay in uu Indhihiisa saaray maydadka 16 Qabuuriyiin ah iyo qoryihii ay wateen.

 

Maleeshiyada ayaa galabta si aad ah u dagaalantay iyagoo ka caraysan Qabriyo maanta laga faagay Masagawaay.

 

Wararka ayaa intaasi ku daraya in ciidama Mujaahidiinta ay difaacyo ka dhigteen meel 5 KM ujirta magaalada waxaana weli dhulka howdka ah ku jira maleeshiyaadkii galabta dagaalka ku jabay.

 

Dhacdooyinka SomaliMeMo looga soo weriyay dagaalka waxaa kamid ah in gaari dagaal oo ay wateen Mujaahidiinta uu eryaday maleeshiyaad ka badan 20 nin oo dagaalka qayb ka ahaa.

 

Xaaladda ayaa hadda degan waxaa jira Ceelal Biyoodyo ay Mujaahidiintu gooyeen si aysan uga biyo cabin Qabuuriyiintu, dagaalka Masagawaay ayaa u muuqaal eg dagaaladii ka dhici jiray Warxoolo iyo Ceel God waxaana bilaawday in ceelasha biyaha laga jaro Mushrikiinta si ay u oomaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Patience sxb, lakin out of curiousity it looks like you wat Dhusomareb & Guriceel to be captured so badly! tell me i'm wrong :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Why would I want them to be captured by some crazy militia led by criminals who ran away from their own countries, boasting about their exploits on facebook? :D I want more, blessed rain for those lands and less violence, insha Allah khair.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this