Sign in to follow this  
QabiilDiid

SNM gangs in Hargeisa burned a Somali citizen alive in his shop

Recommended Posts

After he decided to stop paying extortion money to SNM gangs in Hargeisa, Cabdinaasir Siciid Odawaa Dhimbil, a barber by profession, was stabbed in countless areas of his body and burned alive in his own shop. The press of our “best secret-kept democracy” is keeping silent about it. Radio Hargeisa is a couple of metres away from the crime scene. The screams of the victim awakened the whole neighborhood.

The Riyaale bandits have approached the relatives of the victim and were warned not to talk to any body about the crime.

 

We need UIC to rescue us……

 

Arrin aad iyo aad looga noxo oo ka dhacday Magaalada Hargeysa.

 

 

Hargeysa, 09-November-06 ( Qaadisiya.com) Iyadoo Magaalada Hargeysa ay beryihii dambe kasoo ifbaxayeen Dhibaato lagu hayo Dadka lagu sheego in beelahooda laga tirada badan yahay ayaa waxaa iminka dhibaatadii ugu dambeysay ay kasoo ifbaxday Gudaha Magaalada Hargeysa taasi oo aan warbaahinta Maamulka isku magacaabay Somaliland marna soo hadal qaadin.

 

Hadaba Taariikhdu markii ay aheyd 3/11/06 ayaa nin lagu magacaabi jiray Cabdinaasir siciid odawaa dhimbil kana soo jeeda Beelaha Laga tirada badan yahay gaar ahaan beesha muuse dherille degenaana Magaalada Hargeysa kuna lahaa dukaan timaha lagu jaro xaafadda xera awr kaasoo laga qaadi jiray lacag baad ah muddo dheer isagoo mararka qaar u caban jiray hooyadii oo oran jiray hooyo dukaankaan dhib badan ayaa iga heystee dukaanka meeshaan aan ka – wareejino, hooyada oo la yiraahdo sahra aw-cumar ayaa wiilkeeda ku

 

qancin jirtay in aan duruuftu u saamaxayn sababtoo ah iyadoo ay jiraan carruur badan oo agoon ah oo isagu biili jiray, dhibaatooyinka soo

 

gaaray waxaa ka mid ahaa in mar lug laga dhaawacay una sheegay police-ka Somaliland laakiin nasiib darro aan wax loo qaban maadaama uu yahay Dadka lagu tilmaamo looma ooyaan looma aaraan!!!!!!!!!!!!!.

 

waxaa dhacday habeen habeenada ka mid ah inay u yimaadeen nimanki Baadda ka qaadi jiray oo ay waydiisteen lacag baad ah ka dibna uu yiri ma hayo ka dibna lagu yiri haddaad caawaba noolaato waad arki doontaa.

 

wuxuu seexan jiray dukaanka si uu u waardiyeesto hantida yar ee u taal ka dib maxaa dhacay!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!?

 

DHACDO NAXDIN LEH : -

saqdii dhexe ayaa dukaanka lagu soo jabiyay ka dibna mindi ayaa lala dhacay taasoo qaylidaiisa darisku maqlaayeen isagoo leh war mindida iga daaya, ka dibna kursigi ayay ku xirxireen, hadalada derisku maqleen waxaa ka mid ahaa “haddaad mindida ila dhacdeen maxaad ii xirxiraysaan” ka dibna patrol ayaa lagu shubay dabna waa la qabadsiiyay, taasoo uu caddeeyey dhakhtarki baaray in dabku yahay patrol.

 

intaas waxaa ka sii daran saxaafadda somaliland oo aan soo hadal qaadin dhacdadan iyadoo Radio hargeysa oo ku hadlaya Afka Maamulka Rayaale uu ku yaal meel u muuqata halka lagu gubay marxuum cabdinaasir siciid odawaa dhimbil, dawladuna waxay bilawday inay la xiriirto waalidka marxuumka kuna tiraahdo “waa in arrintaan aan la ogaan haddii aad doonaysid in magdhaw lagu siiyo haddiise saxaafadda ay u gudubto wax xuquuq ah ma lihid”. Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So enjoy a couple of days in driveling over the graves of the people you have murdered while you are drunk in a dance and cries of elusive recognition. The world said NO to you, so stop killing my people. You will be accountable to your criminal actions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who ever wrote this "Report". If you demonize Somalilanders with false reports (There is no SNM anymore)what will you say later when something real happens. hence: Beentaada hore runtaada dambe bay u daran tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

We are talking about the very same Somaliland that denied detaining and torturing Zamzam. I

remember people denying that too. I wouldn't put anything past Somalis whether they are from hargesya, Bosaso, or Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think the clan courts abd their media are clutching at every straw...

I suggest we lower the tension, because Somaliland agree or disagree with the system, is an important Somali entity...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this