Sign in to follow this  
Jabhad

Latest report from Buurhakaba including pictures:enjoy the beautifull scenes.

Recommended Posts

Jabhad   

Last Updated Tue, Oct, 10 2006,19:30 Pm--Mogadishu Somalia

Daawo sawiro muujinaya xaaladda Guud iyo cida gacanta ku heysa Buur-hakaba

 

Mogadishu 10, Oct.06 ( Sh.M.Network) Xaaladda magaalada Buur-hakaba ayaa maanta dagneyn, iyadoo wariyeyaal ka tirsan shabakada warbaahinta Shabelle ay socdaal ku tageen maanta magaaladaasi oo shalay muddo saacado ah ay ku sugnaayeen ciidamo Ethiopian ah iyo kuwa dowladda KMG ah ee Baydhabo.

 

Shabelle ayaa waxa ay masawiro ka soo qaaday xaaladda guud ee magaalada Buur-hakaba, iyadoo wadooyinka qaar lagu arkayay maleeshiyooyin iyo gawaarida dagaalka oo ay leeyihiin deegaanka, kuwaasi oo difaac kaga jirey weerar kaga yimaada dhinaca dowladdda KMG ah ee Somalia.

 

Sidoo kale waxaa lagu arkayay maleeshiyaad ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca jidayana silis rasaas ah oo dhufeysyo ka sameystay buuraha buurhakaba.

 

Magaalada Buur-hakaba ayaa waxaa iminka gacanta ku haya kooxo maleeshiyaad ah oo ka soo jeeda deegaanka, kuwaasi oo taageersan Maxkamadaha Islaamka Somalia.

buur.jpg

buur1.jpg

buur2.jpg

buur3.jpg Calanka Somalia oo qoriga dushiisa lasaartay.

buur5.jpg

buur6.jpg

more pics http://www.shabelle.net/2006/october/n8953.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Heestii Xasan Eedan Samatar maxee ahayd ku saabsanayd buurtaas?

 

Lan wiin ma booraaw

Been ki ogaadeey

Illinteey baroodshee

Biyi haan dareertey

Fiid ley bateey

Bushi laan kortey

Isgoow badingaa

 

Lan baal maroow

Ki birimeey mi badbaadiyaa

Hakabi banaanshee

Buurtoo ki taalo

Banooda balintaanni haaytey

Baabuur mi rahoow

Ay iila buubee

 

Bog ley yaraantiis

Baraar ley mi sheegnee

Illi hidoorkii buuhoo

Bushumoo li yaabey

Beente me ehi

Bedinshee deyooy

Nuursheey bilaa

 

Lan baal maroow

Ki birimeey mi badbaadiyaa

Hakabi banaanshee

Buurtoo ki taalo

Banooda balintaanni haaytey

Baabuur mi rahoow

Ay iila buubee

 

Nololeey Bilaawshee

Naftee beerkoowaa

Beerkeey dhatiisaa

Bee oo ki reebteey

Geber baari eh

Boor dhaaysi eh

Bayli roogdiwaa

 

Lan baal maroow

Ki birimeey mi badbaadiyaa

Hakabi banaanshee

Buurtoo ki taalo

Banooda balintaani haaytey

Baabuur mi rahoow

Ay iila buubee

_________________

 

Aah, waayo waayo caleeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Breath-taking scenery in Buurhakabo,Bay sxb. I would love to visit one day the place of my birth, Baydhabo Janaay inshallah\.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

Bay is beautiful. I used to live in Leego back in the day and Buur Hakabo was one of the places my friends and I oten used to visit. Nice little town.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

a picture is worth thousand words, where are the folks who were saying the place was in the possession of the TGF?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^why did the troops leave though? ever asked yourself that, don't tell me that redicolous and funny analayzes of some guy in here who stated, it was because they wanted to see the enemy positions.What positions? you would already have it if that was the case.lol.

 

Naxar Nugaled,does the coumaflage give you some sort of superpowers when you put them on? with their Macawis and rusty Klashnakov, they will prevail.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Gandheriyaal babur kor saran, niman qoryo heysta...dhowr babur oo tekniko ah......

I fail to see the beauty and harmony of the pics , except it depicts culture of violence, hatred and clan war.

It sad when a compatriot displays them and enjoys them. I guess each has his own form of appreciating nature, mine is green grass, xola daqaya, reera dab kala qadanaya, caruur dheleysa, iyo odayaal geed hostisa ku munaqashonaya....among many.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^and How might you explain the man in which you give full support to,warlord Abdullahi Yusuf Ahmed.Isn't he a one to befit in there as well, or your only seem to think of green grass only when he is not present in any image?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Red Sea, quit insulting the Somali President, this is a warning or I will curse you like Sharif Ahmed did Amin Ammir.

 

 

My boy when the TFg troops move it will be towards Mogadishu, through lower Shabbele.

 

I ask you one thing, A/Yusuf as you know is from Galkacyu, Puntland state if he is so weak why on earth is he so close to the HQ, i.e the lower Shabbele and only 200km from Mogadishu?

 

The game is in the occupied backyard of Abiqasin, Inda-Cade, Xasan Dahir.

 

If Puntland is so weak why are there in SOOL, close to BUrco?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this