Sign in to follow this  
Emperor

Kismayo: Fighting resumes

Recommended Posts

Emperor   

Khaalid maxaa loola yaabi waaba uu garowsaday khaladkiisa, kan bal wuxuu soo qoray idinku maqla:

 

Originally posed by Juje in the other thread:

^^

Wa hadey naga dhaxeyso in aan medyka kala xushmeyno.

Subxaana Malikul quduus, walaahi waa dhaqan aanan waligay arag.

 

 

Khaalid is a brave young lad who made a mistake and refrained from it, very couragous and not many Somalis do that on a daily basis, Khalid none taken.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is amazing to see those folks who are TRUE NATIONALISTS when it comes to somaliland issue ,,, and then turn to be TRUE QABIILISTS when dadka walaalaha ahi is dilaayo ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Emperor:

Khaalid maxaa loola yaabi waaba uu garowsaday khaladkiisa, kan bal wuxuu soo qoray idinku maqla:

 

quote:

Originally posed by Juje in the other thread:

^^

Wa hadey naga dhaxeyso in aan medyka kala xushmeyno.

Subxaana Malikul quduus, walaahi waa dhaqan aanan waligay arag.

 

 

Khaalid is a brave young lad who made a mistake and refrained from it, very couragous and not many Somalis do that on a daily basis, Khalid none taken.
Saxiib gooska dambe ayaad ka qosleysey marki umaada Musliinka ah lagu leynayay Xamar oo ay weli xasuuq ka socoto, asaad rabta in aan adiga kula barordiiqo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Originally posted by Juje:

^^

Wa hadey naga dhaxeyso in aan medyka kala xushmeyno.

This is your contribution to this boards, that's you Mr Juje, I have nothing to add or comment about, people and other SOL members can make their judgements on their own.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by Emperor:

 

 

Saxiib gooska dambe ayaad ka qosleysey marki umaada Musliinka ah lagu leynayay Xamar oo ay weli xasuuq ka socoto, asaad rabta in aan adiga kula barordiiqo. [/QB]
hade ninyahoo nin ciil qaba ayaad tahay. ayaan ugartay. intii kaa nimatay alaha unaxariisto. aad baan uuga xumahay hadeey kujireenaha qaraabadada. Inta C30 kaaga dhaawac matay ilaaheey hacaafiyo. marka garbaad uleedaay in aadan xurmeeyn maydadka. Insha alaah sabarka badi somali sidaan iskuma deeyn meeyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Waa ayaandarro ma meydka Soomaalida ayaa kala fiicnaaday? Oo qaar in loo tacsiyeeyo waa khasab qaarna waa argagixiso dhimatay? Emperor, haddii aad meyd sharaf u heysid oo ay run kaa tahay hadda dagaalka QABYAALADDA ee aad hurinayso jooji, ummadda ku dagaalaysa degaankaas Jubbada waan ognahay in qabiil ay tahay oo qolaba wax laga soo dhaadhiciyey oo ay excuse gaar ah haystaan, haddaad Soomaali iyo qarannimo taageyreysid hallagaa arko oo dhinac ha u xaglin qabyaalad darteed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Waan kaa filanayay, it's sad to see you wave the flag for this comment:

Originally posted by Juje:

Wa hadey naga dhaxeyso in aan medyka kala xushmeyno.

Adeer cid tiri mayd ayaa kala fiican majirto, colaadkasta oo dhacda ama dagaal kasta oo aan huriyo dadka dhintay Si sharaf ayaan uduugi lahaa uguna tacsiyeen lahaa, laakiin waad ujeedaa qoraalka kore ee qayaxan qofka qoray oo xumaanta iyo cadowtinamada dadka dhintay ugu dheehantahay, waxaas oo dhan waa hal nin oo loo tacsiyeeyay ninkaas oo ah nin dadka iyo Magaalada Kismayo qiimo badan kulahaa ahaana ninkii Agoonta magalaada wax kahayn jiray, ninka xataa ma ahan reer Puntland ee waa reer Afmadow, xumaanta, cuqdada iyo cadaawata idinku dheeraatay ilaahay ha idinka daweeyo...

 

Admin will you please step in and do something about this, this is a clear and open incitement of hatred beyond normality, hate for an innocent dead man... Laa xawla waa quwata ilaa bilaah...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

Waa ayaandarro ma meydka Soomaalida ayaa kala fiicnaaday? Oo qaar in loo tacsiyeeyo waa khasab qaarna waa argagixiso dhimatay? Emperor, haddii aad meyd sharaf u heysid oo ay run kaa tahay hadda dagaalka QABYAALADDA ee aad hurinayso jooji, ummadda ku dagaalaysa degaankaas Jubbada waan ognahay in qabiil ay tahay oo qolaba wax laga soo dhaadhiciyey oo ay excuse gaar ah haystaan, haddaad Soomaali iyo qarannimo taageyreysid hallagaa arko oo dhinac ha u xaglin qabyaalad darteed.

Walaal, You need to take the high road & give respects to ALL Somali Muslims. Nimankaan gaal raacenta ah laguma dayasto. Waa dad baqtiye sidoodaba ileen waa niman gaalo u adeegsaday walaalahod Islamka ah.

 

We,the Gaaldiids, need to show respect to the dead civilians regardless of their political affliations. Its what Islam preaches & I am sure it’s also the commonsense thing to do. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by N/AA:

Dagaalkaan so ma beenowin?

Ma awalbey run so tebin jireen?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn the fighting took place and your militia were beaten back.

 

Juje, if one of your abti's, Mothers kinsmen were to get killed would you mourn his death, or celebrate it?

 

Quite disturbing. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this