Sign in to follow this  
Fiqikhayre

The Federal Republic of Ethiopia opens up embassy+Gimbot 20 celebrations in Garowe

Recommended Posts

Maaddeey   

^taas yaa ka hadlay?, teeda kale Djibouti & NFD miyaa siman!? NFD Kenya ayaa gumeysata, waxa laga hadlayey Jamhuuriydda Soomaaliya kooxaha jooga, kooxda aan Ethiopia u daba dhaqin, adna xasidnimo darteed & wanaagga oon lagu barin in cadawgaaga xataa loo qiro baad Dawlado kale oon Ethiopia ka marneyn kaba sii darane Mareykan Xarumo ku leeyahay (Wajeer Airport, Djibouti) ayaad na leedahay wax bay xoreynayaan, laba qaawan isma qaaddo!!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ :D seriously tan ku diiday iska illoow anaa tu kale kuusoo raadinaayee. :D

 

Ps: Sida loo qoslo baro :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Ceebloow, Rag ayaa wada hadlaye maxaad dumar u keentay meesha!, meesha qosolka u baahan ku qosol!!, sidii Juxa oo kale ha noqonin e isagoo dameer suuqa ka soo gadan raba la yiri Insha Allah dheh yiri: 'al fuluus fi jayb wal xumaar fil suuq, Insha Allah maxaan u dhahaa' ee markii lacagtii laga jeeb siibay, isagoo madluunsan soo laabtay, 'aaway dameerkii?' ku billaabay: 'Insha Allahuye, markaan suuqa tegay.. Insha Allah.. oon jeebka gacanta geliyey.. Insha Allah.. Insha Allah...' :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Si kasta oo aad qurbo u joogtay; si kasta oo aad cimaamada been ah aad madaxa kusoo xiratid, inaa dameerkii madowbaa ka maarantid waa calaacashaas oo timo kasoo baxeyn-- ee maahmaah kale oo dameeraha kusaabsan ma noo heysaa yaa Shiekh Juxa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Maaddeey, now what's Juxa got to do with this? Qaraarka iska daa sxb.

 

Don't you think it's innapropriate for a man of your age to say "innit" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Waan ogaa inaadan fahmeynin, ee Ina Adeerkaa Zack kaasho ;)

 

On a serious note, dood aadan dhameyn karin ha bilaabin!.

 

Innit ciyaalka keliya iney dhahaan miyaad mooddaa??, haddey saas tahay xitaa haddaan ciyaal la hadlayo sow inaan isticmaalo maaha?? :D:D 'i'm laughing' ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^^Haa, '
Dameeraha, tan ugu xun ayaa ugu haraati kulul
' nice, innit?
:D

^ :D

Haa waa runtaa oo maahmaahdaan kuwaan horay uga maqlay iney dameeradiina biqleeyaan-- ee marka adigu ma dameertii biqlaha badneyd baad tahay? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Maaddeey:

^^Waan ogaa inaadan fahmeynin, ee Ina Adeerkaa Zack kaasho
;)

 

On a serious note, dood aadan dhameyn karin ha bilaabin!.

 

Innit ciyaalka keliya iney dhahaan miyaad mooddaa??, haddey saas tahay xitaa haddaan ciyaal la hadlayo sow inaan isticmaalo maaha??
:D:D
'i'm laughing'
;)

Sxb there's no dood. It was meant to be a joke so calm it. ;)

 

Sxb sheekada lasoco. Innit mar hore baa laga tegay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Runta haddii laga hadlayo, alshabab are the only group that have the manness to speak against xabashis and kick their butt in a real Somali style in the entire Somali peninsula. That being said, some NFD leaders like Farah Moalim clearly don't give a hood of what xabashis think of their stances on the somali politics and sure can offer little help to somalis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this