Sign in to follow this  
Meiji

Aweys=Sayidka?

Recommended Posts

Meiji   

SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS:- Camalka aan hayo haddii aan rag u helo waan sii wadaynaa, hadii aan u waayana waxaan reebi doonaa taariikh sida Sayid Max'ed C/dulle Xasan”

 

SHIIKH XASAN DAAHIR AWEYS:- Camalka aan hayo haddii aan rag u helo waan sii wadaynaa, hadii aan u waayana waxaan reebi doonaa taariikh sida Sayid Max'ed C/dulle Xasan”

 

Jimco, Feb, 5, 2010 (HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys, Hoggaamiyaha Ururka Xisbul Islaam oo Idaacada VOA-da uga waramayay mustaqbalkiisa dambe maadaama ay ka sii kala tagayaan rag muhiim u ahaa dhaqaajinta Siyaasaddiisa ku wajahan ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya iyo joogitaanka Ciidamada AMISOM sida Shiikh Xasan C/llaahi Xirsi (Shiikh Xasan Turki) aya sheegay in taasi aysan waxba u dhimi doonin sida uu hadalka u dhigay Camalkii uu hayay.

 

Hoggaamiyaha Xisbul Islaam waxaa uu sheegay in ku biirista Shiikh Xasan Turki uu ku biiray Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin ay tahay mid muujineyso daciifnimada sida uu hadlka u dhigay Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, waxaana uu intaas ku daray in Xasan Turki uu ku kacay arrin nidaam darro ah, maadaama ayuu yir uusan wax la tashi ah la sameyn raggii ay isku dhinaca ka soo wada jeedeen.

 

Waxaa uu intaas raaciyay in dhinaca Xarakada Shabaabul Mujaahidiin jabiyeen heshiis ay horay u wada gaareen kaasoo ahaa in shaqsiyaadka aan leyska bililiqeysan, waxaana uu meesha ka saaray in uu jiro xiriir ka dhaxeeya Al-qaacida iyo Ururada ka dagaallamaya gudaha dalka Soomaaliya.

 

Mar uu ka jawaabayay Su'aal aheyd waxa u qorsheysan mar haddii uu xaalku halkaa marayo' waxaa uu yiri '' Dabcan Camalka aan ku jiro haddii aan rag u helana waa sii wadayaa hadii aan u waayana Taariikh ayaan reebi doonaa sida Sayid Max'ed C/dulle Xasan" ayuu yiri Shiikh Xasan Daahir Aweys oo intaas sii daba dhigay in waligii uu ku dadaali doono sidii uu uga hortagi lahaa shirqoolka gumeysigu la damacsan yahay Umadda Soomaaliyeed.

 

Inkastoo Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa aas aasayaashii Midowgii Maxkamadaha ee sanadkii 2006-da ka arriminayay inta badan Goballada Koofurnta iyo Bartamaha Soomaaliya ayaa u muuqda hadda shaqsi ay sii kala faaruqayaan rag ay siweyn u soo wada shaqeeyeen kuwaas oo qaarkoodna ku biiray Dowladda uu hoggaamiyo Shiikh Shariif halka kuwa kalana ay hadda bilaabeen in ay is-baheysi la sameystaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo xiriir adag aan laheyn Shiikh Xasan Daahir Aweys.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Cali Bare cali (militialeader of Raskamboni) escapes from assasination

 

 

------

Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo xalay Bam gacmeed lagu weeraray.

 

Jimco, Feb, 5, 2010 (HOL) Barre Cali Barre oo ka tirsan Saraakiisha sare sare ee Ururka Xisbul Islaam ayaa habeenimadii xalay isaga oo ku sii jeeda gurigiisa waxaa kooxo aan la garaneyn ay ku weerareen gaarigii u saarnaa Bam kuwa gacanta laga tuuro ah.

 

Mas'uulka la weeraray oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday uusan wax khasaare ah ka soo gaarin dhinaciisa, waxaana uu intaa ku daray in markiiba koxaha weerarka geeystay ay baxsadeen kadib markii ay rasaas ku fureen ilaaladii la soctay.

 

Barre waxaa uu sheegay in uusan aqoon sababta loo weeraray in cida weerarka ka danbeeysay intaba, laakiin waxaa uu ku tilmaamay in kooxahaasi ka mid yihiin, waxaana uu tilmaamay in uu jiro baaritaan la xiriira cida weerarkaasi soo qaaday.

 

Sarkaalka la weeraray ayaa waxaa uu ka mid yahay saraakiisha sar sare ee sida weyn ugu dhaw dhaw hogaamiyaha sare ee Ururka Xisbul Islaam, waxaana uu dhawaan mar uu shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Muqdisho uu gaashaanka u daruuray midowggii dhawaan ay sameysteen Xarakatu Shabaabul Mujaahidiin iyo Mucaskarka Raas-kanbooni.

 

Ma'aha markii ugu horeysay oo la weeraro Saraakiil ka tirsan Ururka Xisbul islaam waxaana dhowr jeer oo hore weeraro kala duwan lagu qaaday Saraakiil ka tirsan Ururka kuwaa oo qaarkood u geeriyooday weeraradaasi.

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

diini@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

DSC07181.jpg

 

The right man (member of Ras Kamboni) was attacked by the extremist warlords.

 

I guess Alshabab consider his blood xalaal now since he refused to join them :D

 

As we all knew, the current struggle has nothing to do with Islam! The extremist warlords would eat eachother alive just for the sake of the ruling seat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Every warlord's dream is to be another Guul wade , Aiyded or Yey while AS/HIS leaders wanna be like Sayidka( or Biladen). But none of them can lead smallest unit with out much fuse.

 

Aweys = Sayidka? Xaaji xanjuf apparently disagrees since he believes Godane = Sayidka. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

mucasir_k2-300x225.jpg

 

The religious pretenders have turned against each other!

 

The above religious pretender escaped from an assasination attempt by the other religious pretenders of Alshabab

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well if he wants to be ina cabdulla xassan oo kalle he needs to have lots of woman and also be a great poet.

 

Dajiye dee godane wu gabya xata afcarabi bu ku gabya lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Well if he wants to be ina cabdulla xassan oo kalle he needs to have lots of woman and also be a great poet.

 

Dajiye dee godane wu gabya xata afcarabi bu ku gabya lol

:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^Af-lagaadada jooji waryee, Sayyidka, Awoowayaashaa ayaa iyagoo Gaalo la jira la dagaalaye!

Sayid Maxammad cabdulla xassan Suldaan oday dhaqmeed raacay awoowgay bu aha

Suldaan nur amaan

Suldan Maxamud cali shire Anti darwiish buu aha

Boqor Cisman was anti Darwiish

Garaad jamac Garaad Maxamuud Anti darwiish

Suldaan Nur Amaan Xaji Xunjuf awoowgi Pro darwiish bu aha Ingreeska na dilay.

Marki danbe intanu Giib dilnay ayanu mag ka bixinay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by Jacphar:

This fool once asked the world to award him a noble peace prize.

:confused: :confused: YOU ARE JOKING :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

^Af-lagaadada jooji waryee, Sayyidka, Awoowayaashaa ayaa iyagoo Gaalo la jira la dagaalaye!

Horta ma fahantay waxaan idhi ,,,,,,,, mise waa sheeko gudhuu waxaagu ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this