Sign in to follow this  
Dhubad.

M Dheere oo jawaab kulul ka bixiyay Shirka Baydhabo.

Recommended Posts

Dhubad.   

Who the hell is he to say that?

 

 

. Dheere oo jawaab kulul ka bixiyay Shirka Baydhabo.

Posted on Monday, January 30 @ 07:56:47 PST by editor

 

sida uu noogu soo waramayo wariye madax banaan oo ku sugan Jowhar Cali Ahmed ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gudiga Siyaasadda ee Maamulka Shabeelaha Dhexe
M. Dheere ayaa durbaba ka jawaabay isagoo la hadlayay Saxaafadda in Baydhabo aan looga hadli karin arimo qaran isla markaana uusan ogolaan doonin in kulankaasi lagu qabto Baydhabo.

 

M. Dheere ayaa sheegay in uu Madaxwaynuhu jabiyay Dastuurka oo Baydhabo aanay ahayn goob laga kulankaasi uu ka dhici karo

 

Gudoomiyaha gudiga siyaasadda maamulka gobolka Sh/dhexe Max'ed Dheere oo wareysi siiyay Shabakada warbaahinta Shabelle, isagoo ku sugan magaalada Jowhar ayaa sheegay in madaxda sar sare ee dowladda FS ee ku sugan dalka Kenya, go'aanka ay galabta gaarayaan in uu yahay mid dowladda Kenya ay siinayaan , isla markaana khuseeyo dadka iyo dowladda Kenya, waxa uuna sheegay in umadda Soomaaliyeed cidii matasha ay ku hadli karto gudaha dalka Soomaaliya balse aan loo baahneyn in dalka Kenya go'aan lagu soo gaaro.

 

 

Waxa uu tilmaamay in fadhiga Baarlamanka magaalada Jowhar iyo magaalada Muqdisho midkood loo iclaami karo, balse waxii ka soo haro ay yihiin waxa uu ku tilmaamay fadhi ku dirir.

 

Max'ed Dheere Mar la weydiiyay in magaalada Baydhabo arinta ay u socoto ayaa waxa uu sheegay in magaalada Baydhabo aanu khuseyn in looga hadlo arimaha qaranka ee dalka Somalia, waasida uu hadalka u dhigaye.

 

Onkod News, Jowhar

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

loooooooool@Mahamed Dheere

 

 

Dheere said:

 

"baydhabo waa lgu kulmi karaa hadal ahaan camal ama si tacsi ahaan camal laakin dowlad ahaan laguma shiri karo"

 

and the wariyaha said:

 

"yaa u diidaayo in lagu shiro"

 

mahamed dheere got upset and put down the phone!!

 

 

So, that is mahamed Dheere, Siyaasi baaban u heestay geel beelaha, but as I said before the man is being left out, and he has to play the game as usual, it is his moment now, he gona enjoy it very well, the Johar-Faction(JF)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

The man can't even answer the question. Tell me now what is he? A miniter or something? Dadkaas ayaa dowladnimo laga sugaa miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

MD's qub & qac threat is not that big issue now, I hope Meles would restrain him or in the worest scenario put him out of action.

 

The guy seems to be forgetting the rules of the game :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

A new rift has unfolded. Let us just wish he reconsiders his views and make a much-needed decision to join his comrades at Baidabo.

 

What has happened to him? He was a big part of this reconciliation between the speaker and the president. Or , is there a rumor that the capital of the TFG would temporarily move to Baidabo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   
ANWAR   

Originally posted by Dhubad:

They should be assassinated! They are holding all of us as hostages.

I WIL KILL ALL FOUR OF THEM :D :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this