Sign in to follow this  
Cowke

Hub Culus Oo Lagu Tuuray Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo

Recommended Posts

Cowke   

Hub Culus Oo Lagu Tuuray Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.

 

Cawil Maxamuud Cabdi

 

RBC Radio, Gaalkacyo

 

Cawil@raxanreeb.com

 

Gaalkacyo (RBC Radio):- Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa goor saaka waaberigii ah waxaa lagu tuuray hub culus, xilli Diyaarad siday Qaad oo ka timid dalka Kenya ay soo fariisaneysay Garoonka.

 

Dhawaqa qoryo waaweyn ayaa hal mar laga maqley xaafadaha magaalada Gaalkacyo qaarkood, waxaase wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in aysan wax khasaare ah soo gaarin Garoonka Diyaaradaha magaalada Gaalkacyo, iyadoo Diyaaradii Qaadka sidayna ay dib uga duushay garoonka.

 

Hubkani oo ah nooca ka dhaca qoryaha waaweyn ee lidka diyaaradaha ayaa wararka la isla dhexmarayo gudaha magaalada Gaalkacyo waxaa ay sheegayaan in Garoonka looga soo tuuray dhinaca koonfurta Gaalkacyo, hayeeshee ma jirto ilaa iyo iminka cid ka hadashay.

 

Wararkii ka soo kordha kala soco Wararkeena dambe.

 

RBC Radio.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

If the damn snm clan is behind this, they must pay heavy price. This is not the first time they have used south galkayo as launching pad to puntland.

 

Where is the Puntland administration to talk about galkayo airport having missiles thrown at it!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke:

If the damn snm clan is behind this, they must pay heavy price. This is not the first time they have used south galkayo as launching pad to puntland.

:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Suldaanka, im joke? what u mean. Widh-widh, Buhoodle being attacked and just today galkayo you don't see some sort of pattern?

 

Get lost sxb your blind as bat!!! However if this is confirmed that somaliland is interfering inside galkayo and creating conflicts, the puntland administration needs to straight away respond. This is getting out of hand!!! Throwing missiles at the airport? Hearing gunshots in some suburbs? This is totally unacceptable by somali standards to interfere and creating conflict in a peaceful city!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Cowke, with due respect, what is your source that missiles have being thrown at Galkacyo airport by Somaliland!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hales   

Cowke wii kaa taalaa sxb your losing it, how could the North western Somalia army reach there if there if their seperated by the Puntland border

It must have been an terrorist attack. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

quote:Originally posted by Cowke:

If the damn snm clan is behind this, they must pay heavy price. This is not the first time they have used south galkayo as launching pad to puntland.

:D:D:D:D:D:D

Meel kasta snm ba joogta :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Gaalkacyo: (Sh.M.Network) Maleeshiyo beeleed ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa Maanta duqeyn Madaafiic ah waxaa ay u geysteen Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.

 

Waxaa maanta duqeymo loo geystay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo iyadoo dhawaqa hubka waaweyn laga maqlay mar qura Xaafadaha Waqooyiga iyo koofurta Magaalada Gaalkacyo kuwaasi oo la sheegayo in aysan geysan wax qasaare ah.

 

Xiliga Madaafiicda loo geysanayay garoonka diyaaradaha ayaa la sheegay in ay ka kicitintay diyaarad nuuca qaadka keenta ah iyadoo aysan waxyeelo ka soo gaarin madaafiicdii lagu tuuray garoonka Magaalada Gaalkacyo.

 

Maamulka Galmudug ee ka taliya koofurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay in ay aad uga xunyihiin duqeyntii maanta loo geystay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo.

 

Duqeyntaani ayaa la sheegayaa in ay timid kadib markii sida la sheegay ay soo baxeen warar la isla dhexmarayay magaalada oo sheegayay in la doonayo in garoonka darbi lagu wareejiyo.

 

Xidlhibaan Cali Baasho oo ka mid ah Barlamanka Maamulka Galmudug islamarkaana qadka taleefanka Shabelle ugu waramayay ayaa waxaa uu sheegay in ay ka xunyihiin duqeyntii maanta loo geystay garoonka diyaaradaha walow aysan waxyeelo geysan.

 

Maareeyaha garoonka diyaaradaha ee Magaaladsa Gaalkacyo Xuseen dhagadheere oo Shabelle ay la xariirtay ayaa sheegay inaysan jirin wax qasaare ah oo soo gaaray garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo, waxaana uu tilmaamay in madaafiicdii maanta ay soo tureen maleeshiyaad ka soo jeeda sida uu sheegay koofurta Magaalada Gaalkacyo.

 

Ilaa iyo hadda majiro wax war ah oo ka soo baxay masuuliyiinta Maamulka Puntland oo ku aadan weerarkii madaafiicda ahaa ee Maanta loo geystay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo.

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

For the ppl making ****** comments as how somaliland have missile reach there, I don't know if their trying to play dumb or if their serious.

 

Sxb it just takes one phone call from hargeisa to baraxley and the thugs in baraxley start shooting!!! I don't see any reason why galmudug would do it on their own as their no beef with puntland at this moment over anything!!!

 

I posted the video recently of galmudug president in london and guess who welcomed him "madaxda jaaliyada somaliland ee london" Go figures. Theirs always been long ties between those two clans. They even sent weapons down from oodweyne to hamar to help them out that is on classified documents I have read.

 

But it could be also ethiopia getting galmudug to rise up against puntland but I don't see any reason why galmudug would do it just for themselves because their is no outstanding issues and everything calm between the neighbours!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Maadey I read your article, interesting thing is this proposal to renovate the galkayo airport and build terminal was signed months ago, why didn't they react then? :D

 

Sxb learn politics, enemies will use any reason to justify their sudden outbursts which totally makes no logical sense just to hide true motives!!! smile.gif

 

Take for example the old man yey justifying violence against hamar so he can restore law and order, but everyone knew that was just and he wanted to square off his old accounts with a few foes over there!!! Thats just 1 incident of using a valid reason(establishing law and order) to hide your true motives(clan hatred). Similar to the article u just posted their using real world reason(galkayo airport wall) to hide their true motives(being sent from somaliland or ethiopia)

 

Ps: It's also possible xaglatosiye is getting close with galmudug and is seeking revenge against puntland and we all know those baraxley guys love ppl fighting ethiopians and therefore will help the cause if xaglatosiye called up and said "listen our ppl just got attacked by ethiopia and puntland is just standing there not doing nothing teach them lesson in galkayo"

 

But thats just another scenario, however it's the timing of this issue in galkayo that just exposes it so much :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Sacad 1 scenario? lol let me tell you my friend it's already confirmed historically that somaliland are allies of the usc and even till this day they are allies because the galmudug president who went to london got nice welcome from jaaliyada somaliland president. Watch it on universal.tv

 

 

Their is definitely ties sxb. Their no question mark there!!! The question is why is puntland ignoring this clear breach against our territories!!! THAT IS WHAT SUPRISES ME THE MOST.

 

If somaliland is welcoming our enemies who killed alot of our kinfolk, how can these ppl viewed as friend of puntland? It really annoys me when I hear some puntland say we dont want to disturb the peace in northern somalia. These ppl are disturbing our peace by supporting our enemies!!!

 

Ma doqon baynu nahay mise something is up in garowe and were not being told the full story!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this