Sign in to follow this  
Gabbal

Has Abdulahi Yusuf abandoned Ethiopia?

Recommended Posts

Gabbal   

Why has Abdulahi Yusuf seeked amnesty from his constituency at a time his Jowhar opposition group including the insubordinate Juriile along with Gheedi and Maxamed Dhere are enroute to Addis Ababa?

 

 

Especially at a time this accusation is surfacing?

 

Maxaa Sababay in Xilligaan ay kala boodaan Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Cali Geedi ? maxaase sababay in C/llaahi Yuusuf Jowhar ka guuro?

 

Allwadani-Feb 01- 2006

 

Waxaa sida lala wada socdo soo kala dhexgalay Mugdi iyo is aamini waa Madaxweynaha iyo Ra'isulwasaare Cali Geedi taas oo aad ka garan karto in uu Cali Geedi uu ka dhuuntay Madaxweyne Yuusuf ka hor intii aan lagu dhawaaqin Go'aankii Nairobi.

 

Hadaba Baroortu Orgigga ka wayin, ee waxaa jira warar hoosaad sheegaya in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Dawladda Itoobiya uu soo kala dhexgalay qilaaf kaas oo ka dhashay Markii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya uu yimi magaaladda Jowhar kadibna uu la galay shir soconayey Maalmo inkastoo uu jiray, Mr Geedi iyo Mr C/llaahi Yuusuf si looga dhaadhiciyo Madaxwenaha in uu Saxiixo Dukamenti ku saabsan sidii Soomaaliland loo siin lahaa Madax banaani ama Ogolaansho Gooni isu taagnimo iyadoo loo raadinayo aqbaliyad cod ah oo Baarlamnka la hordhigayo.

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa arrinkaas gaashanka ku dhuftay meesha uu Cali Geedi ku adkayistay taagerida kala go'a Waddanka Soomaaliya. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Maxamed Dheere uu safaro qarsoodi ah ku tagey Waddanka Itoobiya halkaas oo uu ka hellay hub aan yarayin.

 

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa Idaacadda BBC-da u sheegay in ay jiraan Dawlad Daris la ah Soomaaliya oo rabta Burburka Soomaaliya in ay jirto balse uusan sheegi doono markale, taas oo aad ka dareemi karto farqi cusub oo siyaasadeed in uu soo kala dhex galay isaga iyo Mela Zenaawi.

 

Warar kale ayaa waxa ay sheegayaan in Maxamed Dheere uu hada abuuraya Xulufo Cusub oo uu u geeyo Dawladda Itoobiyo, hadana uu safar ku marayo inta u dhaxaysa Jawhar iyo Hiiraan.

 

 

Columbus-Ohio.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayyid   

You're taking things well out of context, Kashanre!

 

Abdullahi Yusuf is the president of all Somalia and to suggest that he took "refuge" or amnesty to his kinsmen in Gaalkacyo is holy absurd and untrue.

 

Speculations, rumours, cospiracy theories and spin should be avoided at the best of times, on the other hand I can't see your point or argument in which you argue all kinds of unfound things and rumours.

 

The Prime minister came out today to condemn the "media" of their biased and false reporting of news. He said that he will support the parliaments decision to convene in Baydhabo on 26, Feb 2006 inshallah. He also said that he wasn't the prime minister of only one region in Somalia but for all regions and the whole of Somalia.

 

I've to laugh at the irony because the same people who have constantly referred President Abdullahi Yusuf Ahmad as a "Ethiopian Stooge" are today portraying him as a "Somali Hero".

 

Yeah, from villain to hero in a matter of days, you have to admire that flip-flopping of certain individuals in here.

 

P.s. Please leave things at there are without you discussing certain aspects that are unfound and flying "rumours", which non of us can varify.

 

There are so many contradictions in your analysis that is quite apparent for everyone to see that you have an ulterior motive, which is that you want this government to fail at all cost but I gurantee you it is up to Allaah the exalted if this government will be actually the one who will deliver us from our pain and misery or if it will go the same way as their predeccesors.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Is this your new chameleon? Do you think changing colors ever once in a while (I see the newest one is Jan, 2006) is going to make you seem a legitimate new voice? War ileen balayo.

 

Abdulahi Yusuf haduu madaxweyne yahay kama haysto kumana haystee pray whatever possessed you to explode in pent-up frusteration? Miyaad ka xumaatay markaan idhi Cabdulahi Yusuf has seeked shelter from his constituency? Why would you hate the truth? Once you remove personal feelings from the situation (yours and mine) you will see Cabdulahi Yusuf is not exactly a conventional president nor does he command a conventional president's powers. If he went to Galkacyo for safety reasons, it is strongly plausible seeing as Jowhar, his former safe heaven, is not exactly welcoming to him at the present. You can hate me for expressing the truth, but remember it will do naught to change the status quo.

 

Teeda kale, why would you decide my opinions for me concerning Abdulahi Yusuf? Whatever possessed you to think I consider him a "Somali hero" when I have never thought so, do not think so, and will not think so?

 

I have not nor will I retract any earlier statements I have made against Cabdulahi Yusuf and his previous Axmaro kow-towing. I started this thread simply because I am noticing a trend, a present trend that even though in no way, shape, or form disqualifies shameful past might set a different future, a different course for the said man.

 

Ninyahow hadal macna la'aanta kuma haboonide, duul la kicide ka gaabso. In simple terms, do not unleash your frusteration on me when I have no control over what caused them in the first place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Does this not highlight Abdulahi Yusuf has lost trust in Jowhar and wants to meet the prime minister in his own safe enclave where his safety and security is unconditional?

 

Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa safarka uu madaxweynaha dowlada Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf uu ku joogo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

 

February 03, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

 

Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxeysa safarka uu madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed uu ku joogo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

 

Madaxweynaha dowlada federaalka Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo safar aan la sii qorsheyn shaley ku tagey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa kasoo baxaaya warar dheeri ah ujeedada socdaalka madaxweynaha uu ku joogo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, iyadoo ay shaley dadweynaha magaalada Gaalkacyo ay ku baraarugeen madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo kusugan magaalada Gaalkacyo gudaheeda.

 

Aggaasimaha iddaacada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac “Xasan Jidka†ayaa HornAfrik usheegay in warar kudhow dhow madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ay sheegayaan in bari la filaayo magaalada Gaalkacyo inuu yimaado ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geeddi oo haatan kusugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo ay wada hadal ra’iisal wasaaraha iyo madaxweynaha ku yeelan doonaan magaalada Gaalkacyo.

 

Mar wax laga weeydiiyey aggaasimaha iddaacada Gaalkacyo waxa ka jira wararka sheegaya in madaxweynuhu uu sii joogi doono magaalada Gaalkacyo ilaa 26ka bishii February oo kubeegan xiliga uu guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku dhawaaqey in magaalada Baydhabo uu ka dhaco kal fadhiga baarlamaanka federaalka ayaa wuxuu sheegay in warar laga soo xigtey xarunta madaxtooyada maamul goboleedka Puntland ay sheegayaan in madaxweynuhu uu muddo kooban sii joogi doono magaalada Gaalkacyo, kadibna ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geeddi marka uu yimaado halkaasi ay isku sii raaci doonaan magaalada Jowhar.

 

Inkastoo ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geeddi iyo madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf iyo guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan markii ay ku kulmeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya dhowaan, isla markaana guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku dhawaaqey shirka baarlamaanka ee magaalada Baydhabo uu ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geeddi uusan ku qanacsaneyn shirka ka dhacaaya magaalada Baydhabo.

 

Sidoo kale waxaa la weeydiiyey aggaasimaha iddaacada Gaalkacyo mar la su’aaley waxa ka jira in baabuur iyo rasaas kasoo dagtey dekedda magaalada Boosaaso ay dhowaan soo gaartey magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu sheegay ineysan jirin wax hub ah oo uu arkey ama uu maqlin.

 

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed oo shaley soo gaarey magaalada Gaalkacyo iyadoo safar kiisu ahaa mid kadis ah ayaa horey waxa uu booqashooyin ugu soo kala bixiyey magaalooyinka Nairobi iyo Jabuuti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yeniceri   

Hadaba Baroortu Orgigga ka wayin
, ee waxaa jira warar hoosaad sheegaya in Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Dawladda Itoobiya uu soo kala dhexgalay qilaaf kaas oo ka dhashay Markii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya uu yimi magaaladda Jowhar kadibna uu la galay shir soconayey Maalmo inkastoo uu jiray, Mr Geedi iyo Mr C/llaahi Yuusuf si looga dhaadhiciyo Madaxwenaha in uu Saxiixo Dukamenti ku saabsan sidii Soomaaliland loo siin lahaa Madax banaani ama Ogolaansho Gooni isu taagnimo iyadoo loo raadinayo aqbaliyad cod ah oo Baarlamnka la hordhigayo.

Even by the standards of the Somalis' amateur journalistic skills, this article hits a new low. "Hadaba Baroortu Orgigga ka wayin" - who says that?

 

Anyways, KASHANRE, I think the problem is between C/llahi Yusuf and Max'd Dheere (Geedi is maqaarsaar politician, after all). There's nothing wrong with political debate as long as it doesn't turn violent. Either way, Max'd Dheere and his protege, Geedi, aren't sure how to really respond to the Baydhabo conference.

 

C/llahi Yusuf's reasons for going to Galkacyo are many, I'm sure. Among them: to transport militias and weaponry en route to Baydhabo (after all, the warlord neither trusts the RRA security structure nor Max'd Dheere's); secondly, he wants to help resolve the on-going debate for the Galkacyo District Council, which has stalled local governance in the region for months.

 

Geedi and Max'd Dheere's responses to the Somaliland debate were surprising to me, but when I really thought about it, cidna kama degana dhulkaa, so they're unconcerned. I came to this conclusion because Max'd Dheere views South Muqdisho as an "occupied" part of dhulka cidiisa. The only surprise, then, is that he can't relate to the people of Sool and Sanaag, most of who don't believe in Somaliland's claims on their land.

 

And as far as Ethiopia's designs on Somaliland, I think their foreign minister [seyoum] said it best:

 

"Hargeisa knows for
historical reasons
that Ethiopia would be last to give recognition to Somaliland,"
said.

The irony here is, of course, Ethiopia's use of "historical reasons" reference to deny recognition to Somaliland. Conversely, the Hargeisa administration (and its cyber supporters) have used "historical reasons" to justify the borders of its imaginary state, which go as far as a few KM from Garoowe. Ethiopia's reference to "historical reasons", in this sense, is a mighty blow to the aspirations of a handful of extremists.

 

p.s. C/llahi Yusuf can't "abandon" Ethiopia for political reasons in the same way he can't "abandon" the use of oxygen for livelihood reasons.

 

p.s.s. Prof Ali Geedi dissed Reer Galkacyo by not showing up and landing in Jowhar instead. Does this remind anyone of the time Col Yeey made Reer Jowhar wait 9 hours for his arrival but landed in Djibouti instead?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Originally posted by General Duke:

Nice title, hoever little substance. The Presidents visit to Galkacyu is no more than a vacation.

You make Galkacyo sound like as it is the Bali islands, or the Caribbeans. Vacation iga dheh....guess this would be followed by the Presidents visit to the wildlife parks in Galkacyo.. :D . Or even better he is resting in the great Canyon that runs through the middle of Galkacyo.. :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayyid   

Kashanre you're loosing it, so give up. Your whole analysis doesn't make sense.

 

Everything is ok with this government and I don't feel any frustration and insecurity like you walaal!

 

Sxb the funny thing is you accussing me of changing my pseudos from time to time, what are you allegding here.

 

The last time this happened it started like this and it went farther you accussing me having multiple user accounts. Well we all know what surfaced then and what happened to you, so I would urge you to restrain from such accussations.

 

I can and will change my displaying names in here like you did, Mr Hornafrique!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayyid   

Originally by Xarago: You make Galkacyo sound like as it is the Bali islands, or the Caribbeans. Vacation iga dheh....guess this would be followed by the Presidents visit to the wildlife parks in Galkacyo.. . Or even better he is resting in the great Canyon that runs through the middle of Galkacyo..

You really cracked me up there, very funny indeed!

 

But I've to let you know that it is actually a vacation for the President because it is where he was born and where his close clan and family members live. He can relax in Gaalkacyo and be "straight" in everything in speech, action and everything he does.

 

Reer Gaalkacyo speak the truth and they tell how it is and sometimes he needs that because lately he hasn't be confrontational, which is out of character!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Say(y)id Qutb:

Sxb the funny thing is you accussing me of changing my pseudos from time to time, what are you allegding here.

 

The last time this happened it started like this and it went farther you accussing me having multiple user accounts. Well we all know what surfaced then and what happened to you, so I would urge you to restrain from such accussations.

 

Did you not just shoot yourself in the foot? smile.gif Remember, this you joined January, 2006 which was just last month. Yet you admit partaking in earlier events. ;)

 

 

YENICERI-

 

Thanx for the inside analysis sxb. It sheds some light into why Abdulahi Yusuf has decided to retreat to his constituency and really I can't blame him. The situation is not exactly in his favor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sayyid   

Sxb, I don't hide anything unlike you! Every one knows who I am and who I was. The administrators of this side took a decision to ban me but I was allowed back to join this side again, so I can't see what you trying to say and imply.

 

Give it up Horn, you're need to really grow up dude.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this