Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Guuxa Shacabka Puntland iyo Fikirka Mustaqbal

Recommended Posts

This is a well written and composed article, which describes the feelings of the People of Puntland and their visions for the Future.

 

Guuxa Shacabka Puntland Iyo Fikirka Dagaalada Muqdisho >>>>

Puntland News Center Allidamaale@hotmail. com Bosaso Somali

Axad 24 May 2009

 

 

 

Bosaso:-(Allidamaale )baryahaan danbe Dadweynaha reer puntland ayaa sii weyn u hadal haya dagaalada ka socda magaalada Muqdisho,isla markaana u dhag taagaya dhinac ay u dhici doonto labada koox ee is haya,aygoo ka fikiraya kana wal wal san mustaqbalka Puntland.

 

Shacabka ku dhaqan degaanada puntland ayaa inta badan waxeey rajo xumo aad u weyn ka mujinaya xaalada konfuurta dalka somaliya iyadoo inta badan shacabku aay jecleysan lahayeen in maamulka puntland u ku dhawaaqo Gooni isu taag ... "dowlad ka madax banaan oo ka gaar ah somaliyada konfuureed!

 

Dadka ayaa sii weyn uga niyad jabsan waxa ka socda konfuurta,isla markaana ku sheegay dagaaladani ineysan marnaba dhamaad laheyn,hase yeshee ay dhibaato ku yihiin mustaqabalka Puntland madama Puntland in kabadan 20-sanno suugeysay Midnimada somaliyeed balse taasi ay u muuqto haatan mid ku sii dhaceysa God-dheer maalinba maalika ka danbeysa.

 

Guuxa dadweynaha ayaa ah mid aad isku soo taraya iyada oo dadka shacabka ah aay ka rajo dhigeen midnimada somaliya inay dib u soo laaban doonto, in badana waxay hada amiinsan yahiin waxa ka socda K/somaliya in aysan aheyn wax dhamaad leh amaba aan dhamaan dooniin weligeed,markaad la sheekeysatid dadka ama aad timaado meelaha lagu qaxweeyo ee laga dhageysto idaacadaha ayaad waxad arkeysa iney dadku aad u dhibsanayaan dagaalada aan najax laheyn ee soo noq noqada had iyo goor, qaatayna in kabadan 20-sano ilaa iyo hadan aan natiijada laga gaarin,waxyaabaha aad cajiibka u leh oo xusida mudan ayaa waxey yhiin xiliyada ay soo galan idaacadaha ama laga soo daaya doodaha iyo wareysiyada laga qaado hadba labada dhinac ee markaas is haya in qaar ka mid ah Maqaaxiyaha Magaalada Bosaso ayba iska damiyaan Idaacadaha,ayagoo dib u daara marka u ka baxo wareysiyada,mar an si hose u su'alay nin ka mid ah milkiilayasha Maqaaxiyaha laga damiyo Idaacadah ayaa wuxuu i sheegay dadka dagaalada wada in ay ku cel celiyaan wax ay horey u sheegen dadka, isla markaasna aysan heyn wax cusub oo mabda ku saleysan, sidaas daraadeedna ay haboontahay in la iska damiyo.

 

Dhanka kale shacabka ku dhaqan degaanada puntland ayaa sii aad ah u cambareeyey dagaaladi ka dhacay magaalada muqdisho iyaga oo sheegay in dagaalka u yahay mid micno darro ah, isla mrkaana ay xaaran tahay in dhiiga shacabka islamka ah la daadiyo.

 

Dadweynaha ayaa ku tilmaamay dagaalka mid aad loga xumado, waxeyna baaqyo kala duwan ugu soo jeediyen kooxaha isku heya magaalada muqdisho ee dagaalka iskula jira inay sii dhaqso ah u joojiyan dagaalada ka socda magaalada iyo dhiiga micno darada u daadanaya, ayagoona til maamay in umada Somaliyeed ay aad u dhibeyso xasilooni darada ka aloosan Caasimada Somalia.

 

isku soo wada duuboo guuxa dad weynaha iyo hadal heynta Gooni isu taaga Puntland ayaa u muuqata mid su'ali ka taagantahay,inkastoo ay dadweynuhu xaq u leyahin aaya ka talintooda,isla markaana ay muuqato khatar aan la dhayalsankirin oo kasoo socota Konfurta Somalia, ayaa hadana waxeey ku xirantahay biseyalka siyaasadeed iyo arkti wadani nimo hadey leyahiin madaxda hogaamsi Puntland? waxaa kaloo qimeenteeda leh lagama maarmaana ah iney ku baraarug san yihiin baahid shacabka, qaadi karana tilaaba kasto oo lagu bad baadinayo shacabka doortay wakhti ku haboon?

 

 

Bosaso

 

 

 

Allidamaale.com

Your Reliable Sources

Share this post


Link to post
Share on other sites

"which describes the feelings of the People of Puntland and their visions for the Future."

 

More importantly, how does one ascertain the feelings and wishes of the people of Puntland?

Did they do a census and determine the population of the region then ask a randomly chosen ten percent what their thoughts on the matter is?

Share this post


Link to post
Share on other sites

I'am not an advocater for complete succession but the folks in Mogadishu have to understand that we will not and cannot wait for them anymore.

 

A distancing or a part declarition of temporary succession would send shock waves across and would strengthen our sense of wadanimo and association with the land of Punt.

 

It's about time I believe. Until our brethren sort out their differences and build a bottom-up approach to Unity, we will not stand watching and waiting for this sad episode to finish.

 

Viva to Puntland State of Somalia!

 

3560126937_a4ac0e96f5_m.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

So is that the new flag of Puntland Mr AwMuse on your badge.

 

I understand the frustration felt in Puntland, but breaking away is not the answer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

212,510 Km2 Land Mass of Puntland, 1/3 of Somalia!

 

1600 km2 of Coastline from Garad to Laas Surad of the 3300 km2 of Somalia!

 

3560314705_2a9182a1f5_o.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

International Airports under construction!

With busy and bustling cities and citiziens alike and flourishing business!

 

P1000822--E.jpg

 

2753641951_4c5a638e60.jpg

 

2754472034_c19e1d2d97.jpg

 

2753640657_5bf3cab46e.jpg

 

2753641253_6b479e46ce.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

A Tribute of mine not so long ago about Puntland State of Somalia!

 

The Envy and Pride of Somalia: Puntland State of Somalia!

 

Puntland, my beloved Puntland

The one and only Star

From the near to the far

And Hurdiya to Highlaan

How beautiful you are

 

From the Plains of Cayn

To the top of Raas Caseyr

You're the envy

And the Somali Maseyr!

 

Eyl, Garoowe and the rest of the Nugaal

Taleex and Xudun the home of the Darawiish struggle and the true Somaal

Garacad, Bacadweyn and Gaalkacyo, the places of visions, peace and loyalty!

No words can describe your Majesty

 

You will never be forsaken or forgotten.

 

At a time, when we were chased out of our homes and had no-where to go

And the enemy came charging after us till Kismayow

How many have perished, trying to cross to safety?

Through Libooye and the sea, to Kenya, only to become history!

 

Ethiopia, Kenya and Yemen put us into camps and refused us entry

But Puntland gave us a place of belonging and strength

And told us to eat from its treasury

 

How can we repay the bonanza and bounty?

 

Surely not by capitulating and disserting the cause

How can we give in to the false?

And abandon the rose, the rose of Puntland,

The envy and pride of our motherland!

 

Between the two seas

The grace of our race

The Indian and the red

Who can compete with the said?

 

3560126937_a4ac0e96f5_m.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland, my beloved Puntland

The one and only true star

From Hurdiyo Town to Highlaan

How Beautiful you're

 

From the Prairie Plains of Cayn

To the top of Raas Casyr

You're the much envied one

And the Somali Masayr!

 

Between the two seas

The grace of our race

The Indian and the red

Who can compete with the said?

 

Indeed who can?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this