Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garaad jamac when will you go home?

Recommended Posts

Garaad Jaamac Garaad Cali Ayaa Boosaaso Ka Degay, Kuna Sii Jeeda Holhol.

Written by Jidbaale.com

Monday, 18 January 2010 14:51

 

 

Boosaaso(Jidbaale.com):-Garaad Jaamac Garaad Cali , Garaadka guud ee beelaha SSC ayaa maanta waxa uu ka soo degay garoorka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso.

 

Garaad Jaamac ayaa waxa uu ku sii jeedaa deegaanka Holhol oo uu halkaa kaga qayb gali doono shir Madax dhaqameedka SSC uga furmi doona 22.10.2010.

 

 

 

Garaadka ayaa muddo safar ugu maqanaa wadamada Kenya ,Jabuuti, Itoobiya, Kuweyt iyo Imaaraadka Carabta.

 

Last Updated on Monday, 18 January 2010 15:25

Share this post


Link to post
Share on other sites

Manu garadkani odhan in 2008 kalsoonidi puntland waan kala noqday maxa ku celiyey puntland.

 

naxar he is not in holhol he is bosaaso. Not in holhol he wants to go to holhol we are not even sure he is going.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ka Degay Bosaaso-

Lasanod Online. Monday, January 18, 2010

 

 

 

Garaad Jaamac Garaad Cali

 

 

 

 

Bosaaso,(Lasanod Online)- Waxaa maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaaso, Garaad Jaamac Garaad Cali oo Beryahan dalka dibeda kaga maqnaa.

 

 

Garaad Jaamac ayaa waxaa si diiran garoonka ugusoo dhoweeyey madax sare oo ka tirsan dawladda Puntland iyo dadweyne kasoo jeeda Deegaanka SSC.

 

Garaad Jaamac ayaa lagusoo waramay inuu si toos ah ugu anbabixi doono shirka magalada Holhol ee gogosheeda uu dhigay Garaad jaamac Garaad Ismacciil.

 

Intii uusan ka anbabixin magaalada Jabuui , waxay wararku sheegeen in Garaadku shir albaabdu u xidhanyihiin la galay Madaweynaha Puntland C/raxmaan faroole oo ku sugan Magalada Jabuuti. lamana shaacin wixii ay ka waa hadleen Garaadka iyo Faroole.

 

Warku wuxuu intaa ku darayaan in wada tashi iyo kulan dhex mari doono Isimada jooga Garoowe iyo Garaad Jaamac oo kusoo beegan magaladaas, kadibna loo anbabixi doono Shirka Holhol oo si rasmi ah u furmi doona 22 bisha January 2010..

 

 

 

Wariye: Fadumo M. Hassan

Admin@lasanod.com

Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

This graad, who's granfather signed the indepedent of northern somalia. Pro colonial groups financed and supported the new and old colinial will be defeated again.

 

Ali Jama respond 1904

muslin kuudaran gaal macasha kuudhowra oo aad magansataa dhamaa

this is still true for pro colonial gang

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Duufaan:

This graad, who's granfather signed the indepedent of northern somalia. Pro colonial groups financed and supported the new and old colinial will be defeated again.

 

Ali Jama respond 1904

muslin kuudaran gaal macasha kuudhowra oo aad magansataa dhamaa

this is still true for pro colonial gang

You mean his father cali garaad

his grandfather was killed by ina cabdulla xassan :D Because darwiish diid buu aha awoowgi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Xaji

 

you are right. you are one of few members of family who are better imformed. The other day, yu admitted that the EU has been supportive and still are supportive for your family cause.

 

Do you known? history behind the sayid poem

 

waa ninam walaala tan iyo waaga aakhire e

wadkii oo aan dilin gaalka waa weshanayaane

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ perhaps suldankagu waa loo saxiixey, on the other hand the buck stops with this guy and the papers his father signed where to see the British out. on the other hand, if took back his "kalsooni" from puntland, do you think this entails that he can not use the bosaso airport?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Naxar nugaaleed intanu gaalki giib dilnay ayanu waliba mag ka bixinay lol.

Well garaad jamac isaga labba af ku hadla mar puntland wuu ka baxay mar wu ku jira mar wa ssc mar wa puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this