Sign in to follow this  
QabiilDiid

Prof. Galaydh recommends the removal of Sh. Aweys from UICs

Recommended Posts

Prof. Cali Khaliif Oo Soobadhigay Hindise Ah In Sheekh Aweys laga Saaro Maxkamad

 

calikhalif1.jpg

Prof. Galaydh

 

Asamara} 2.9-7

 

barafasooro iyo madax aad u farabadan oo ay kamid yihiin Prof Axmed Ismaaciil samatar ayaa siweyn u taageeray hindise uu soo badnhigay Prof Cali Khaliif Galaydh kaas oo gundhigiisu yahay in Col. Xasan Daahir Aweys laga saaro maxkamadaha islaamka.....................................

 

Garabyadda Isbahaysi siyaasadeedka ee Asmara ayaa markii ugu horeeysay xogag dheeriya laga helay sababihii ay shirweynahii lagu waday inuu furmo 1-da bishan Setember dib ugu dhigeen.

 

Madaxda sare ee Isbahaysigga Asmara ayaa la xaqiijiyay inay shirka dib ugu dhigeen,go-aan siyaasadeed ay isla qaateen,kaas oo ay ku doonayaan inay liiska ergada kaga saaraan madax sare oo ka tirsan golaha Maxaakiimta ,ayna ka mid yihiin Xasan Dahir Aweys iyo Abuu Maansuur oo dowlada Mareykanka ay ku dartay liiska argagixisada.

 

Xasan Dahir Aweys oo golahii Maxaakiimta u qabtay hogaanka sare ee Gudoomiyenimada golaha Shuurada, haatana degan Xaafada Mai Jax jax ee Asmara ayaa todobaadkii la soo dhaafay isu sharaxay inuu noqdo shirgudoonka shirweyne jabhadeedka Asmara ee la qorsheeynayo inuu ka soo baxo urur weyne dalka Soomaaliya awood Melleteri kaga saara Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan.

 

Madax ay ka mid yihiin ,Proff Axmed Ismaaciil Samatar, Proff Cali Khaliif Galaydh,Dr Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen, Gen. Jaamac Maxamed Qaalib,Xuseen Maxamed Ceydiid,Shariifkii xilka gudoomiyenimada baarlamaanka laga qaaday iyo Shariif Axmedka Maxaakiimta ayaa isku fikir ka noqday,hindise qabya ah oo Cali Khaliif Galaydh soo bandhigay,kaas oo gundhigiisu yahay inaan Xasan Dahir la joogin xilligii uu ka soo dhexmuuqan lahaa shaashada shirweynaha Asmara.

 

Madax ka badan 160 masuul,ayna ku jiraan kuwa dowlada Ereteria ayaa Xasan Dahir kula taliyay inuu iska nasto,oo uusan qeyb ka noqon ergada iyo hoowlwadeenada shirweynaha loo balansan yahay Khamiista ,hase yeeshee Korneyl Aweys waxaa uu codsaday in la siiyo sedex maalmood oo ka fiirsi ah.

 

Proff Cali Khaliif Galaydh ayaa ku taliyay in maamulka laga yagleelo Asmara uusan noqon mid ku shaqeeyo hanaankii Maxaakiimta oo kale,balse uu noqdo maamul beesha Caalamka door diblomaasiyadeed la Ciyaari kara si aan loo helin jaanisyo,lagula shabadeyn karo muuqaal argagixiso iyo cid la shaqeeysa.

 

widhwidhonline@gmail.com

 

Widhwidh Online News Desk..Media Center

Share this post


Link to post
Share on other sites

The news is getting serious…from waagacusub....

 

Madaxda Isbahaysigga Casmara oo ku hoowlan sidii ay ergada kaga saari lahaayeen Xasan Dahir Aweys iyo Rag kale ,warbixin gaarah

 

 

Garabyadda Isbahaysiga siyaasadeedka Soomaalida

Casmara ayaa markii ugu horeeysay xogag dheeriya laga

helay sababihii ay shirweynahii lagu waday inuu furmo 1-da bishaan Setember dib ugu dhigeen.

 

Madaxda sare ee Isbahaysigga Casmara ayaa la xaqiijiyay

inay shirka dib ugu madleen,go-aan siyaasadeed ay isla qaateen,kaas oo ay ku doonayaan inay liiska ergada kaga saaraan madax sare oo ka tirsan golaha Maxaakiimta ,ayna

ka mid yihiin Xasan Dahir Aweys iyo Abuu Maansuur oo dowlada Mareykanka ay ku dartay liiska argagixisada.

 

Xasan Dahir Aweys oo golahii Maxaakiimta u qabtay hogaanka sare ee Gudoomiyenimada golaha Shuurada, haatana degan Xaafada Mai Jax jax ee Caasimadda Casmara ayaa todobaadkii la soo dhaafay isu sharaxay inuu noqdo shirgudoonka shirweyne jabhadeedka Casmara ee la qorsheeynayo inuu ka soo baxo urur weyne dalka Soomaaliya awood Melleteri kaga saara Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan.

 

Madax ay ka mid yihiin ,Proff Axmed Ismaaciil Samatar, Proff Cali Khaliif Galeydh,Dr Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen, Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib,Xuseen Maxamed Ceydiid,Shariifkii xilka gudoomiyenimada baarlamaanka laga qaaday iyo Shariif Axmedka Maxaakiimta ayaa isku fikir ka noqday,hindise qabyaa oo Cali Khaliif soo bandhigay,kaas oo gundhigiisu yahay inaan Xasan Dahir la joogin xilligii uu ka soo dhexmuuqan lahaa shaashada shirweynaha Casmara.

 

Madax ka badan 160 masuul,ayna ku jiraan kuwa dowlada Ereteria ayaa Xasan Dahir kula taliyay inuu iska nasto,oo uusan qeyb ka noqon ergada iyo hoowlwadeenada shirweynaha loo madlan yahay Khamiista maalmaha inaga xigaan ,hasse yeeshee Korneyl Aweys waxaa uu codsaday in la siiyo sedex maalmood oo ka fiirsi ah.

 

Proff Galeydh ayaa ku taliyay in maamulka lagu dhidbo Casmara uusan noqon mid ku shaqeeyo hanaankii Maxaakiimta oo kale,balse uu noqdo maamul beesha Caalamka door diblomaasiyadeed la Ciyaari kara si aan loo helin jaanisyo,lagula shabadeyn karo muuqaal argagixiso iyo cid la shaqeeyso.

 

Si kastaba ha ahaatee,dhamaan ergada isugu tagtay Casmara waa kuwa ka dhisan dhinacyada dhaqaalaha,siyaasada,aqoonta iyo diinta,taas oo

beesha Caalamka ku abuurtay walaac ku saleeysan,suurtagalnimada inay Casmara foolaneyso dowlad adag oo Soomaaliya yeelato.

 

 

 

Dahir Abdulle Alasow

 

daahiralasow@yahoo.com

 

Nairobi-Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalida qaarkood iyo plagiarism maxaa kala heysto.

 

Let's compare the two versions supposedly from two defferent, though tabloid and unreliable, sites.

 

barafasooro iyo madax aad u farabadan oo ay kamid yihiin Prof Axmed Ismaaciil samatar ayaa siweyn u taageeray hindise uu soo badnhigay Prof Cali Khaliif Galaydh kaas oo gundhigiisu yahay in Col. Xasan Daahir Aweys laga saaro maxkamadaha islaamka.

 

Garabyadda Isbahaysi siyaasadeedka ee Asmara ayaa markii ugu horeeysay xogag dheeriya laga helay sababihii ay shirweynahii lagu waday inuu furmo 1-da bishan Setember dib ugu dhigeen.

 

Madaxda sare ee Isbahaysigga Asmara ayaa la xaqiijiyay inay shirka dib ugu dhigeen,go-aan siyaasadeed ay isla qaateen,kaas oo ay ku doonayaan inay liiska ergada kaga saaraan madax sare oo ka tirsan golaha Maxaakiimta ,ayna ka mid yihiin Xasan Dahir Aweys iyo Abuu Maansuur oo dowlada Mareykanka ay ku dartay liiska argagixisada
.

 

Xasan Dahir Aweys oo golahii Maxaakiimta u qabtay hogaanka sare ee Gudoomiyenimada golaha Shuurada, haatana degan Xaafada Mai Jax jax ee Asmara ayaa todobaadkii la soo dhaafay isu sharaxay inuu noqdo shirgudoonka shirweyne jabhadeedka Asmara ee la qorsheeynayo inuu ka soo baxo urur weyne dalka Soomaaliya awood Melleteri kaga saara Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan.

 

Madax ay ka mid yihiin ,Proff Axmed Ismaaciil Samatar, Proff Cali Khaliif Galaydh,Dr Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen, Gen. Jaamac Maxamed Qaalib,Xuseen Maxamed Ceydiid,Shariifkii xilka gudoomiyenimada baarlamaanka laga qaaday iyo Shariif Axmedka Maxaakiimta ayaa isku fikir ka noqday,hindise qabya ah oo Cali Khaliif Galaydh soo bandhigay,kaas oo gundhigiisu yahay inaan Xasan Dahir la joogin xilligii uu ka soo dhexmuuqan lahaa shaashada shirweynaha Asmara
.

 

Madax ka badan 160 masuul,ayna ku jiraan kuwa dowlada Ereteria ayaa Xasan Dahir kula taliyay inuu iska nasto,oo uusan qeyb ka noqon ergada iyo hoowlwadeenada shirweynaha loo balansan yahay Khamiista ,hase yeeshee Korneyl Aweys waxaa uu codsaday in la siiyo sedex maalmood oo ka fiirsi ah.

 

Proff Cali Khaliif Galaydh ayaa ku taliyay in maamulka laga yagleelo Asmara uusan noqon mid ku shaqeeyo hanaankii Maxaakiimta oo kale,balse uu noqdo maamul beesha Caalamka door diblomaasiyadeed la Ciyaari kara si aan loo helin jaanisyo,lagula shabadeyn karo muuqaal argagixiso iyo cid la shaqeeysa.

-------------

 

Garabyadda Isbahaysiga siyaasadeedka Soomaalida

Casmara ayaa markii ugu horeeysay xogag dheeriya laga helay sababihii ay shirweynahii lagu waday inuu furmo 1-da bishaan Setember dib ugu dhigeen.

 

Madaxda sare ee Isbahaysigga Casmara ayaa la xaqiijiyay inay shirka dib ugu madleen,go-aan siyaasadeed ay isla qaateen,kaas oo ay ku doonayaan inay liiska ergada kaga saaraan madax sare oo ka tirsan golaha Maxaakiimta, ayna ka mid yihiin Xasan Dahir Aweys iyo Abuu Maansuur oo dowlada Mareykanka ay ku dartay liiska argagixisada
.

 

Xasan Dahir Aweys oo golahii Maxaakiimta u qabtay hogaanka sare ee Gudoomiyenimada golaha Shuurada, haatana degan Xaafada Mai Jax jax ee Caasimadda Casmara ayaa todobaadkii la soo dhaafay isu sharaxay inuu noqdo shirgudoonka shirweyne jabhadeedka Casmara ee la qorsheeynayo inuu ka soo baxo urur weyne dalka Soomaaliya awood Melleteri kaga saara Ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan.

 

Madax ay ka mid yihiin ,Proff Axmed Ismaaciil Samatar, Proff Cali Khaliif Galeydh,Dr Cabdi Risaaq Xaaji Xuseen, Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib,Xuseen Maxamed Ceydiid,Shariifkii xilka gudoomiyenimada baarlamaanka laga qaaday iyo Shariif Axmedka Maxaakiimta ayaa isku fikir ka noqday,hindise qabyaa oo Cali Khaliif soo bandhigay,kaas oo gundhigiisu yahay inaan Xasan Dahir la joogin xilligii uu ka soo dhexmuuqan lahaa shaashada shirweynaha Casmara.

 

Madax ka badan 160 masuul,ayna ku jiraan kuwa dowlada Ereteria ayaa Xasan Dahir kula taliyay inuu iska nasto,oo uusan qeyb ka noqon ergada iyo hoowlwadeenada shirweynaha loo madlan yahay Khamiista maalmaha inaga xigaan ,hasse yeeshee Korneyl Aweys waxaa uu codsaday in la siiyo sedex maalmood oo ka fiirsi ah.

 

Proff Galeydh ayaa ku taliyay in maamulka lagu dhidbo Casmara uusan noqon mid ku shaqeeyo hanaankii Maxaakiimta oo kale,balse uu noqdo maamul beesha Caalamka door diblomaasiyadeed la Ciyaari kara si aan loo helin jaanisyo,lagula shabadeyn karo muuqaal argagixiso iyo cid la shaqeeyso.

 

Si kastaba ha ahaatee,dhamaan ergada isugu tagtay Casmara waa kuwa ka dhisan dhinacyada dhaqaalaha,siyaasada,aqoonta iyo diinta,taas oo

beesha Caalamka ku abuurtay walaac ku saleeysan,suurtagalnimada inay Casmara foolaneyso dowlad adag oo Soomaaliya yeelato.

So before we believe the crap these two sensational yellow journalist sites report, we need to verify which one copied from the other.

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are falling apart. The tool Sharif Xasan and the other clown Sharif Ahmed are stuck in Asmara, a poor third rate country. The only thing that keeps them alive are the bombs which maim our civilians in Mogadishu. However they should be tried in absence and their movements should be restricted.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

^

And you suppose General Gabre and his subordinates Yeey and Geedi et al are handing out dates to the Somali people. War iski xishow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer the men who are hiding out in Asmara under Aferwarki's skirt dont need to be lecturing anyone. As Mogadishu's former child soldiers and bombers get tamed, they will get even more confused.

 

They will achieve in Asmara what they could not in Mogadishu? I think not, so go and sink your heads in the sand.

Share this post


Link to post
Share on other sites

My old friend, I am happy to be at the centre of your SOL stay. Because your quest to get that fake country recognised is coming to an end. Your claims over SOOL & SANAAG are at an end. Thus keep day dreaming in the little traingle and watch Somalia rise from the ashes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Real and effective counter weight opposition is on the horizon. We'll see if they can pull this one off. Looks like they get a game plan which will deny the TFG the terrorist card.

 

I wouldn't be surprised if Uncle Sam forces the TFG to sit down with the folks that have what it takes to get Benadir calm and safe.

 

We'll see how this one goes down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashi, forget uncle sam, do these groups want to negotiate with the government? they have shown again and again that they have not intention of engaging the government. Am sure you are aware of what has happened last time in khartoum. the government sent its president, prime minister and he foreign minister while they have sent cadow. truth be told, this is another meaningless opposition. what will they come up with, we will attack the Somali and ethiopian government? From were? for the love of God, Asmara can not defend its own borders with ethiopia let alone fund and horbar a group that can challange ethiopia and Somalia and lets not forget, with US support. If they intend to, as Galaydh hints, want to "deplomatically" challange the government, there are two obstacles: The government itself is not engaged deplomatically with the rest of the world except few safarado and does not have much to lose. And fortunate, the world does not work like the flip-flopery that is somali politics. the world supports this government, they now why and they are not going to stop because few dowladdiid formed a group in Asmara. Will Somalis ever learn to put their eggs in the right basket, only god can tell.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magacyada Siyaasiyiinta ka qaybgaleysa shirka Asmara

 

Wararkii: Sept 6, 2007

 

Waxaa Magaalada Asmara ee dalka Ereteriya maanta ka furmaya shir ay isugu imaanayaan ilaa iyo 500 oo ergo, waxaana shirkaasi soo qaban-qaabiyey Siyaasiyiin Soomaaliyeed.

 

Magaalada Asmara oo maalmahan xarun u ahayd Maxaakiimta Islaamiga ah iyo Baarlamaanka isku magacabay inay xor yihiin ayaa waxaa la sheegay in Magaalada Asmara ay gaareen Siyaasiyiin si aad ah looga yaqaano dalka gudihiisa iyo Dibaddiisa, waxayna inoo sheegay dadkaasi halkaasi ku sugan in siyaasiyiinta ilaa iyo hadda soo gaartay ay ka mid yihiin Cumar Xaaji Masale, Faarax Weheliye Caddow Sindiko, Cusmaan Max’ed Jeelle, Max’ed Goodax Barre, Cabdi Ismaaciil Samatar, Jaamac Max’ed Qaalib iyo siyiyiin kale, sidoo kale waxaa halkaasi ku sugan Guddoomiyaha Baarlamaanka xorta ah Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyo xildhibaanada ay ka mid yihiin Suleymaan Colaad Rooble, Sakariye Xaaji Max’ed, Axmed Diiriye Max’ed, Fawsiyo Max’ed Sheekh, Maxamuud Jaamac Sifir, Xuseen Max’ed Faarax (Caydiid), Cumar Xaashi Aadan, halka Maxaakiimta iyana halkaasi ku sugan yihiin Guddoomiyihii Maxaakiimta Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Prof Ibraahim Xasan Caddow.

 

Maalintii shalay ahayd ayaa waxaa Asmara kulan ku yeeshay ergayda ka qaybgaleysa shirka iyo Midowga Yurub, waxaana kulankaasi looga hadlay sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Soomaaliya, iyo sidii Midowga Yurub uga qayb-qaadan lahaa arrimaha Soomaaliya, waxaana la filayaa in Mas’uuliyiinta Midowga ka qaybgalaan shirka maanta ka furmaya Magaalada Asmara.

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this