Sign in to follow this  
xiinfaniin

A peace mat for AT and DQ

Recommended Posts

Straw_Mat.jpg

 

This is not culumadda kala qabta :D thing!

 

This is real effort to bring peace caravan to SOL, in a small but symbolic way. DQ supports Jabbuuti effort, and I respect him for that. Aw Tusbaxle opposes Jabbuuti approach, but he is a friend of mine! Aniga iyo asaga waayadaan waxba iskugu kaaya jira! So I have a interest in extinguishing this little squabble between these two men!

 

Gartu Allaah bay taqaanaayye, DQ must drop this caano boore thing he is so fond of! And as soon as we get that concession, we shall make progress in putting in place some confidence building measures such as taking these two men to a virtual shaah session! But even that concession is not a preconditoin for this dirin. NO preconditions. We are gonna talk this out, and settle this thing in a civilized manner.

 

Gogoshu gurigayga taallaa, laakiin qofkii garta naqi lahaa baan u baahannahay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Xiinoow, gogosha xeer soo ma laha, horta? Mise jin & jaanoo dhan baad gogol la hor roortaa? Ma inoo sheegi kartaa? Yacnii, dad sidee ah baa lala fariistaa gogol?

Share this post


Link to post
Share on other sites

anigu waxaan lee yahay:

 

Horta caano boore cay ma ahan. hadii laga dhigase waa noqonayaa. Marka ninka la dhoho DQ uu caano boore lee yahay, qabiil buu cay u qarinayaa. wax la qaadan karana ma ahan. qabiilkaanu waa qabiilka Soomali ugu geel badan, muu caano geel ku sheego hadii uusan shido wadin.

 

Marka xiinow. anigu gardarada waxaan saaray DQ. marka waa in uu raali galiyo ninkaan saaxiibkeena.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@jini & jaanoo dhan.

 

Bishaaro, gogoshu waa maxkamad.

 

Ducaysane, horta garta wax ka naq ninyahow. But the verdict must not precede the commencement of the court arraignment :D .

 

Che is disqualified!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma ninka gabaygaan hoose tiriyey baa reerkiisa la cayn karaa:

 

Nimanyahow dabuub gabay baryahan, uma dadaalayne

Wax idaaray mooyee xalaa, laygu soo dagaye

Aan dabiibto gabaygaygu waa, dab iyo baaruude

 

Unkad dirigriglayn baan ahiyo, dirirta cawleede

Daad soo rogmaday baan ahoo, dooxadii yimide

Aan durduro dabaal baan ku mari, Doollo ii xidhane

 

Dayax iyo shamsaan ahay haddaan, lay dafirahayne

Gudcur dam ah habeen dumay dhulkoon, dacal ka nuuraynin

Ma danyado talaabada haddaan, dowga marayaaye

 

Dugsi haddaan la galin dhaxanta, waa lagu duloobaaye

Dabaylihiyo fooraa la tagi daar, waxaan galine

Deyrodhaafyadaan shidahayaa, dogobyo waaweyne

 

Dubaax ma aha xaajada midaan, diirka ka cadayne

Diirsimo halkii aan ahayn, waa siddii danafe

Waxa dunida qaarkeed ka dhacay, dood aan ka idhaahdo

 

By Sayid Mahamed

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Aree walax aan rabo majiree xaan dhilahaa igaradaan sidii ciyaal xaafad bacaadka ha iskeenaan.kooyaa laba sabaaxad la siinlahaa muga sheekada halkaasay ku dhamaan laheed.

 

Laakiinse adaa ka dare, Sayidka iyo cidiisa xaa isku xire.koo Soomaali ah isoo xasuusise, kuma lahoo carab lama ceyn karo Nabigaa ka dhashe.Muga sheekadii aa wadaa. Xeesa ilatahay meel kalaa udan leedahe ee fitna jooji.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Intaan gogosha la fidin , xeer baa jira ee xeerkii hala maro. Gabdha la aflagadeyay, deel qaaf badan baa jira, marka xiinow xeerka ha jabin saaxiib , haddii aad u argagti DQ inuu lee yhaay sal uu ku fadhisto :D arinkisu waa ninkii laga sheegahayay bari baan fakene maxaa la iga soo heli. :D :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

When seeking maslaxa qofwalbaa lala fariista, Bishaaro. What we are trying here is to find out if DQ is man enough to 1) accept the gogol, 2) drop the caano boore thing, and 3) and, most importantly, apologize for what I thought was particularly low dig in the other thread!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Artintu waxay ku haboonthay in sidan lagu dhaafo ninkan yarka markuu daalo isaga danba u aamusi. Qisaan idin sheegahayaa, nin baa masaajid soo galay , masaajidka waxaa jooga cunug yar oo dadka masaajidka imaada wax xun ku sameya , ilmihii baa sameeyay sidii uu samayn jiray marka ninkii ilmaha ma uusan edbine lacag buu siiyay waxaana ku yidhi arin fiican baad samaysay ee wad adeer. Waxaa uu ilmihii hawsha wataba ileen akhlaaqdii baa laga lumiyey , maalinki danbe nin suufi ah ayuu sidii ku sameeyay ninkii suufiga ahaa ilmihii halkii bu ku dilay. Ilmahaas yaa dilay ma suufiga misa ninkii waxa xun aaan ka qaban marka anigu waxay ila tahay A & T, cunugan dhib badan kuma hayo haddii aad caawinayso DQ, fadlan koorso yar oo anshaxaha soo sii ka dibna soo daa, arinku waa intaas uun wax loo sii dhaafa malah ileen raga xoolo iskugma jiree waxa loo baahan yhay waa dad la dhaqan oo kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this