Sign in to follow this  
xiinfaniin

A peace mat for AT and DQ

Recommended Posts

Kool_Kat   

^LOOOOL@Australia lo'...Bal usheeg...

 

Caano geel dhay ah laguma cadaadee waalagu gaduutaa aan u maleynaa...

 

MMA, caanaha lo'da suusac mey noqdaan mise garoor?

 

Bal yara dhageyso inankoow, hadaad is mooday inaa waxkasto taqaan, aan kuu kala yara dhig dhigee...Caanaha geela markii la liso waa caano dhay, dhaydaas baa suusac noqoto oo waa caanaha soorta lagu cuni jiray...

 

Now, kuwa lo'da iyo ariga iyaguna markii lasoo liso waa dhey, then kuwaas baa garoor isku badala...Markey garoorka isku badalaan subag bay dhalaan, markii subagaas laga bixiyana ciir baala yiraa...

 

Nagaleexaan kuniri, anagoo suuqa bakaaraha caano geel ka soo gorgorin jirnay aa noola imaanee your google stuff.. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sack, xaa tiri? Lo' suusac malaha? Ar unugaa yaab aragnay. Ar waaba wareernay, ee caanobaraawahana caanaha idaha maa laga sameyn jiray horta? :D:D

 

Kuusha, xaaka ogahay adi lee malaay malaay ku heysidee oo reer malaay dabato moodee. Xaana ii habaaree, malaay haku laqo maku dhihi kariyee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

MMA, Caano lo' waxey u kala baxaan dhay, garoor, iyo ciir. Suusac malaha like KK said.

 

Caano baraawaha caano adhi bey ahaayeen baan u maleen aad uma xasuustee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Straw_Mat.jpg

 

This is not
culumadda kala qabta
:D
thing!

 

This is real effort to bring peace caravan to SOL, in a small but symbolic way. DQ supports Jabbuuti effort, and I respect him for that. Aw Tusbaxle opposes Jabbuuti approach, but he is a friend of mine! Aniga iyo asaga waayadaan waxba iskugu kaaya jira! So I have a interest in extinguishing this little squabble between these two men!

 

Gartu Allaah bay taqaanaayye, DQ must drop this caano boore thing he is so fond of! And as soon as we get that concession, we shall make progress in putting in place some confidence building measures such as taking these two men to a virtual shaah session! But even that concession is not a preconditoin for this dirin. NO preconditions. We are gonna talk this out, and settle this thing in a civilized manner.

 

Gogoshu gurigayga taallaa, laakiin qofkii garta naqi lahaa baan u baahannahay!

This is not a peace mat ,, it is Iskudir hor leh

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Caano baraawaha caano adhi bey ahaayeen baan u maleen aad uma xasuustee.

Caanah booraha caana dooro aa laga sameeyey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Dadkaan kala garan la' caanaha dhayda, ciirta, garoorka, macaanka iyo suusaca ayaan la yaabanahey niyahow, marka caana doolli iyo diidiinba wey jiraan.

 

War niyahow hargeysa bari aan caana geela ku cabey calooshaa la igaga dhagey, malaha geela si fiican uma daaqin oo dhagxaan buu ka dhargey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Maalashaanka, af carabi baad ku hadlaysaa sxb, Soomaali uma eka, mise waxaad ka wadaa maala-shaanka, oo ah micnaha soo maala neefka buuran :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooooooool ... niyow wuxuu ahaa macmacaan lagu iibin jiray iskuulada hortooda oo qori lagu duuduubi jiray ka dibna sida nacnac qoriga loo cuni jiray ,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this