Sign in to follow this  
xiinfaniin

A peace mat for AT and DQ

Recommended Posts

ilax   

Abtigisa & Tolka xaalqaado saaxiib.Arinku waa u fududaa laakin rag aan gargalin baa galay,anigu waxaan u arkaba gabdhaha sida Neph, Malika & Afro girl inay sida si sida ka haboon u maarayn lahayen.Si kastaba ha ahaate,arinku waa hal caruur canaan laáan ma korta la yidhi marka cunigan inta la canaanta si uu u koro kadiba hadalka halkaa lagu jaro bay hayd, waxba yaan la sii eryin yuusan nagu aad usii hadaaqine.

Waryaa DQ, saaxiib nin toleh baa la caantaa canaanta qaado oo sidii nin wayn u haasow, sidii foodlaydan jooji xifaaltanka, war A& T nin wayni bay haadi cuntaa iskaga soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Duceysane,

 

My dear brother,I apologies,if what I wrote earlier came across as a low blow at you.. :( * note to self,must brush up on the sense of humour* smile.gif

 

Nephthys.. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D:D @The Pointka

 

MMA, shaxaari waaxid. Cilmi Boodhari is not saying what you think :D

 

Ciyaal miijis waaxid! :D

 

Salaadii horey iga tagtaa oo siigo noqotaaye

= She leaves me before the dawn breaks and vanishes like dust!

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D MMA. I dont think in uu waxa niyada kaaga jira ka wado.

I love Suugaanta, whether it is gabay or geeraar. gabadhii Sangub naga dacwaysay inkaar bay qabtaa. Sheekadiisa waan u xiisay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Remember these two guys Ducaysane from Mankato?

 

Faarax1 waa qaldaann:

faarax2 waa wan-laweyn:

 

Faarax1: Bahashii siigada meedey?

 

Faarax2: Little confused-bahashii siigadaa?remember faarax1 just moved in with this guy. Moves towards bathroom, check the soap is there and comes back- and tells him orad is habee dee wataas musqushiiye :eek:

 

Faarax1: went to the bathroom looking for xaaqin---waar dee bahashii medey?

 

 

Duceysane,

 

My dear brother,I apologies,if what I wrote earlier came across as a low blow at you.. * note to self,must brush up on the sense of humour*

 

Malika, Dont worry, we all know ninkanu inuu fur "...." yahay e. Isaga xataa way isyaqaanaa icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by M.M.:

 

 

Malika, Dont worry, we all know ninkanu inuu fur "...." yahay e. Isaga xataa way isyaqaanaa icon_razz.gif [/QB]

:D:D:D:D

 

duceysane ninkan wuu ku dhameeyay wale

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ducaysane:

(muu gadhaha sidayda la kaftamo, hadii uu wuxuu sheego garan waayey)
:D:D

Inaa-lilahi wa inaa ileehi raajicuun!

 

Ninyahow Ducaysane, see wax kaayihiin? Waxaan umaleenayaa inaad rabtid inaad jar iga ritid oo aad tahay, one of the 'new enemies', NGONGE was talking about, that I've made on this site.

 

Ma maantaad itiri-- la kaftan xaawaleyda SOL, oo aad wada modid iney iyagoo dhanba ey ugu oodanyihiin geed hoostiis saaxiibkey CBA&T.

 

Anigu maalin walba gar kama bixi karee; ninkaan xaawaleydiisa wax kuma darsanoyo. :D

 

dhulQarnayn :cool:

Repupublic Of California

 

p.s

CBA&T-

 

How do you like the new and improved NIDO 2.0 name Calaacal Badane Abtigiis&Tolka? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

^^ Doqon adkaatay dagaal ma deyso!

 

AT&T, Ha la yaabin Dameera dhaqatada - aflagaadada iyo waa lagu yaqaan iney kuwa geela dhaqda caayaane:

 

Nin dameero soo horay

Yaan la odhan denbuu galay

Billay duunyadiis tahay

 

SOO HOR!

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Lol. Iyo Kaluumeysatda dheh. LX, waxaan maqlay dadka kalluunka cuno isagoo yara urayo marka la cunahayo sankaa la qabsadaa, ma maqashay sheekadaas?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this