Sign in to follow this  
me

Shiikh Maxamed Sh Ismaaciil OO Qiray In La Jirdilay Si Xunna Loo Ciqaabay

Recommended Posts

RedSea   

Originally posted by Mansa Munsa:

Dear Red Sea, Sh. Maxamed Ismail is neither a ghost nor a secretive figure therefore a legit question would be what are the motives and gains of his torture.
:(

Hmm. It must be the fasting my brothers that is catching up with us. Mr. Red Sea hasn't denied the fact the prisoner has been torture in Prison, however the vidoe is fake,that is all. The torture is all clean and true of its happening and I don't think there is much dispute over that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^ and torture is bad right? So it doesn't matter if the video is real or fake. What matters is that they investigate it and bring those responible to justice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Alle-ubaahne:

...

 

Ilaahey masiibo dag dag ah haku rido Maamulka Somaliland, oo ciribtooda hala waayo, sideey shiikhaas u galeen darteed, Aamiiiiin.

 

Ilaahow adaan kuu soomanahay ee iga aqbal ducadeyda, adigaa awood iyo itaal buuxa u leh inaad mujrimiintaas Islaamka ka qabatid.

loooooooooooool Alle-ubaahne, sxb maad u ducaysid inta aad habareysid. Waa dad muslima oo qaldamay waa loo duceeyaa ha noqonin sidii shariifkii amiin caamir caamir fagaare ku habaaray, intuu u ducayn lahaa. Xasuuso markii Nabiga scw u tagay Daif oo caruurihii lagu soo kiciyey inaay shiidaan ama tuuryeeyaan ee malag u yimid muxuu ku yiri? ma habaaray? ma yiri baabi'i may wuu u duceeeyey basa, marka atleast u duce in xaqa Allaah waafajiyo inta aad u habaari lahayd.

 

am

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^Alamagan waan gartay, laakin dadkee qaldamay? I don't understand this blame game of blaming the whole region collectively for the wrong doing of few individuals(CID).

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by me:

^^ and torture is bad right? So it doesn't matter if the video is real or fake. What matters is that they investigate it and bring those responible to justice.

Thanks for understanding my point, yes torture is bad and no one can deny that.However, the vidoe is fake, we must get that out of the way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooool Alle-ubaahne, sxb maad u ducaysid inta aad habareysid. Waa dad muslima oo qaldamay waa loo duceeyaa ha noqonin sidii Xasuuso markii Nabiga scw u tagay Daif oo caruurihii lagu soo kiciyey inaay shiidaan ama tuuryeeyaan ee malag u yimid muxuu ku yiri? ma habaaray? ma yiri baabi'i may wuu u duceeeyey basa, marka atleast u duce in xaqa Allaah waafajiyo inta aad u habaari lahayd.

 

well said.

 

Red Sea, you are right the people of Somaliland have no blame, in fact they came out to demosntrate against these allegations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Thanks for understanding my point, yes torture is bad and no one can deny that.However, the vidoe is fake, we must get that out of the way.

Mr. Red Sea, are you saying that the Sheikh was hired by the unionists to be a somali hollywood actor, and this whole saga is an outright lie?, I think if the Sheikh is a known figure who is in Hargeisa Jail as I write this post, the rational quesition would be when did he get the leisure time to be a participant in this clip video showing his ordeal. Moreover, isn't CID agency one of the institutions of your adminstration after all?...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Allamagan:

quote:Originally posted by Alle-ubaahne:

...

 

Ilaahey masiibo dag dag ah haku rido Maamulka Somaliland, oo ciribtooda hala waayo, sideey shiikhaas u galeen darteed, Aamiiiiin.

 

Ilaahow adaan kuu soomanahay ee iga aqbal ducadeyda, adigaa awood iyo itaal buuxa u leh inaad mujrimiintaas Islaamka ka qabatid.

loooooooooooool Alle-ubaahne, sxb maad u ducaysid inta aad habareysid. Waa dad muslima oo qaldamay waa loo duceeyaa ha noqonin sidii shariifkii amiin caamir caamir fagaare ku habaaray, intuu u ducayn lahaa. Xasuuso markii Nabiga scw u tagay Daif oo caruurihii lagu soo kiciyey inaay shiidaan ama tuuryeeyaan ee malag u yimid muxuu ku yiri? ma habaaray? ma yiri baabi'i may wuu u duceeeyey basa, marka atleast u duce in xaqa Allaah waafajiyo inta aad u habaari lahayd.

 

am
Waxaan filayaa in Alle ubaahane uusan marin sheekada meeshay ku haboonayd... Ducadu waa lama huraan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Mansa, you made me think, Is the Sheekh in the Video the same one in Hargeysa Jail? You know, I never thought of the man in the video who is being beaten to be the real sheekh and decided the video was fake. If he is the one whose daughter was crying for his release, surely, somebody must invade Hargeysa. Obviously the residents who wanted to do something about it are powerless. This is what the ex-hangash bigots do when the courts are thousands of Kilometers away :D

 

 

If Hargeysa continues this kind of practice, it will pay a heavy price.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Mr. Red Sea:

^^Alamagan waan gartay, laakin dadkee qaldamay? I don't understand this blame game of blaming the whole region collectively for the wrong doing of few individuals(CID).

MR. RS, am not generalizing here brother, waxaan ula jeeday whoever commited that horrific crime against this muslim brother and whoever that condones it. After all ha dii kulli S-Landers ha loo duceeya aan iraa iyana waxba kuma jabana waa uun duco dee kaliya :D , miyesan haboonaan lahayn haddii la idiin wada duceeyo :D:D

 

 

Ramadan Kareem

am

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

WHERE IS THE JUSTICE?????????????

 

 

Wararkii ugu danbeeyey

 

Somaliweyn - Nairobi -Kenya 05/10/06

 

Xog hoose oo taabanaysa Xaalka Shiikh Maxamed oo kuxiran Xabsiga Magaalada Hargaysa iyo Shiikha oo larabo in Ethopia loo gacan galiyo

 

 

 

Waxaa mudoo yinkii udanbeeyey Saxaafada Gudaha Somaaliya iyo Saxaafada Dibada ee aduunkaba is ka soo daba noqnoqonaayey Cajalad Video ah oo ku saab san Shiikh Somaaliyeed oo lagu magacaabo Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil oo lagu jirdilaayo Xabsiga Magaalada Hargaysa si naxariista kafog isagoona Shiikha Allaha garabkiisa galee Koronta lagu dhajinaayo waa sida cajalka ka muuqataye.

 

 

 

Sh.Maxamed Sh.Ismaaciil Ayaa waxa uu umuuqday markuu ka jawaabayey Su’aalo laweydiinayey nin ku kalsoon Alle weyne Hadalkiisana kusalaynaya Quraanka kariinka isagoona aayado soo daliilsanayey,Shiikha ayaa Waxaa markii sii hore lagu soo xiray Amar kasoo baxay dawlada Federaalka Ethopia maamulka Somaliland Sidii lagu yaqiinayba iyada oo fulinaysa Amarka Xukuumada Ethopia Xabsiga ayey utaxaabtay Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil.

 

 

Wararka ka imanaya Somaliland Gaar ahaan caasimada Quruxda badan ee Hargaysa ayaa Sheegaya in guddi ka kooban culuma'udiin iyo masuuliyin ka tirsan wasaarada garsoorka ee Somaliland ay shalay gelinkii dame Abaarihii 10:45 ku soo booqdeen Sheekh Maxamed Ismacil xabsiga uu ku sugan yahay ee magaalada Hargeysa.

 

Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in sheekh Maxamed uu diiday inuu ka jawaabo Su'aal guddigan waydiiday oo la xiriirtay in cajlada jirdilka ah ee lagu baahiyay qaar ka mid ah Internetyada Somalida ay xaqiiq tahay iyo inkale.

 

waxaase Sheekhu ku adkaystay inuu ka jawaabayo su'aashas kadib marka uu la kulmo qareenkisa Garyaqaan Maxamed Siciid Xirsi oo loo diiday hada in uu la kulmo Shiikha ayaa haatan waxa lamodaa in uu udhaxeeyo Laba Digsi oo gubanaaya oo hadii uu cajalka Rumeeyana wax kasii darin waxii horay loogula kacay ayaa lagayabaa in lagula kaco ,hadii uu Beeniyana Waxaa adkaanaysa xaalkiisa xabsiga isagoona kusii nagaan doono.

 

 

Warar Hosaad lagu kalsoon yahay oo kasoo baxaaya xarunta Somaliland ee Hargaysa ayaa Sheegaya in Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin uu Qadka Teleefonka kula soo xariiray Masuul katirsan dawlada wadanka Ethopia gaar ahaan Qaybta Ladagaalanka waxa loogu Yeero Argagixisada Masuulkaas ayaa Madaxweyne Rayaale kacodsaday in uu kusoo wareejiyo Shiikha Maxamed arinkaas ayaa Madaxweyne Rayaale kabiya diiday Balse ugu danbayn tii yeelay Sida wararka qeexayaan.

 

 

Wararka Hargaysa kasoo Baxaaya ayaa intaas waxa ay kusii darayaan in Madaxweyne Rayaale uu Sheegay in aan Si deg deg ah iyo si fudud toona aana lagu gudbin Karin Shiikha waayo Ayuu yiri Madaxweynuhu hadii ay arinkaan Shacabku Maqlaan Qatar weyn ayaa ka imaan karta, Balse Masuulkii katirsanaa dawlada Ethopia ayaa Madaxweynaha usheegay in loo baahan yahay in sida ugu Dhaw loo soo gudbiyo Shiikh Maxamed Shiikh Ismaaciil.

 

Arinkaan ayaa lagayabaa in ay suura gal noqoto oo Shiikhaan Muslimka ah loo gacan galiyo Dawlada Ethopia ,Horay waxaa maamulka Somaliland ay u Gacan galiyeen dawlada Ethopia Rag Wadaado ah oo tiradoodu gaarayso 28 kuwaas oo aan ilaa iyo haatan meel lagu sheegin iyadoona la sheegayo in qaarkood ay Dhinteen kadib markii Koronto lagu qabtay halka qaarkalena ay Gubteen oo naftu dirqi uga baxday markii laami kar karsan lagu riday wadaadaas ayaa dhammaantood kasoo jeeday Gobolada Kilinka Shanaad ee Ethopia Gumaysato.

 

 

Arinkaan Shiikha lagula kacay waxa uu cadeynayaa in Ay Hargaysa Tahay meesha lagu Jirdilo Culumada Muslimka ah iyadoo argagixiso lagu Tilmaamayo Sidoo kale Madaxda Usaraysa Somaliland ayaa waxa ay umuqdaan kuwo Raali Galinta Alle weyne kadoorbiday raali galinta Ethopia iyo Maraykan Madaxdu miyey hilmaameen Awoodi alle weyne (Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Akbar) Guud ahaa Shacabka Somaliland Gaar ahaan Culumaa’udiinka ayaa waxaa lagudboon in sida ugu Dhaqso badan ay Xoriyadiisi Dib ugu Soo cesheen Shiikhaas sida xun loola dhaqmay iyo hadiiba ay jiraan Culumo kale oo ayana aan la ogayn Balse xabsiga Hargaysa lagu qalanaayo.

 

 

Gabi ahaan Dadka Muslimiinta ah ee ku kala nool Dunida dacaladeeda ayaa waxa ay aad ula wadayaabeen in dawlad iyo dad Muslim ah oo Sooma Salaadana ay nin wadaad Si naxariista kafog ujirdilaan Korontana ku dhajiyaan iyagoo raali galinaaya Gaalo, Culumaa udiinka Muslimiinta ah ayaa waxa ay kacodsadeen Madaxda Somaliland in ay Allahood usoo laabtaan kana tawbadkenaan falalka noocaas ah kuwaas oo keeni karaaya in Masiibo ka dhacdo Gobolada Somaliland.

 

Shacabka Somaliland yeysan isku qaldin Diinta iyo qadiyada Somaliland Diinta islaamku waa diin Muqadis ah hadaa raacdana waad ku libanaysaa,Qof kasto oo reer Somaliland yuu san eegin cadawga Somaliland sida uu ugu farxaayo Arinkaan ee ha eego Carada ka imaanka karta Dhanka Alle weyne, Qofkasta oo reer Somaliland ahow Dib udhigo arimihii qadiyadaada marakan isku hawl sidii loo sii dayn lahaa Shikhaas Muslimka ah ee Gaalada loo gacan galin rabo habayn kastana Sida uu san Alle raalida ka ahayn loola Dhaqmaayo.

 

Jamaal maxamuud Axmed shuuriye

Shuurye55@yahoo.com

Kenya Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Somali clans now using the power of media to wage wars between each other, very dangerous development indeed. Allow noo gargaar. And for this case, lets no jump to conclusion and blame others, run iyo been inagoon ogaan waxeey tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by peace&prosperity:

Somali clans now using the power of media to wage wars between each other, very dangerous development indeed. Allow noo gargaar. And for this case, lets no jump to conclusion and blame others, run iyo been inagoon ogaan waxeey tahay.

What more evidence do you need after the Sheikh was interviewed by the justice minister of SL administration with other individuals. and the video type. When we want cover up the injustice and can not even say "wrong is wrong", it is just the end of the story. Allow noo gargaar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

munsa mansa

 

adeer iska neefso ha suuxin sidaad u cabaadayside.

 

 

ama sidaa alle-Ubaahane barooro oo sidii dumarka habaartan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this