Sign in to follow this  
General Duke

Report: Government troops moving towards Bali-doogle...Its begun

Recommended Posts

Jameeca: Ciidamada Dawladda oo gaaray deegaanka Jameeca, iyo maxkamadaha oo dagaal cadeeyay.

Isniin, October 09, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Jameeca (AllPuntland)- Ciidamada ka socda dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay sii wadaan hawlha ay ku doonayaan in ay ku qabtaan guud ahaan gobolada Bay iyo Shabellada Hoose.

 

Boqolaal ka mid ah xoogagga ciidamada Dawladda oo dhowaan saaka gacanta ku dhigay deegaanka Buurhakaba, ay horay ugu baxeen deegaanno hoos yimaada gobolada Bay iyo Shabellada Hoose.

 

Deegaanka Jameeca oo K/galbed kaga aadan dhanka magaalada Buurhakaba.

 

Qaar ka mid ah xubnaha ku dhow dhow ciidamada dawladda ayaa waxa ay AllPuntland u xaqiijiyeen in ay gacanta ku dhigeen 2 gaari oo ah nooca dagaalka oo ay lahaayeen ciidamada maxkamadaha.

 

Wali waxaa soconaya horu socodka ay samaynayaan ciidamada dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku aadan in ay gacan ku haynta kula wareegaan gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya.

 

Gudoomiyaha golaha fulinta ee maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si rasmi ah u cadeeyay dagaal cad oo ay la galayaan ciidamada qabsaday magaalada Buurhaba.

 

M. J. Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabop : Ciidamadii dawladda oo soo baneeyay deegaanka Buurhaba, Baydhabana ku soo wajahan.

Monday, October 09, 2006

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Baydhabo (AllPuntland)- Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa ka soo baxay magaalada Buurhaba oo ay saaka gacanta ku dhigeen.

 

Ciidamada Dawladda oo aan la kulmin waxa iska caabin iyo dagaal ah ayaa magaalada uga soo kicitimay dhanka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

 

Warka ayaa waxa uu intaasi ku darayaa in ciidamada xukuumadda Soomaaliya ay ku kala wajahan yihiin magaalada Baydhabo iyo deegaanka Daynuunaay.

 

Illaa iyo hadda lama shaacin sabab ta ka danbaysa arrintaasi iyada oo ay degaanka Buurhakaba dib u soo galeen ciidamadii horay ugu sugnaa oo dagaal la`aan uga baxay magaalada.

 

Arrintani ayaa waxa ay ku soo begmaysaa iyada oo dhowaan ay shir jara`id magaalada Muqdisho ku qabteen madaxda maxkamadaha halkaasi oo ay kaga dhawaaqeen in ay qaadayaan dagaal adag.

 

M. J. Koronto

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

War Generale bal uu kadi xooga...you seem to be in fifth gear. There was no clashes in Bur-hakaba this morning...the TFg troops moved in whie the ICU retreated. And now according to latest news the role has reversed...TFG retredted and the ICU advanced and once again the control of Bur-Hakabo is their control. Thre is no War no clashes and no 'dandansi'. Just a test of ability. And Inshallah there will be no war.

Bisinkoy...! Wa la idin cabsada Wallahi, kaley idinka maxaad dagal ku jeceshihiin. I bet none of you who have contributed to this thread has at one time one way or the other experienced at first hand the clan war in Somalia.

So for you guys it is like a Nintendo game.

 

Alxamdullilah there is no War at the moment and there will be no war Inshallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Somali Islamists declare 'jihad'

 

October 09 2006 at 01:58PM

 

Mogadishu - Somalia's powerful Islamists on Monday declared holy war against Horn of Africa rival Ethiopia, which they accused of invading Somalia to prop up the shaky interim government.

 

"Starting from today, we have declared jihad against Ethiopia," Islamist leader Sheikh Sharif Ahmed told a news conference, while wearing combat fatigues and clutching an AK-47 assault rifle.

 

Ahmed, usually viewed as a more moderate voice among the Islamists who took Mogadishu in June and now control much of Somalia's south, appeared angry as he addressed reporters.

 

"Heavily armed Ethiopian troops have invaded Somalia. They have captured Buur Hakaba. History shows that Somalis always win when they are attacked from outside," he said.

 

The Islamists and residents of Buur Hakaba, about 30 km from the interim government's base in Baidoa, said Ethiopian troops accompanied government fighters who took the town over early on Monday.

 

"Somalis in and outside the country are obliged to defend their country and their religion. You should be ready for an order and execute it as you will be told," Ahmed said.

 

www.iol.co.za

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

GENERAL DUKE be easy, your worst nightmare is about to happen , TFG has fallen to the ICU trap. SHeeq sharif what a brilliant men showing up in army gear, he has gear all the mens and womens in xaamar and areas suroundng ready for jihad wallahi the bloodbresher is boilling today, dadka South joog maanta they are ready , some are even willinging to become suicide bombers for the cost dinta and shaarfta, waaxa TFG troops laa dhaahaayo maa jiirto, its clan based militiees who have voilated and crossed their bondery.

 

Taliyaha maleeshiyooyinka deegaanka ee degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa goor dhaweyd dib ula wareegay gacan ku heynta degmada Buur-hakaba oo maanta ay qabsadeen ciidamo isugu jira Ethiopian iyo kuwo dowlada ah.

 

 

Degmada Buur-hakaba

Taliyaha maleeshiyooyinka deegaanka Buur-hakaba Xasan Dhuubow Buuloow ayaa waxa uu sheegay in dagaal ay kula wareegeen degmada Buur-hakaba, iyadoo dagaalka uu dhinacooda kaga geeriyooday hal ruux 3 kalena ay kaga dhaawacmeen.

 

Waxa uu sheegay in ciidamadii dowlada iyo kuwii Ethiopianka ay dib ugu laabteen magaalada Baydhabom, iyadoo aan si rasmi ah loo xaqiijin qasaaraha ka soo gaaray dagaalka Buur-hakaba ka dhacay.

 

Mar waxa laga weydiiyay in dib qabsashada Buurhakaba ay kala qeybqaateen ciidamo taabacsan Maxkamadaha ayaa waxa uu sheegay in aysan wali soo gaarin ciidamo ka tirsan Maxkamadaha balse ay sugayaan.

 

Waxa uuna sheegay in marka ay soo gaaraan ciidamada Maxkamadaha ay tagayaan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay oo fariisin u ah dowladda KMG ah,

Time to pack up for TFG members baydhawa will be in the hand of icu inshaallah.

 

P.S, they can even taken on local milities , This TFG is useless wallahi, Ethipians must go or the TFG is dead

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. you guys are funny, a few hours ago everyone in Mogadishu was bricking it.

 

Those who delcared the Jihad should fullfil it correct. We wait on Sharif Ahmed and his lot to come good on their words.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

General duke , why did the ciyalka Tfg and tigrey milities run back to baydhawa, Dont they know that baydhawa is not safe haven anymore.waitte till icu gather up support and ready to kick the ethiopians out of somalia. as Indhacaad stated before , somalis in somali no the fact and who is who when comes to fighting , abdulahi yusuf waaa light weight he wants step to havy weight field , ehtiopian aint gonna take you the havy weight your balls ,heart and money will ,which is does not have .

Share this post


Link to post
Share on other sites

bambo:some are even willinging to become suicide bombers for the cost dinta and shaarfta

Bambo are you sure you are not glorifying suicide or rather promoting it. It is, however, an act of desperation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think the government did this to help the defense minister recapture kismayo. It could also be that they were testing the ability of the icu. or it could have done to lure the courts to baidoa so that the world and Somalis to accept ethio assistence. By the way, why does the government not declare a holy war on eritria?

Share this post


Link to post
Share on other sites

A successful test run in which the TFG troops rehearse for the meventual move on lower Shabbele.

 

I heard Inda CADE crying to the international community. No one will help boys when the time comes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fanisha   

Originally posted by General Duke:

^^^Dont get fooled saxib. Your sources have greatly misled you...

You, A/y and Xabashi :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Excellent move by the TFG, now that's a classic military tactic that was used. By storming in like that, you can get an idea what kind of defenses your enemies have...i.e. weapons, positioning. Then you hold it for a few hours, and retreat. I guess we saw the true nature of our enemy. They were quick to run away! I remember reading that just before the U.S took over Baghdad, they did the same thing and raced into the city center and raced back out.

I think the TFG was sending a message, because the clan courts were getting too close. DON'T EVEN THINK ABOUT IT.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by General Duke:

A successful test run in which the TFG troops rehearse for the meventual move on lower Shabbele.

 

I heard Inda CADE crying to the international community. No one will help boys when the time comes.

Honest question Duke, do you have the figures of this so called Government troops? I don't even know if they exist, nor am I denying their existance,but your word is all have as evidence that the TFG has any troops, maybe 5,000 or so, but that can't stop fly.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this