Sign in to follow this  
Kamaavi

ONLF oo u Hanjabtay maamulka labaxay Somaliland

Recommended Posts

Originally posted by Qhalib:

Idinku kuwa hajabay iyo kuwa loo hanjabay mid na ma tihidin ee maxaa idin waalay? :DLaba entity ayaa is haysta ee idinku hajabaad libaax naga daaya bil fadlan.
;)

Anagu haddaanu nahay reer Puntland, habar habar ka gardaran markaan aragno kama aamusi karno ee runtaanu ka sheegna waxa jira...taasaana noogu wacan inaanu ka hadalno... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Mr. Somalia,

 

Saaka oo kale waa markaan adiga iyo Pirate'kaad aheydba meel kala dhici jiray.

 

Wax yar sug laakin dhiiga aan diiriyee with this
:D
It is not Caanabodhe that motivates us, it is this!
:D

 

Jecliyaayey, Godey'daan u jeedo

Jecliyaayey, wabiga jeelashiisa

 

:D:D

LOL@ Jecliyaayey, Godey'daan u jeedo

Jecliyaayey, wabiga jeelashiisa

 

A&T, waa runtaa, jeclidaa Godey'da aa u jeedid. Jeclidaa wabiga jiinkiisa, laakin ma jeceyl baa dhul lagu xoreeyaa? Nin Xabash ah oo sidaada oo kale sagaal bilood lagu dhalay ayaa qori futada kaaga hayo, meelihii aad jecleedna kaasoo jufay. :D

 

Marka inta caanoboore kaalmo lagu keenay ka dharagtaan inaad kor u boodaan oo daacsataan oo aad boor isku qarisaan, yaad niyada gashataan inaad dhulkiini dhaanto aad ko xoreenaysiin. :D

 

Marka, riyaddiinaan khayaaliga ah oo marnaba rumoobeyn isiga jira... KEEP DREAMING! :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

:D:D
qof kasta waxbaa dhiba ma ogtahay. Mr. Somalia canahaasi si xun bay u hayaan.

Waa runtaa, anigu caanihii gheela oo aan kusoo koray waxaan dhaafsan lahaa majiro...laakin sidiina, reerkiina meel walba addunyada ka mid ah qaxootiga ku ah, oo caanabooruhu sida bunka u qabto mi ihi.

 

Laakin adiga waxaa kaasii daran, midka qaadka siduu u cunayey, mindhicirkiisii qalalay, oo hada doonaya xoogaa caanoboore inuuu kaa shaxaado, ayaa kaasii shisheeyo... :D

 

Marka, caanobooreyaal wixiini waa la idiin qasayaaye, ha sugi waayina... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

waar 3 cisho ayaanuu suuliga ka soo bixin baa la yidhi dee ,, ma wax la ilaawaa
:D

Suuligaan iyo bakhtigaan aad ka hadleysid inta iska deysid, waayo ummad dhan baad odey u tahaye, JB-- maad nooga warantid wax yaabaha aad jaceylshahay instead?

 

So far I've come up with a few, which I thought I'd share with you...Enjoy! :D:D

 

Jecliyaa inaan mijjin jaad-ah aan shaxaado

Jecliyaa inaan jilibka laabo

Jecliyaa inaan jaha wareero

Jecliyaa inuu marqaanka i jiiro

Jecliyaa inaan jiifsanwaayo

Jecliyaa inaan indhaha jeedjeedsho

Jecliyaa inaan jananka(Riyaale) salaamo

Jecliyaa inaan Somaali ja jeesto

Jecliyaa inaan been ku jihaado(Aqoonsi beenaadka)

 

Any additions/corrections on your part are welcome! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this