Sign in to follow this  
General Duke

Ali Mahdi Mohamed, My car was robed by Courts

Recommended Posts

Inda Cade the mother of the courts speaks about the incident....

 

INDHA-CADDE OO JAWAAB KULUL KA BIXIYEY

E-MAIL THIS PRINT THIS

 

Maxamed Axmed C/lle Email:afkaxaaji10@hotmail.com

 

Golaha Maxakiimta islaamiga ayaa markii ugu horeysay ka hadlay falkii Cali Mahdi Maxamed ay kula kaceen Ciidamada Maxkamada Islaamiga ee ku sugan Km. 13 ee siinka dheer iyo qaabka uu Cali Mahadi Maxamed saxaafada uga hadlay.

Madaxa Amaanka golaha Maxaakiimta Islaamiga Shiikh Yuusuf Maxamed :D Siyaad Indho-cadde ayaa ka hadlay Waxyaabihii dhexmaray Cali Mahdi iyo ciidamada maxaakiimta isagoo sheegay in uu aad ugu xunyahay falkaasi wuxuuna caddeeyay in ay ciidamada Maxkamaduhu ay gudanayeen asi taxadar ah howlaha amaanka, arrintaasna ay ahayd mid si kama u dhacday.

 

Sheekh Indho-cadde ayaa gashaanka ku dhuftay in ciidamada Maxkamadaha ay tahay howshooda in cidkasta oo isticmaaleyso gaadiid ama Hub si sharci darro ku wadato meelaha ay maxkamadaha ka taliyaan in ay joojiyaan.,.si loo hubiyo ayuu yiri in hubkaasi uu yahay mid sharciyeysan iyo in kale.

 

Sheekh Yuusuf ayaa sidoo kale ku xusay in markii uu ka war helayba dhacdadaas uu ka xumaaday isla markiibana uu dib ugu celiyey hubkii iyo gaarigii ay maxaakiimtu kala wareegeen Md. Mahdi, isagoo intaa sii daba dhigay in loo marsiiyey ganacsato ay isku heyb yihiin.

 

“In qofka hubka laga dhigo nidaamka ayaa ku salaysan haddii uusan qoraal ka haysan hay’adda maxkamadaha ee shaqada ku leh arrintaas†ayuu yiri Indha-Cadde oo intaa sii raaciyey in isaga qudhiisa ay qabsatay oo mar badan la joojiyay.

 

“Aad ayaan ugu xumaaday qaabka uu saxaafada uga hadlay siyaasi Cali Mahdi, wuxuuna igaga baxay ballan in uusan hadlin ilaa inta arrintaas la isaga imaanayo†ayuu yiri Sheekh INdha-cadde oo dhinaca kale beeniyey in uusan jirin Nin la dhashay guddoomiyaha Shuurada Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah ciidamada Maxaakiimta, isla markaana uusan gaarigiisa kaxaysan.

 

Cali Mahdi Maxamed ayaa maalintii darraad isagoo ku sii jeedo beertiisa oo ku taala degmada Afgooye ay km 13 ku joojiyeen ciidamada maxaakiimta kaddibna hubkii iyo gaarigii uu sitay kala wareegeen kaddib markii ay ka waayeen warqad aqonsi ah oo ah oo u ogolaanaysay inuu uu hubkaas wato, wuxuuna sheegay Cali Mahdi dhankiisa in si xun ay ula macaamileen ciidamada Maxkmadaha eek u sugan aagaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

Ali Mahdi is a sore loser and whiner to say the least. We are better off without such fools. I won't shed any tears for fools like Ali Nafto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

maskiinkas na malo so degtey? I find it very difficult to take that some here ardently defend indho and aweys yet attack a poor man like ali. I could not help but laugh when ali described what happened to him in a horn-afrik interveiw: "I was told to get off of my car, then the guy got into my car and told a driver to came and drive him to mogadishu". Beliliqsi is back again.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War ileen ibtilo.

 

1. When did ali mahdi became somalia's president? (Please don't tell me his cousins elected him. :D

2. When did he became "Maskiin"? Wasn't he part of the civil war? :D

 

This is getting interesting and funnier by the day so lets see who else gets in to trouble with the ICU. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

It does not matter what he was/is, it is absolutly unacceptable to have weapons in Muqdisho period. Maxaakiinta waa inaysan cidnana kaga haybaysan in ay hub ku sitaan magaalada muqdisho, i was very happy to hear what abuu Quuteyba said on that incident.

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cali Mahdi hilfahee u laabeen, maskiinka. Asagaba dad badan uu hilfaha u laabay, tooka bar tooka aa la dhahaa, part of anybody who chose qabqable's lifesyle.

 

Laakiin wadaad uu iska noqdee maxee ka rabaan.

 

Soon the fakers, the wadaad ku sheega themselves, ka koow yahay Indhamadoowe ayaa hilfaha loo laabi doonaa, too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Well done people of Mogadishu, the reall power behind the change. Some people here are finding very hard to swallow the picture of peacefull Xamar. Duke surelly missed his favourite posts about Xamar.

 

And why do you choose to hide your sources adeer, this is not the 1st time??? ;)

 

Man in Malaysia

waxaan u maleynaya qabiilka maxkamada matalayay ee gaari ka qaatay in uu necebyahay qabiilka oo cali mahdi ka dhashay(gari waxa ka qaatay xasan daahir awees walalkiis iyo qabiilka uu ka dhashay)

Waaba qaladba waxaan ku diidnaa wax walboo niyada kuu dhisaaya. ;) I suggest you apply work here as a referee: Cockfighting http://www.longdays.com/thailand/photos/r05p19.jpg

 

So far no mass demonstration about the incident...Shacabka Xamar dantooda waxba anaga nagama weeydiinaayaan, sidi tuugada eey iskaga ceersheen ayeey u ceeyrinayaa Maxkamadaha hadii eey u bagi waayaan adeer ;) .

 

2-qabiil oo leeysku xuuxinayona maahi kuwa Maxkamadaha 1-Qabiilka kadhigayoow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waaba qaladba waxaan ku diidnaa wax walboo niyada kuu dhisaaya. I suggest you apply work here as a referee: Cockfighting

Intresting game saxib..inkasto aan malaysia degenahay, marka aan aado THAILAND waxaN jeclahay in aan fiirsado..i also remember we used to do BARXADA HOLWADAAG(laba diiq leesku dirayO)....abti maxaa kaa xanaajiyay?...waxa aan ka dareemayaa hadalkaaga yasid meesha aan ku noolahay u NEED TO learn more about malaysia 'ATOORE' .....waan codsanlahaay shaqadaas hadii mushahar ka fiican mida aan hada qaato ay i siinayaan...lakiin waxey ku wanagsaneed adiga maxa yeelay waxa qiyaasaya in aad xamaali tahay ..shaqada refree-ga ahna ee aad u dhibyartahay hadii uunan marqaankaada badneen ama aad aadan u madax adkeen..kkkk

 

So far no mass demonstration about the incident...Shacabka Xamar dantooda waxba anaga nagama weeydiinaayaan, sidi tuugada eey iskaga ceersheen ayeey u ceeyrinayaa Maxkamadaha hadii eey u bagi waayaan adeer .

 

2-qabiil oo leeysku xuuxinayona maahi kuwa Maxkamadaha 1-Qabiilka kadhigayoow

Shacabka wabiga canshuurta ka qaata ee MAXKAMAD isku sheegay hala CEERSHO SAXIB...

 

LAKIN WAXAAN JECLAAN LAHAAY IN WADaADAda WANAAGSAN EE MAXAKAMADAHA KU JIRA LOO DHAAFA...

Share this post


Link to post
Share on other sites
OLOL   

And here we have die-hard cheerleaders of her-excellency Caasho Yuusuf whose only "ragnimo" is to complain and to whine! All the cheerleaders could do now is just being envious and resentful of the peace and the positive developments of the people in Mogadishu. what a loss! I have never seen any Somali from Mogadishu and surrounding being so vocally and passionately against the prospect of peace and stability in other parts of Somalia as Boosaaso or Berbera. They actually congratulate and celebrate such postivity. But that is not the case for the cheerleaders of Yeey as evidenced in this forum. We sense a deep seated hatred here. It is heartbreaking to still come across such decadent and diseased souls in the forum but such hatred will only consume that haters. All this negative propaganda and quotations of half-truths from clannish unreliable Somali sites and the constant hypocritical bashing of the competent courts will haunt you at the end of the day. The courts already won our hearts and we, the progressives and the conscious who are tired of the senseless failure and fratricidal violence will never go so low to wish failure and misfortune for our brothers and sisters regardless where they reside or what clan they hail from. People will keep on attending to their daily business and making real changes on the ground while at the same time ignoring all these ill-humored howling.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Che-Guevara:

Me.....Lets work for justice, shall we?. No summary executions.

 

Aree Cali Naafto Halaa iska daayo.He is no threat to anybody.

Che I got my own hitlist and Cali Naafo is high on that list, but the list is very very long.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

maskiinkas na malo so degtey? I find it very difficult to take that some here ardently defend indho and aweys yet attack a poor man like ali. I could not help but laugh when ali described what happened to him in a horn-afrik interveiw: "I was told to get off of my car, then the guy got into my car and told a driver to came and drive him to mogadishu". Beliliqsi is back again.

Naxar you never stop to amaze me, you are one weird guy. Crying for Ali Naafto? The man who could have had it all and threw it away? That spineless guy should be robbed. I am cheering those who robbed him because he should feel what he did to the Somali people, when he robbed Somali people of their state. He is not the only guily one, but he is guilty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this