Sign in to follow this  
Paragon

WAR DEG-DEG AH DAGAAL GOOR DHOWEYD KA QARXAY MAGAALADA DHAHAR

Recommended Posts

Sxb that marriage is over ,,,, we will never go back to that place ,,, we suffered with Somalis not with Ethiopians ,,,,,,, so u better forget about us.

What is all this sudden caashaq from you guys ??? Aren't we AFARTII INJIRTA LAHAA and INDHO CASAYAASHII and so and so KACAAN DIIDKII ???

The day all somalis are coming together is the day we join and will be NUMBER 1 ,,, before that, you better clean your mess and correct your own mistakes ,,,,,,,,,,,,,

Share this post

Link to post
Share on other sites

hadhwanaag 2007-04-09 (Hadhwanaagnews) Ceerigaabo(HWN) Maleesiyaad ka yimi dhinaca Boosaaso oo saaka weerar ku soo qaaday ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmada Dhahar ee somaliland , aaya halkaasi laga caydhiyay markii ay weerar ku soo qadeen ciidanka qaranka ee degmadaasi.

Sida ay sheegeen goobjogayaal ku sugan Degmadaasi maleeshiyadka ka yimi dhinaca Boosaaso waxay saaka ku Waabariisteen duleedka degmada dhahar iyagoo doonaayay in ay weerar ku soo galaan degmadaasi goor uu halkaasi ku sugnaa wafti Balaadhan oo ka socday dhinaca Somaliland oo uu hogaaminayaya Wasiirka Ciyaaraha Maxamuud Siciid Maxamed, wasiir ku xigeenka Dib udejinta, Mudane C/xakiin Garaad iyo xildhibaano badan oo halakasi ku sugnaa, balse ciidanka qaranka ee fadhigoodu yahay degmadaasi iyo shacabka ku dhaqan degmadaasi ayaa sutida uqabtay. iyadoo halkaasi dagal ku dhexmaray ciidanka qaranka Somaliland iyo Maleeshiyaadka ********** ee soo duulay.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Axmed X Daahir Cilmi ayaaa shir jaraaid oo uu saaka ku qabtay Xafiiskisa ka sheegay in dhanka ka soo horjeeday ay Laba gaadhi oo tiknikaa kaga qabsadeen dagaalkaa dhexmaray Maleeshiyaadka ka yimi dhinaca Boosaaso sido kalena ay ka dileen hal askari iyagoo tira kalena ka dhaawacay

Don't you have anything else to talk about apart from Ethiopia and Jigjiga ????? ,,,,,,, they control MOGADISHU sxb and you talking about jigjiga ,,,,,,,,,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Saxib Jigjiga was the 1st Somali city to fall to the Xabashi its know 50+ know the other casualty turning into Mogadishu?then Hargeisa

dude be prepared on how to fight over qamandi.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^ Lol, waa ku sidee adiga? Hargeysa and Addis Ababa have good bi-lateral agreements, not to mention good neighbourliness - for the time being :D .

Share this post

Link to post
Share on other sites
me   

Meesha rabshad ayaa laga dhalinayaa, sidii ciidan xabashi ah loo dhex keeni lahaa. Indhihiina ku arka.

Somaliland Puntland ayee wali gurayaan, kuwan maskaxdoodi ayuu ilaahay mugdi ka dhigay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^Super, thats the whole point. Waadna arki doonta Ethiopian dhex taagan Dhahar in a short period. For the Puntland admin and the TFG, it is time to Ethiopianise the remaining towns outside Boosaaso/Mogadishu deemed hostile. The pretext doesnt matter.

Share this post

Link to post
Share on other sites
me   

^^This will also show our Somaliland brothers that they have become irrelevant, the TFG-Puntland stooges outbid them. I wonder what will be sold next and who will sell it.

Imagine if they lease Berbera base for the coming 100 years to Ethiopia? lol.... wey ka suurta gashaa you know. Just to get closer to the xabash.

I still remember all the young men that died in that region in the early 90's for the sake of Islam in clannist Somalia. It sad to see how things are now.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Paragon   

Yeah, its the game of out-smarting each other to enter the good books of Meles. Now, hypothetically, if Somaliland leases Berbera to Ethiopia for 100 years, Puntland might make the leasing of Boosaaso 200 years or even 300 years. Who knows. They may even throw in an offer of oil exploration in some blocks :D . There is no beating Puntland on this...

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

Walee xaalada ilma somali way qasantay, yaan Ilahay ii qabsane waan iskaga dhex baxay anigu.

Mida kale waxad moda that is our favorite subject. lool

Share this post

Link to post
Share on other sites
me   

Mujaahid dadka raba in ay goostaan maalintaay saaxiga keenaan bey Soomaaliya hagaagaysaa..... sidee sheekadu u eegtahay, kubad baa la wada ciyaarayay, markaasaa bandow laga dhigay. Kii bilaabay bandowga marka uu saaxiga keeno un aya la wada hadlayaa. Nimankii Puntland ahaa waad aragtaa, niman istaagaya maaha. Wax walba way qasayaan...lol.

Somali baan necebnahay ayee Somaliland tiri tee dhigaysana waa la arkaa, Soomaali baan jecelnahay bay tiri puntland...tee dhigaysana waan aragnaa.

We are are playing a game of chicken. Kii hor naxa weeye. Kii u hor naxa Soomaaliya weeye....lol

Share this post

Link to post
Share on other sites
RedSea   

^Horta nin soo jeeda ayaad tahay, laakin waxyaabo aan kaa saxo.

Horta ma run mise been? hadii aad rabta run, anoo difaac Somalilandnimo iga ahayn maanta wax haba yaratee Somaliland ay somalida kale ka hortaagan tay majirto...dhibta hadii ay wadaan dad reer Puntland dee iyaga markaa dusha halaga saaro dhibta ay wadan. Laakin yaan la odhan Somaliland ayaa dhibta kula jirta lafteedu. Kolay Somaliland saints maaha oo iyagu dhib way gaysanayaan laakin cidna waxba umay dhimin sida aan ognahay, in ay wax soo kordhiyeen mooyee.

Somaliland maanta qofkama dhinto, Ilahay dartii mooyee, qof dagaal bilaa macni ah ku dhintaa majiro. Markaa waa in lagu mahadiyaa waxay Somaliland qabanayso.

Xidhiidhka ay Somaliland la leeday Ethiopia wuxu rabo ha ahaado laakin maahan mid Somalia keenay askar Ethiopian ah si ay ulaayaan dad Rayid Somaliya gudaheeda.

Silanayo waa ninka hada la hubo in xidhiidhka ka goosan lahaa Ethiopia waayo Ethiopia wuxuu ogyey waxay meesha ka wado, laakin isagu waa Kulmiye, Udub ayaa awooda haya hada.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this