Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Bugland Slams the Nairobi Conference

Recommended Posts

The news is up now and this is the beginning of new era in the region.

 

Garaad jaamac is not a friend of Bugland anymore, same with those who attended the said conference. All the ex-refugees in Garowe have find a new refugee camp now ,,, could it be Asmara this time ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Kaluumaysiga Puntland Maxmed Faarax Aadan Faruur ayaa ganafka ku dhuftay go,aamada ka soo baxay shirka Nairobi , warkan ayuu sheegay mar uu maanta u waramayey Idaacadda BBCda qaybta Afsoomaaliga.

 

Faruur ayaa sheegay in ay shirkaas xukuumada Puntland iyo shacabkuba ogolayn waxa ka soo baxay , isla markaana ay san goobtaas shirku ka dhacay joogin dhamaan odayaashii taladu ka go,aysay , ayna halkaasi isugu tageen sadex Garaad iyo siyaasiyiin wax kale u jeeda, wuxuuna intaas ku daray in Garaadada dalka joogaa ka cadhaysan yihiin arrintaasi.

 

Waxa kale oo uu sheegay wasiirka kaluumaysiga Puntland in maamulkiisu diyaar u yahay gobollada SSC ee maqan in ay wax ka qabtaan hawsheediin aay ku talo jiraan, loona baahnayn in la dhabar jabiyo, wuxuuna maamulka Hargeysa ugu baaqay in ay ka gurtaan malayshiyadooda magaalada Laascaanood.

 

Issimada iyo siyaasiyiinta Hogaanka kaga dhawaaqay magaalada Nairobi ayuu ugu baaqay in ay miiska wada hadalka soo fadhistaan si looga wada xaajoodo wixii ay tabanayaan, maadaama shacabka ayuu yidhi SSC wax ka dhisteen dawlada goboleedka Puntland, wuxuuna ku tilmaamay in ay shirka abaabuleen siyaasiyiin wax kale raadinaya.

 

Tan iyo markii Hogaanka Badbaadada iyo mideynta lagaga dhawaaqay magaalada Nairobi waxaa soo baxayey go,aamo ay labada maamul ee Hargeysa iyo Garoowe kaga soo horjeedaan hogaankaasi, madaxweyne ku xigeenka Puntland C/samad Cali Shire ayaa ka horyimi isaguna go,aanka ka soo baxay Nairobi, maamulka Hargeysana wuxuuba u soo diray Rag ka hortaga fulinta hogaankaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

I won't be surprised if this is another fabrication.

 

 

So this guy (wasiirka kalluumaysiga) is from Sool? Aint that the wrong position for a man from Sool? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

puntland is not worried about the developments in Nairobi, in fact if the people of Sool decided to liberate their region from the occopation of SNM milletia from Hargeisa it is Commendable step. the people Soool & Boohoodle do not share the Idea of dismemberment of somalia With SNM, they have the right to have their own state or be part of puntland. but secessionist miletia will not be able impose the artifial colonial boundries created by imperialist, which the same people fought agianst it for long long years. therefore it would be better if shese milletia leave this region without any further bloodshet before they are forced to do so.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by UZTAAD:

puntland is not worried about the developments in Nairobi, in fact if the people of Sool decided to liberate their region from the occopation of SNM milletia from Hargeisa it is Commendable step. the people Soool & Boohoodle do not share the Idea of dismemberment of somalia With SNM, they have the right to have their own state or be part of puntland. but secessionist miletia will not be able impose the artifial colonial boundries created by imperialist, which the same people fought agianst it for long long years. therefore it would be better if shese milletia leave this region without any further bloodshet before they are forced to do so.

Adeer thank you for taking reer maakhir out of this one ,,,, indeed this issue was solely a Sool issue which have nothing to do with Eastern Sanaag.

 

Again, the issue is not betweeen Somaliland and those who held the meeting in Nairobi. It is between Bugland this group who said they create their own admin.

 

Somaliland is here just watching ,,,,,,,,, horta Bugland iyo nimankaasi ha soo kala bexeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

lool, JB, it is as you liked, it but they said we have nothing against puntland .

the Garaad him self clearly said the only Issue is to liberate this region from SNM Miletia who invaded from Hergeisa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this